Dagaal maanta ka dhacay Degaanka Suqure News/Articles
>Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland
>Line Up for Peace: Somali Peace Day
>The Buhodleh Massacre
>Mohamed Cali Samtar,A Ring of Clasic Scapegoating
>Response to what ICG said about Las-Anod
>A review of nomad Diaries through the eyes of a Somali immigrant
By Xalima
>San Diego's Little Mogadishi
By Yasmeen Maxamuud
Waraysi Maqal ah
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>
Waxa maanta dagaal ku dhex maray degaanka Suqure Ciidanka Puntland iyo Ciidanka ilaaliya Khayraadka Buuraha Cal madow.
Dagaalkii maanta ayaa sida la xaqiijiyey waxa Ciidanka Puntland looga gubay labo gaari oo kuwa dagaalka ah oo mid meeshii ku gubtay oo ahaa kuwa loo yaqaan Cabdi Bile kan kalena khasaare xun ayaa soo gaaray , Ciidanka Puntland ay goobtii dagaalka waxay uga carareen lix askari oo mayd ah oo ka mid ahaa Ciidanka puntland, sidoo kalena waxa jiray dhaawac badan oo ay horay u sii qaateen markii dagaalkii ay soo qaadeen looga awood roonaaday. Dhinaca ciidanaka degaanka ilaa hada ma sheegin khasaaraha dhinacooda.
Maanta oo dagaalku ka socday galbeedka Gobolka bari sidoo kale Magaalo u jirta Boqol iyo siyaado Km oo ah Dhahar wax ka socday maalmahanba Shirar ay lahaayeen Odayaasha .wax garadka iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan,loogana hadlaayey sidii loo joojin lahaa dagaalkan ku salaysan boobka khayraadka iyo Mashaariicda been abuurka ah.
Shirkan oo dhowaan ka soo bixi doonaan Qodobo dhowr ah ayaa Allsanaag oo la xiriirtay qaar ka mid ah waxgaradka waxay noo sheegeen in qodobada lagu dhawaaqi doonaa ay ka mid yihiin
1-In dagaalka la joojiyo, ayna Odayaasha iyo waxgaradka degaanku Ma'suuliyadeeda qaadayaan sidii ay u furi lahaayeen wada hadal rasmi ah oo sheekh Atom lala gelayo ,noqonayana mid Sheekha lagu soo xero gelinayo
2- qodobka kale oo ka mid ah baaqa la soo saari doona ayaa ah in aduunka iyo warbaahinta Caalamka loo fidiyo casumaad ay ku yimaadaan degaanka Galgala si loo tuso Aduunka in dagaalka Galgala uu yahay mid dad gaar ahi oo iimaan aawayaal ah ay rabaan in ay ku dhacaan khayraadka u dhaxeeya Soomaali oo dhan meel kasta ha ka joogeen Jamhuuriyada.
Warkii ugu danbeeyey ee magaalada Dhahar ayaa sheegaya in uu halkaas maanta isaga cararay wasiirkii xanaanada xoolaha Puntland Siciid Xasan Shire ka dib markiii u adkaysan waayey kacdoonkii Bulshada Dhahareed oo ah mid aad uga soo horjeeda dagaalka Galgala,sidoo kale waxa kacdoonkii bulshada Dhareed la kulmay Wasiir Kuxigeenka sadexaad ee amniga Puntland Cabdijamaal oo isaguna rabay in uu caawa isaga baxo Dhahar ayaa ciidankii ilaalinayey iyo dhalinyaradii magaalada waxay is waydaarsadeen xabado hase ahaatee khasaaro nafeed ma dhicin waxaana soo dhex galay Odayasha degaanka
Allsanaag.com
dagaaal maanta ka dhacay sanaag
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 329 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 14 Replies
- 992 Views
-
Last post by Alpharabius
-
- 7 Replies
- 670 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 6 Replies
- 706 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 0 Replies
- 232 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 274 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 352 Views
-
Last post by afisoone
-
- 29 Replies
- 2786 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 3 Replies
- 728 Views
-
Last post by The_Emperior5