The best somali poets of all time
Moderator: Moderators
The best somali poets of all time
salaamu calaykum, ramadaan kariim.
suugaantu waa hawraar loo adeegsado, Jacayl, dhiiri-gelin, hogga tusaalayn iwl. hadaba marka aad doonayso gabayaagu sida uu u kala mudan yahay. waxaa la eega qaabka iyo hanaanka abwaanku ugu gudbiyo hawraarta bulshada. waxaa kaloo la eega halqabsi iyo heerka tisqaad ee hawraarta abwaanku kaga tagto bulshada iyo taariikhda ba.
qaabka loo kala saaro, suugaantu waxay ku koobanatay, shanta dareen (araga, maqalka, dhandhanka, urta, taabashada) ee maskaxda ibni aadamku u adeegsato hawlaheeda kala gedisan.
Abwaanadu waxay kala leeyin darajooyin (Grades). lama odhan karo hebel baa hebel ka gabayo wacan. laakin waxaa la odhan karaa gabay30 ayaa gabay40 ka gabay baanis fiican, gabay1 ayaa gabay2 ka gabay wadanisanaa sidoo kale ........................... so on.
Grade A:- (waa abwaanada xilli kasta la dhagaysan karo gabayadooda nabad iyo colaad iyo wacyi gelin intaba)
Qaasin, Hadraawi, Timacade, Maxamed Cabdile Xasan, Cali Jamac Haabil, Xaji Adan Afqalooc, Ismacil mire, Maxamed Nuur faddal, Faarax Nuur, Yusuf Xaji Adan Qabile
Grade A:- (waa gabayada la dhagaysto xilli colaadeedka)
Salaan carabey, Cali dhuux, Cabdi Gahayr, Qamaan Bulxan, Yawle, Qawdhan Ducaale, Loodh ........... iyo qaar kale
Grade A:- (waa suugaanta la dhagaysto waayaha jacaylka)
Cilmi Boodheri, Xasan Ganey, Sangub, Saxardiid Jebiye, Hadrwaawi, Axmed saleeban bide, Cabdi Qays, Cali sugule, Cisman Askari .................... maybe few more --------------
Grade A:- (Heesaga-raga)
M.Mooge, Tubeec, Kuluc, Samatar, A.Mooge, M.N Giriig, Qalinle...................... full stop.
Grade A:- (Heesaga-Haween)
Magool, Sahra axmed, Maandeeq ......................... full stop.

Last edited by budnacab on Wed Aug 25, 2010 6:11 am, edited 2 times in total.
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: The best somali poets of all time
Budnacab,
I thought you were robot device, but I was wrong. Afsoomaaligaaga hufan iyo sidaad usoo bandhigtay qoraalkaaga ayaa laga arkaa inaad tahay nin suugaanta ku xeel-dheer.
I thought you were robot device, but I was wrong. Afsoomaaligaaga hufan iyo sidaad usoo bandhigtay qoraalkaaga ayaa laga arkaa inaad tahay nin suugaanta ku xeel-dheer.
-
Runloow101
- SomaliNetizen

- Posts: 353
- Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
- Location: Ilaahoow adaa weyn.
Re: The best somali poets of all time
What a waste!budnacab wrote:salaamu calaykum, ramadaan kariim.
suugaantu waa hawraar loo adeegsado, Jacayl, dhiiri-gelin, hogga tusaalayn iwl. hadaba marka aad doonayso gabayaagu sida uu u kala mudan yahay. waxaa la eega qaabka iyo hanaanka abwaanku ugu gudbiyo hawraarta bulshada. waxaa kaloo la eega halqabsi iyo heerka tisqaad ee hawraarta abwaanku kaga tagto bulshada iyo taariikhda ba.
qaabka loo kala saaro, suugaantu waxay ku koobanatay, shanta dareen (araga, maqalka, dhandhanka, urta, taabashada) ee maskaxda ibni aadamku u adeegsato hawlaheeda kala gedisan.
Abwaanadu waxay kala leeyin darajooyin (Grades). lama odhan karo hebel baa hebel ka gabayo wacan. laakin waxaa la odhan karaa gabay30 ayaa gabay40 ka gabay baanis fiican, gabay1 ayaa gabay2 ka gabay wadanisanaa sidoo kale ........................... so on.
