Page 1 of 2

THE CONTRAST BETWEEN TWO INHABITANTS IN GABILEH!!!!

Posted: Wed Aug 25, 2010 3:37 am
by djibsomali
While a section of gabileh are attacking sheep herders to have launch during ramadan (hungry and not fasting).
And the same time get killed by a section of reer nuur.

The other face of gabileh inhabitants are doing what a noble person should do during ramadan.

Feeding the poor
Looking after your neighbourd.

Here is the news reported by gabiley news.

Gabilay(Bnn)Hay'ada Amoud Foundation oo ka mid ah Hay'ad Caalamiya Kanag hawl gasha, Geeska afrika, Saldhigeeda wayn ee laga hagaana uu ku yaalo dalka Maraykanka , gaar ahaan Dallas,waxaa sidoo kale si gaar ah looga leeyahay Hay'adan u gargaarta carruurta Agoonta, ee ku nool gobolada Somaliya iyo bariga kenya,Gobolada Awdal/Salal, aqoon yahano ka soo jeeda, waxa ayna gobolka awdal, gaar ahaan ka fuliyeen, mashaariic iskugu jirta, u gargaarida agoonta, iyo mashaariic kale oo ay ugu wayntahay, dhakhtarka wayn ee Al-Xayaat Hospital oo ay ku wareejiyeen, qaybta caafimaadka jaamacada Cammuud.
Hadaba, deeq raashin ah, oo iskugu jrta, Bariis, Bur , Sonkor iyo Saliid,Xarunta agoomaha ee Gabiley, Xaruntan ayaa waxaa ku jira, aqoon kor u dhaafaya,80Sideetameeyo, kuwaas oo u badan wiilal.Deeqdan ayaa waxaa gudoonsiiyay, Wakiilka u fadhiya Jamhuuriyada Somaliland, Hay'adan Cammuud Foundation, Al-Xaaji C/wahaab Cigeh Axmed, waxaana halkaas kala wareegay, Mas'uulka gacanta ku haya xaruntan agoomaha Gabilay, iyo Gudoomiyaha Gabilay.
Munaasabadan ayaa waxaa ka hadlay, dad dhawr ah, waxa ayna dhamaantood sheegeen, in ay aad ugu mahadnaqayaan, hay'adan Cammuud Foundation, waxa ayna halkaas ka sheegeen in ay garab taagan yihiin Hay'adan wixii mashaariic ah ee khayriya ee ay ka fulinayaan , gobolkan gabiley.

Image
Image
Image
Image
Image

Re: THE CONTRAST BETWEEN TWO INHABITANTS IN GABILEH!!!!

Posted: Wed Aug 25, 2010 3:52 am
by Rightwing
Be precise sxb. Are you saying Samaroon are feeding Habar-Awal? e.g your father is feeding emperior's father!!

Re: THE CONTRAST BETWEEN TWO INHABITANTS IN GABILEH!!!!

Posted: Wed Aug 25, 2010 3:57 am
by djibsomali
Rightwing wrote:Be precise sxb. Are you saying Samaroon are feeding Habar-Awal? e.g your father is feeding emperior's father!!

lool

my father is reer djibouti, my great grand father was reer djibouti.
we never seen mirqanland

Re: THE CONTRAST BETWEEN TWO INHABITANTS IN GABILEH!!!!

Posted: Wed Aug 25, 2010 4:11 am
by Runloow101
Kuwiinan garacda ah ee Qudhunbiirsey waad na waasheene fadhiista. Sowtii indhaha xafajadu buuxisey waa maxay socodkan badani. Idinka iyo duqsi idin daba guuraya oo indhihiinna inuu fadhto doonaya ayaa somalinet nagu waalay.

Aamusa yaa ibnu sinaa

Re: THE CONTRAST BETWEEN TWO INHABITANTS IN GABILEH!!!!

Posted: Wed Aug 25, 2010 5:00 am
by djibsomali
Runloow101 wrote:Kuwiinan garacda ah ee Qudhunbiirsey waad na waasheene fadhiista. Sowtii indhaha xafajadu buuxisey waa maxay socodkan badani. Idinka iyo duqsi idin daba guuraya oo indhihiinna inuu fadhto doonaya ayaa somalinet nagu waalay.

Aamusa yaa ibnu sinaa

lool

somaliduu waxay tirahdaa biido inta anan bidoo oraan ayay kuu tirahdaa!!!

tariqduu waxay qortay inaad adiguu iyoo tafirtee awoogaa ay ahayeen furuqdii xafajoo bucur bacayr

if you want to know just check the thread called Habar awaleen!!

Re: THE CONTRAST BETWEEN TWO INHABITANTS IN GABILEH!!!!

Posted: Wed Aug 25, 2010 5:03 am
by djibsomali
in case you have missed the real history with real references

check viewtopic.php?f=249&t=252217

mardanbay iyaan kaa maqliin furaaq iyoo garaac iyoo xafajoo

cause that is what you are!!!

Re: THE CONTRAST BETWEEN TWO INHABITANTS IN GABILEH!!!!

