Page 1 of 6
When will HJ take over Buuhodle
Posted: Wed Aug 25, 2010 1:45 am
by AsadSL
I mean caynaba, Hayeyare, Hayewayene, balidhiig were all former Dhulbahnate towns right? And they do live in a small town just miles from Buuhodle. Its only a matter of time man.
Re: When will HJ take over Buuhodle
Posted: Wed Aug 25, 2010 2:09 am
by Rightwing
AsadSL wrote:I mean caynaba, Hayeyare, Hayewayene, balidhiig were all former Dhulbahnate towns right? And they do live in a small town just miles from Buuhodle. Its only a matter of time man.
Sheeko caruureed

Re: When will HJ take over Buuhodle
Posted: Wed Aug 25, 2010 3:37 am
by Runloow101
AsadSL wrote:I mean caynaba, Hayeyare, Hayewayene, balidhiig were all former Dhulbahnate towns right? And they do live in a small town just miles from Buuhodle. Its only a matter of time man.
Ciyoon baanu tegi doonnaa buuhoodle oo odaygii Khaalid ee Xine Xiirey ee lahaa macawistaan furayaa Isaaqu ha i waseene ayaan odhanaynaa waanakan ee fur bahasha.
Buuhoodle waan tegi haddaan waayo baal maraye
Oo buurya dheerow Hartigaan baacsanahayaaye
Bal na dhowra bilaa soo socdaan belelinaynaaye
Re: When will HJ take over Buuhodle
Posted: Wed Aug 25, 2010 9:33 am
by udun
Rightwing wrote:AsadSL wrote:I mean caynaba, Hayeyare, Hayewayene, balidhiig were all former Dhulbahnate towns right? And they do live in a small town just miles from Buuhodle. Its only a matter of time man.
Sheeko caruureed

I co-sign it. Sheeko caruureed.
Re: When will HJ take over Buuhodle
Posted: Wed Aug 25, 2010 9:36 am
by JeyR
Runloow101 wrote:AsadSL wrote:I mean caynaba, Hayeyare, Hayewayene, balidhiig were all former Dhulbahnate towns right? And they do live in a small town just miles from Buuhodle. Its only a matter of time man.
Ciyoon baanu tegi doonnaa buuhoodle oo odaygii Khaalid ee Xine Xiirey ee lahaa macawistaan furayaa Isaaqu ha i waseene ayaan odhanaynaa waanakan ee fur bahasha.
Buuhoodle waan tegi haddaan waayo baal maraye
Oo buurya dheerow Hartigaan baacsanahayaaye
Bal na dhowra bilaa soo socdaan belelinaynaaye
IIDOORKII WAA WAASHEEN, WAR BAL KAN RUNLOW EE KU FAANIYA NIN BAANU WASI DOONAA EEGA, ACUUDIBILAAHI MINA SHAYDAANI RAJIIM, DEE AWALBA QOLYIHIINA IIDOOR WAA LAYDIN YARA XAMAN JIRAY BAHASHA, HADAABAD TIHDAAHDEEN OO AAD CADAYSEEN INAAD RAG FUUSHAAN... WAR HAYAAAAAY...
ASADSL. BUUHOODLE ISKADAA IIDOORE, HADAAD XATAA XABASHI SOO KAXAYSATO WALIGIIN UMA SOO DHAWAAN KARTAAN. HADIISE AAD AWOOD ISKU HAYSO DEE BARI HORE BAAD QABSAN LAHAYD. DADKA REER BUUHODLE WAXBA IDOORKA UMA HAYSTAAN, WAABA LA YASAA. BARI BAA NIN REER BUUHOODLE AH BAA XABAD KU FIIQAY MID IIDOOR AH OO DHINACA HAWDKA JOOGA, MARKAASUU KA DAAYEY XABADII, WAA LA WAYDIIYOO WAXAA LA YIDHI MAXAAD XABADA NINKA UGA DAYSAY. WUXUU YIDHI WALAAHAY XABADAA IGALA QAALISAN KAN IIDOOR, OGOW QIIMAHA XABADU WAXAY AHAYD 25 SHILIN OO SOOMALIYA. MARKAA SIDEEBAAD UGU SOO DAG DAGAYSAA DADKA CAYNKAAS KUU HAYSTA?? WAR DEE WAAD RIYOONAYSAAYE BAL BUUHOODLE ISUGU KEEN KEEN, HADII KALE HALKAN KA NAC NAC LEE....
Re: When will HJ take over Buuhodle
Posted: Wed Aug 25, 2010 10:21 am
by KyrieJama
Runloow wuu ciiladasanyahay f-king fruit
Re: When will HJ take over Buuhodle
Posted: Wed Aug 25, 2010 11:13 am
by The_Emperior5
Just a matter of time
Re: When will HJ take over Buuhodle
Posted: Wed Aug 25, 2010 11:25 am
by KyrieJama
emperor hargeisa bay kugu haystaan oo malinti kun babuur hargeisa uu soo raaciyaan it only a matter of time till they take over hargeisa buhoodle rag ba jooga sheeko ciyaal iska joojiya
Re: When will HJ take over Buuhodle
Posted: Wed Aug 25, 2010 11:36 am
by The_Emperior5
garad13 wrote:emperor hargeisa bay kugu haystaan oo malinti kun babuur hargeisa uu soo raaciyaan it only a matter of time till they take over hargeisa buhoodle rag ba jooga sheeko ciyaal iska joojiya
Hargeysa habarjeclo wa magaaladoodi , aniga na burco wa magaaladaydi miyanaad siida u aqoon
Garad quriluqud imisay u jirta buhoodle xabad siigaara bey u jirta
Re: When will HJ take over Buuhodle
Posted: Wed Aug 25, 2010 11:43 am
by KyrieJama
Hargeisa wan jooja saxiib saad muse darraha HJ iyo population badan hargeisa uu soo guraysa way kaa xunyihin HJ baa naa qabsady bay leeyihin lol marfaash talks in hargeisa
Re: When will HJ take over Buuhodle
Posted: Wed Aug 25, 2010 11:46 am
by The_Emperior5
garad13 wrote:Hargeisa wan jooja saxiib saad muse darraha HJ iyo population badan hargeisa uu soo guraysa way kaa xunyihin HJ baa naa qabsady bay leeyihin lol marfaash talks in hargeisa
adigu horta maxaad ahayd maxa hargeisa ku geyey ma waxan rabba inan ku xidho
Re: When will HJ take over Buuhodle
Posted: Wed Aug 25, 2010 11:48 am
by KyrieJama
Nuux Ismaciil baa abti ii ah saxxib hargeisa far ya ii sari kara