Grade A:- (waa abwaanada xilli kasta la dhagaysan karo gabayadooda nabad iyo colaad iyo wacyi gelin intaba)
Qaasin, Hadraawi, Timacade, Maxamed Cabdile Xasan, Xaji Adan Afqalooc, Ismacil mire, Maxamed Nuur faddal, Yusuf Xaji Adan Qabile
Grade A:- (waa gabayada la dhagaysto xilli colaadeedka)
Salaan carabey, Cali dhuux, Cabdi Gahayr, Qamaan Bulxan, Yawle, Qawdhan Ducaale, Loodh ........... iyo qaar kale
Grade A:- (waa suugaanta la dhagaysto waayaha jacaylka)
Cilmi Boodheri, Xasan Ganey, Sangub, Saxardiid Jebiye, Hadrwaawi, Axmed saleeban bide, Cabdi Qays, Cali sugule, Cisman Askari .................... maybe few more --------------
Grade A:- (Heesaga-raga)
M.Mooge, Tubeec, Kuluc, Samatar, A.Mooge, M.N Giriig, Qalinle...................... full stop.
Grade A:- (Heesaga-Haween)
Magool, Sahra axmed, Maandeeq ......................... full stop.
Maxaad sheegtay hadda.. wax walba GRADE A : baad ku sheegtay
Salaan Carrabey, without a doubt, is the best poet that Somalia has ever seen. He was the father of halqabsi 'cause everything he said is pretty much quotable.
ColaaddaHaddaad dhimato geerigu marbay nolosha dhaantaaye
Ay dherga iyo kaa yihiin dhaqasho xaaraane
Nin dhirbaaxo quudheed dugsaday dhaqayadeed maalye
Dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrataa abide
ama
Cabdi Qodaxna waa lagu dhugtamay suu dhalool yahaye
Dhaayaga wejiga saanaddii dhab uga qiiqaysey
Hadba waxan la dheelimanayaa dhicitinkiisii...
Nabadda
Niman yohow tolnimo waa dugsiye dunida jeedaasha
or
War Toloow colka jooja
Gabowga
Nin cirradu lammaanaha dhigtoo lawlabaan ahaye
Waataas lanleemada indhaha araggu liitaaye
Liiqliiqad baan ahay sidii lulo dabayleede
Amase
Calaamooyinkii oday lahaa caasha wed i saarye
Qorax casarka joogtaan ahoo ciiri dabadeede
Calool qulubtay waa yaab asaan cudur la taahayne
Raggii aanu isku ciidamis ahayn ciidda lagu awdye
Hadba waxan calool doonayaa curufadaydiiye
Cidla yuurur bay dilay sidii cawsha dabadeede
Diinta
Dadku laba wadduu raacayaa oo wadaahiyahe
Oon midina mid u weecan karin oon wadaagtamine
Wasdi malaha diintiyo kufriga wax u dhexeeya... you are wither muslim or gaal
Abaal dhaca
Waxba yaanu xeerkay i marin xoolona i siinne
Xaashee nin libin kaa xistiyey xumihi waa yaabe
iyo
Dumarkuba xublada foosha way xanaf wareeraane
Balse inay xasuus daran yihiin xaylka kale mooge
Dhaqaalaha
Soomaali iyo carab intii socoto loo gaadho
Sunbay noqotay oo lacag ma jiro cid isa siisaaye
Sikhigii Rasuulkaba marbaa loo saluugtamaye... SCW
Abaaraha
Dal dhudhumiso, Dheecaansatiyo, Dhiilliyey xigaye
Dhulna xidhan dhabbada aakhiriyo dhixitin mooyaane
Geela
Adhi waa qasaanadiyo haween qanimadiisiiye
Naagaha qaldiyey buu sidii qirish u nuuraaye
Waxse qaaliyaa jira haddaan rag iska qaadayne
Shir qabiiban iyo meyd qallalan qaayin iyo daayin
Rasaas qubadka layskaga dhigiyo qaraxa maadhiinka
qof ku jecel qareen iyo walaal qaalle iyo Aabbe
Ama nimaydun qoys iyo tihiin tol isu qaadhaanta
Ninna waxanu kuu quudhi karin qaxarle waa geele.