Posted: Wed Aug 25, 2010 5:41 am
by Runloow101
djibsomali wrote:in case you have missed the real history with real references

check viewtopic.php?f=249&t=252217

mardanbay iyaan kaa maqliin furaaq iyoo garaac iyoo xafajoo

cause that is what you are!!!
Look you GUDO+BIIRIS garac ibnul garac.
Qolyihiinnan sabta ahi sankaad igaga dhuusaysaane maad iga deysaan yaan uf odhan oo idin karbaashine.

Guuggaada haygala tageen GARACDI shaydaane

Re: THE CONTRAST BETWEEN TWO INHABITANTS IN GABILEH!!!!

Posted: Wed Aug 25, 2010 5:50 am
by djibsomali
lool

Have you seen the thread about bucur bacayr???

are you angry finding out that you are the product of bucur bacayr???

Re: THE CONTRAST BETWEEN TWO INHABITANTS IN GABILEH!!!!

Posted: Wed Aug 25, 2010 6:38 am
by RuralMan08
Mashallah! Its good to help and feed the orphans and the needy! Amoud Foundation doing a good job as usual. :up:

Re: THE CONTRAST BETWEEN TWO INHABITANTS IN GABILEH!!!!

Posted: Wed Aug 25, 2010 6:40 am
by Runloow101
djibsomali wrote:lool

Have you seen the thread about bucur bacayr???

are you angry finding out that you are the product of bucur bacayr???
Not really.

Sheekadaadan Bucur Bacayr eed ku celceliso waxay ka dhigan tahay nin Midgaan ah oo nin Aji ah ku yidhi "Baqtigaad cuntaa Ajiyoow".

Wallaahi sheekadaadu taas kama duwana.

BucurBacayr nin SAB ah buu ahaa, adna SAB baad tahay. Naagihii uu 7 maalmood haysan jirey dhashoodii inaad tihiin MAGICIINNAABA CADAYNAYA.
GUDO+BIIRSI

Bal car GUDO+BIIRSI noo fasir.

An kuu fasiree erayga GUDO+BIIRSI waa eray Giriig ah oo micnihiisu yahay

GUDO=Garac
Biirsey= Urursey

Gudo+Biirsey= Garac Ururtay... Sons of Bucur Al Bacayri, the midgaan legend that fathered all Qundhun+Qashaabiirsi

Re: THE CONTRAST BETWEEN TWO INHABITANTS IN GABILEH!!!!

Posted: Wed Aug 25, 2010 6:45 am
by djibsomali
Runloow101 wrote:

aniguu sheekada badaan kama heloo

HOWEVER HAVE YOU READ ABOUT THE ARTICLE ABOUT BUCUR BACAYR??

IT IS REFERENCED HENCE SCIENTIFICALLY AND WITH METHODOLOGY PROVEN!!

gadabursi, gudhubirsoo, gussbirso or whatever does not mean anything!!

Re: THE CONTRAST BETWEEN TWO INHABITANTS IN GABILEH!!!!

Posted: Wed Aug 25, 2010 6:51 am
by RuralMan08
The name Gadabursi:

Image

lmaoo people just like to talk crap these days without any evidence. maantana wuxuu yidhi samaroon baa ah ilma bucur baceyr. it shows signs of desperation. Ruuney are you stil on your menses? :lol:

Re: THE CONTRAST BETWEEN TWO INHABITANTS IN GABILEH!!!!

Posted: Wed Aug 25, 2010 7:01 am
by djibsomali
RuralMan08 wrote:The name Gadabursi:

Image

lmaoo people just like to talk crap these days without any evidence. maantana wuxuu yidhi samaroon baa ah ilma bucur baceyr. it shows signs of desperation. Ruuney are you stil on your menses? :lol:
Masaakintaa kaa daah!!!

They don't know anything called referenced and methodology approach in arguing something

As you have proved
the samarone lives most them in mountains area
hence the name!!

ok now what does AWALEEN STAND FOR???

LOOL

Re: THE CONTRAST BETWEEN TWO INHABITANTS IN GABILEH!!!!

Posted: Wed Aug 25, 2010 7:08 am
by RuralMan08
djibsomali wrote: Masaakintaa kaa daah!!!

They don't know anything called referenced and methodology approach in arguing something

As you have proved
the samarone lives most them in mountains area
hence the name!!

ok now what does AWALEEN STAND FOR???

LOOL
Its always better to prove something to them and bring real evidence, not fake evidence. Plus this girl called Ruun is just on her period. I need to help her and give her a remedy.

Re: THE CONTRAST BETWEEN TWO INHABITANTS IN GABILEH!!!!

Posted: Wed Aug 25, 2010 7:32 am
by Runloow101
Aad baan u qoslay.
:lol: :lol: Gudo=Dad...Biirsi=Mountain :lol: :lol:

Guugaada haygala tageen garacdi shaydaane
Gudobiirsey waa af soomaali
GUDO=Garac
Biirsey= Ururtay
GUDO +BIIRSEY=GARAC+URURTAY

I don't need to prove anything, 'cause your name says it all.

GudoBIIRSEY Boogaa ku yaal aan bogsi lahayne
Bilowgoodi iyo baa xumaa baabki loo dhalaye
Butaaniyo nin liid bayska dhalay labada baalloode
Baqtigan marbay qalan jireen beri horaadkiiye
Maxaan BAASTARRADA kala hadlaa BucurBacayr keenay.