Re: When will HJ take over Buuhodle
Posted: Wed Aug 25, 2010 5:44 pm
by HooBariiska
JeyR wrote:
IIDOORKII WAA WAASHEEN, WAR BAL KAN RUNLOW EE KU FAANIYA NIN BAANU WASI DOONAA EEGA, ACUUDIBILAAHI MINA SHAYDAANI RAJIIM, DEE AWALBA QOLYIHIINA IIDOOR WAA LAYDIN YARA XAMAN JIRAY BAHASHA, HADAABAD TIHDAAHDEEN OO AAD CADAYSEEN INAAD RAG FUUSHAAN... WAR HAYAAAAAY...
..
Jeyr,
abviously u dont knw dhaqan dhulbahantaha, have u not heard of Gar-Adag
that famous town and the dhulbahante activities,
before the iidoor took over
Re: When will HJ take over Buuhodle
Posted: Thu Aug 26, 2010 12:54 am
by Runloow101
JeyR wrote:Runloow101 wrote:AsadSL wrote:
IIDOORKII WAA WAASHEEN, WAR BAL KAN RUNLOW EE KU FAANIYA NIN BAANU WASI DOONAA EEGA, ACUUDIBILAAHI MINA SHAYDAANI RAJIIM, DEE AWALBA QOLYIHIINA IIDOOR WAA LAYDIN YARA XAMAN JIRAY BAHASHA, HADAABAD TIHDAAHDEEN OO AAD CADAYSEEN INAAD RAG FUUSHAAN... WAR HAYAAAAAY...
....
JeyR,
Abti dee Xinne Xaarey baa hadalkaa yidhi. Wuxuu yidhi "guntiga wayska furayaa.Isaaq hay garaaceen.."
Bal dhegeyso starting from 1:08 min.
[youtube]zdtWArkVfYI&feature=related[/youtube]
Wuxuu lee yahay
Gadhka wayska jarayaa
Gabdhahaan u gelayaa
Googaradda shiidkiyo
Ganbadiiba ii taal
Guntigana wayska furayaa
Isaaqu hay GARAACEE.
Anna waanigii u jawaabay Xinne Xaarey ee idhi;
Ganbadiyo garayskiyo
Googaradda shiidkiyo
Guntigaad furaysiyo
GARAAC doonistaadiyo
Gadaal jeesigaagani
Kolley inad ceeb doon tahay
Malaa wayska garannee
Gay iyo makhaaniid
Ma geynaa lagaa yidhi.
Waxsaannaan ka giigayn
Aanan gogol ku diidayn
Gabdhihii Shirshooree
Gaaddada ka naaxee
Kuwaasaan garaaciye
Guri iigu soo hoo
Aan la geerasheeyee
Re: When will HJ take over Buuhodle
Posted: Thu Aug 26, 2010 1:25 am
by Rightwing
Runloow
Show adna half/qurjiilaad ahayd

. show waa waxaad qal qaaliga u tahay!