Amase
Xinjira daatay, nadi xiimaya, oo rag isku xiiqdaayey
Cali geri xidhiidhaha xashaan xooggi kaga laynay
Barkad xoonta ugu roon xashaan xuurta ugu loognay
Xaaraamigii bari hashii laga xalaaleeyey
Fardo
Haddii aad gammaankiyo sengaha gole ka jeedleyso
Heensaha magaan lagu guruu gaabiyaan nacaye
Calaacal
Iyaba nama tixgelin reer Warsame taaftankii guga e
Goortaan tafaafulay Ilaah taqabal ii yeelye
Tuba waxa ku soo riday xaqiyo time-ka buuxsamaye
Tagoogaha na jaban sow lafaha tiinnu kuma oollin
Niman yohow hungada nooga tudha taagan magaceenna.
Amase
Nin yaraan ku loofaray wuxuu lumiyey raacdeeye
Liibaan Dhulbahantayga helay laalufse i moodye
Xaqaygaan ku laacibay hadday igu lihiimeene
Sidaan ugu lallabay waanigaa laayacays badaye
Dumarka
Dekeeyaay waxaad iigu dudi waa ku duun garane
Dabro oday ma laasimo hadduu dooxanaa ridoe
Dedaalkiisu waa kol iyo laba inu ku duukhaaye
Hanjabaadda
Nin noo faca, nin noo faana, iyo fara nin noo sheegta
Toljeclaha na wada feedhayee fiiqday warankiisa
Haddaan Eebbahay kala fidnayn faracda reer Aadan --->>> Black Adams
Funfunnaa is biirsaday intaan faras u heenseeyo
Haddaan Nuux na fulin sow cid kale foodda qabanmayno
amase
Hibashada xun waa lagu yaqaan Habar Xabuusheede
Waataad haween nagu xustee haad ma ku cunsiiyey
Dhextaalka gabaydiisa
Inaan Oday hangaafa ah noqdiyo haydhaf la i moodye
Hig ma siiyey hawraarta way kala halleeyaane
Maantaba hog bay leedehee meel ma ka habowshey
amase
Cirkoo soo gagaalliyey hadduu godol cusbooneeyo
Guulaamo wuxu soo kacshaa geydha dabadeede
Gal biyo leh, gelgelin roob helaa, galab la laacaaye
Anse webi ganaanaan ahoon laga geyoonayne
amase
Afartaa fadliga Eebbe iyo fac iyo miisaan dheh
Faanfaanis maw dhigay intaan fooqa sare geeyey
Ma ku foofay aadmiga intaan furay lisaankayga
Haddaan weliba sii kala fasilo faqad miyaa kaygu.
Caawoo dhan yaa ka dhammaanaya
Re: The best somali poets of all time
Runlow madaaxad ka bugtaa oo waxaa ku jiidhay xanuun layidhaa qabiil iyo qof jeclaysi. soomaaliyi intay ka tiro leegtay nimaan Salaan carabay ahayn oo hoobalayda gabay yaqaana ma jiro saw maaha !!. hadaanu hadalno waa afsalax ku dheg hadaanu aamusno habarjeclo nin jeclaysi iyo qabyaalad qayaxan dayn mayso. amaka suugaanta dhan ba bal hadaanu idin nidhaa idinka u aabo ah oo idinka u hooyo ah, waxaydun odhan cid kaleba miyay wax dhashaa oon anaga ahayn.
magac allah ayaan ku dhaartaye ee markaan qoraayey article-kan kooban een wax laga soo saara jirin waxaa maskaxdayda kusoo dhacday waar imikaa mid habarjeclo Salan carabe (AHN) ayaa umadda ugu gabay iyo maamus ba sareeyay sheekada xumayn iska daa.
cawaanyow suugaanta ayaan category u kala sameeyay, category kasta abwaanadi ugu muuqa dheera ayaan Grade A ka dhigay. Category kastaana wuxuu leeyay A B C etc.
hada wax ma kuu dhaadhacy mise waxaad soo wadaa.
salan carabey
hadraawi
maxamed nuur fadal
ma rag loodhiga jira.
anyways ramadan kariin
magac allah ayaan ku dhaartaye ee markaan qoraayey article-kan kooban een wax laga soo saara jirin waxaa maskaxdayda kusoo dhacday waar imikaa mid habarjeclo Salan carabe (AHN) ayaa umadda ugu gabay iyo maamus ba sareeyay sheekada xumayn iska daa.
cawaanyow suugaanta ayaan category u kala sameeyay, category kasta abwaanadi ugu muuqa dheera ayaan Grade A ka dhigay. Category kastaana wuxuu leeyay A B C etc.
hada wax ma kuu dhaadhacy mise waxaad soo wadaa.
salan carabey
hadraawi
maxamed nuur fadal
ma rag loodhiga jira.
anyways ramadan kariin
-
Runloow101
- SomaliNetizen

- Posts: 353
- Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
- Location: Ilaahoow adaa weyn.
Re: The best somali poets of all time
Kaagan xun ee doqonka ahoow qabiil kamaan hadal anigu.budnacab wrote:Runlow madaaxad ka bugtaa oo waxaa ku jiidhay xanuun layidhaa qabiil iyo qof jeclaysi. soomaaliyi intay ka tiro leegtay nimaan Salaan carabay ahayn oo hoobalayda gabay yaqaana ma jiro saw maaha !!. hadaanu hadalno waa afsalax ku dheg hadaanu aamusno habarjeclo nin jeclaysi iyo qabyaalad qayaxan dayn mayso. amaka suugaanta dhan ba bal hadaanu idin nidhaa idinka u aabo ah oo idinka u hooyo ah, waxaydun odhan cid kaleba miyay wax dhashaa oon anaga ahayn.
magac allah ayaan ku dhaartaye ee markaan qoraayey article-kan kooban een wax laga soo saara jirin waxaa maskaxdayda kusoo dhacday waar imikaa mid habarjeclo Salan carabe (AHN) ayaa umadda ugu gabay iyo maamus ba sareeyay sheekada xumayn iska daa.
cawaanyow suugaanta ayaan category u kala sameeyay, category kasta abwaanadi ugu muuqa dheera ayaan Grade A ka dhigay. Category kastaana wuxuu leeyay A B C etc.
hada wax ma kuu dhaadhacy mise waxaad soo wadaa.
salan carabey
hadraawi
maxamed nuur fadal
ma rag loodhiga jira.
anyways ramadan kariin
Hadraawi anigu uma ictiraafsani inuu gabyo ee meelahaasuu buraanbur ka tirshaa.... Salaan Carrabey, Maxad Nuur Fadal iyo raggaasise waa indhihii murtida Soomaalida. Marka qabiilkaad sheegaysaa waa maxay?
Waar wax naf leh maag qorine waad dhuustay, aniguna dhuusada yaree uunbaan ku idhi inaar ee dhibi ma jirto
Re: The best somali poets of all time
nin hadal si u yidhi nin si u qaaday. addeer anigu cay iyo yooyotan waxaan u aqaana nin liita iyo haween miciinkood. kumaan caayin! nin anigoo kale ahina ma caytamo. waayo waxaan ku helleyo iyo waxaan ku waayayo ayaan jirin cay.
eeg anigu addeer buuri tuf baan ahay. ninka buuri tufka ahna, sharci baa meel u yaala. nin liidka aan lamaha ahayn layskuma qoojo ! waxaad ka dhaxashaa waa "Doqon yahow, dhusayahy, hooyo cay iyo liidasho kale"
hadaba tanoo kale waatu abwaan Qasin (AHN) ka yidhi:-
Ninkii maalmo badan soo jiree madaxu boosaystay
Ee inan rag maamuli yiqiin waa i maan garanne
ninkasta halkii kuula mudan ee ay muhato laabtaadu
Ee aanad madadaaladeed ugala maarmaynin
Iska soo mar waa kuu bannaan marinkad doontaaye
intaa kuu dhaafi maayo.
eeg anigu addeer buuri tuf baan ahay. ninka buuri tufka ahna, sharci baa meel u yaala. nin liidka aan lamaha ahayn layskuma qoojo ! waxaad ka dhaxashaa waa "Doqon yahow, dhusayahy, hooyo cay iyo liidasho kale"
hadaba tanoo kale waatu abwaan Qasin (AHN) ka yidhi:-
Ninkii maalmo badan soo jiree madaxu boosaystay
Ee inan rag maamuli yiqiin waa i maan garanne
ninkasta halkii kuula mudan ee ay muhato laabtaadu
Ee aanad madadaaladeed ugala maarmaynin
Iska soo mar waa kuu bannaan marinkad doontaaye
intaa kuu dhaafi maayo.
-
Runloow101
- SomaliNetizen

- Posts: 353
- Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
- Location: Ilaahoow adaa weyn.
Re: The best somali poets of all time
Waxba maad sheeginbudnacab wrote:nin hadal si u yidhi nin si u qaaday. addeer anigu cay iyo yooyotan waxaan u aqaana nin liita iyo haween miciinkood. kumaan caayin! nin anigoo kale ahina ma caytamo. waayo waxaan ku helleyo iyo waxaan ku waayayo ayaan jirin cay.
eeg anigu addeer buuri tuf baan ahay. ninka buuri tufka ahna, sharci baa meel u yaala. nin liidka aan lamaha ahayn layskuma qoojo ! waxaad ka dhaxashaa waa "Doqon yahow, dhusayahy, hooyo cay iyo liidasho kale"
hadaba tanoo kale waatu abwaan Qasin (AHN) ka yidhi:-
Ninkii maalmo badan soo jiree madaxu boosaystay
Ee inan rag maamuli yiqiin waa i maan garanne
ninkasta halkii kuula mudan ee ay muhato laabtaadu
Ee aanad madadaaladeed ugala maarmaynin
Iska soo mar waa kuu bannaan marinkad doontaaye
intaa kuu dhaafi maayo.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: The best somali poets of all time
BEENLOW1, INAN GUMEED BEENAALE AH OON CAQLINA LAHAYN AYAAD TAHAY.HADDAY CIDI DHUUSTAY AMA WAXBA SHEEGIN WAA ADIGA.ADIGU CAQLI MALIHID WAX AAD SHEEGTANA MA GARANAYSIDE RAGGA KA FAAIDAYSO WAA INTAASOO XOOGAA CAQLI AH KUU KORDHO E.
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: The best somali poets of all time
waar qofkan la baxay runloow101 waa qof madhaan ee yaan loo jawaabiin walaaahaybanu waxabaa idinkuma kordhinaayo waa empty (waa madhanyahay) Waa dameer hadaa buuraahaa kaa soo baxay,
-
Runloow101
- SomaliNetizen

- Posts: 353
- Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
- Location: Ilaahoow adaa weyn.
Re: The best somali poets of all time
Kaliilkaliil wrote:BEENLOW1, INAN GUMEED BEENAALE AH OON CAQLINA LAHAYN AYAAD TAHAY.HADDAY CIDI DHUUSTAY AMA WAXBA SHEEGIN WAA ADIGA.ADIGU CAQLI MALIHID WAX AAD SHEEGTANA MA GARANAYSIDE RAGGA KA FAAIDAYSO WAA INTAASOO XOOGAA CAQLI AH KUU KORDHO E.
Adigu miyaadan Isaxaaq ahayn horta. Waar dhowr reer oo Reer Ugaadh ah baa Ceelafweyn agtiisa dega oo kuwaasaan karbaashayaa haddaanad iga xishoon. Salla Calee waa ku sidee.
-
Runloow101
- SomaliNetizen

- Posts: 353
- Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
- Location: Ilaahoow adaa weyn.
Re: The best somali poets of all time
Bohol,Bohol iyo karaman wrote:waar qofkan la baxay runloow101 waa qof madhaan ee yaan loo jawaabiin walaaahaybanu waxabaa idinkuma kordhinaayo waa empty (waa madhanyahay) Waa dameer hadaa buuraahaa kaa soo baxay,
Adigu "Jala' baan ku idhi", yaa ibnal gypsy. Maxaan kaa faaiidayaa horta adigu aqoonna ma lihid, afna ma taqaannid oo Somaligaad qorayso adoo xaarayaad qortaa, garaad waa kuu gooyey, qabiilna "Laba-sal-u-dhexeeye" laangaab ibnul laangaab ah baad tahaye.
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: The best somali poets of all time
lol hadaan u fiirsaday in gypsy-siga afsomaaliga habaar kaga dhacay

Waa loo dul qaadan karaa fish & chipska, haday af-soomaliga yarehe qaldaan, laakiinse 42 ku koray SABLAALE inuu waxaa qoro waaBohol iyo karaman wrote:
waar qofkan la baxay runloow101 waa qof madhaan ee yaan loo jawaabiin walaaahaybanu waxabaa idinkuma kordhinaayo waa empty (waa madhanyahay) Waa dameer hadaa buuraahaa kaa soo baxay,
- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: The best somali poets of all time
Reer Ugaadh in Ceel Afweyne, this is the second time i heard that sheeko on somalinet????Runloow101 wrote:Kaliilkaliil wrote:BEENLOW1, INAN GUMEED BEENAALE AH OON CAQLINA LAHAYN AYAAD TAHAY.HADDAY CIDI DHUUSTAY AMA WAXBA SHEEGIN WAA ADIGA.ADIGU CAQLI MALIHID WAX AAD SHEEGTANA MA GARANAYSIDE RAGGA KA FAAIDAYSO WAA INTAASOO XOOGAA CAQLI AH KUU KORDHO E.
Adigu miyaadan Isaxaaq ahayn horta. Waar dhowr reer oo Reer Ugaadh ah baa Ceelafweyn agtiisa dega oo kuwaasaan karbaashayaa haddaanad iga xishoon. Salla Calee waa ku sidee.
Can you clarify please?
Reer ugaadh waxan ku aqaanay Hawd, Camp Ugaadh,Goosayga, Daroor, Dulcad, iyo Hargeisa
WTF are they doing in Ceel Afweyne?
btw, ninkaad maagaysaa isaxaaq maaha
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: The best somali poets of all time
Timacade
WTF are you talking about?
Do you mean Ugaadh-yahan or Ugaadh Cumar?
WTF are you talking about?
!!Reer Ugaadh
Do you mean Ugaadh-yahan or Ugaadh Cumar?
-
Runloow101
- SomaliNetizen

- Posts: 353
- Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
- Location: Ilaahoow adaa weyn.
Re: The best somali poets of all time
Waar don't confuse yourself. Aniga ayeeyday baaba ahayd mana aha qabiil dhan ee waa dhawr reer oo soo dabayl raacay dee. It is not a big deal.Timo_Case wrote:Reer Ugaadh in Ceel Afweyne, this is the second time i heard that sheeko on somalinet????Runloow101 wrote:Kaliilkaliil wrote:BEENLOW1, INAN GUMEED BEENAALE AH OON CAQLINA LAHAYN AYAAD TAHAY.HADDAY CIDI DHUUSTAY AMA WAXBA SHEEGIN WAA ADIGA.ADIGU CAQLI MALIHID WAX AAD SHEEGTANA MA GARANAYSIDE RAGGA KA FAAIDAYSO WAA INTAASOO XOOGAA CAQLI AH KUU KORDHO E.
Adigu miyaadan Isaxaaq ahayn horta. Waar dhowr reer oo Reer Ugaadh ah baa Ceelafweyn agtiisa dega oo kuwaasaan karbaashayaa haddaanad iga xishoon. Salla Calee waa ku sidee.
Can you clarify please?
Reer ugaadh waxan ku aqaanay Hawd, Camp Ugaadh,Goosayga, Daroor, Dulcad, iyo Hargeisa
WTF are they doing in Ceel Afweyne?
btw, ninkaad maagaysaa isaxaaq maaha
As to why they are there, I have no clue. Laakiin dee Biciide waa niman gob ahoo lagu dhex noolaan karee iska daa halkooda ha joogaane.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1818 Views
-
Last post by Voltage
-
- 23 Replies
- 2264 Views
-
Last post by ManD333q
-
- 3 Replies
- 834 Views
-
Last post by jamols2
-
- 31 Replies
- 2618 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 38 Replies
- 2163 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 5 Replies
- 777 Views
-
Last post by malakumod
-
- 1 Replies
- 600 Views
-
Last post by eliteSomali
-
- 188 Replies
- 19588 Views
-
Last post by TheMightyNomad
-
- 1 Replies
- 774 Views
-
Last post by Ron
-
- 0 Replies
- 457 Views
-
Last post by Ghetto_Faarax