War deg deg : alshabab oo Dagaal kula wareegay Ex.control

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
moshakis_nl
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 280
Joined: Tue Sep 08, 2009 5:58 am

War deg deg : alshabab oo Dagaal kula wareegay Ex.control

Post by moshakis_nl »

Dagaallo qaraar oo u dhexeeya Ciidamada Mujaahidiinta iyo Maleeshiyaadka DKMG ah ayaa goordhaw ka bilaawdayn Galbeedka magaalada Muqdisho oo ahayd meesha kaliya oo ay ku xooganaayeen.



War Goordhaw nagasoo gaaray Ex.control Afgooye ayaa xaqiijinaya in guutooyin katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay galeen Ex.control Afgooye oo ay Maleeshiyaadka DKMG ah lacago baad ah uga qaadaan gaadiidka BL-ka ah.

Weriye katirsan SomaliMeMo oo xariiro la sameeyay Jiidda dagaalka ayaa xaqiijiyay in Ciidamo katirsan Shabaabul Mujaahidiin oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka ay dhowr Jiho ka galeen Isbaarada Ex.contarol oo ah goob Istiraatiiji ah islamarkaana shacabka lagu dhibo.

Sheekh Cali Maxamed Xuseen waaliga Banaadir oo isna goordhaw ka hadlay Idaacadda IQK ayaa isna shacabka ugu bishaareeyay in Xamlada "Nihaayatul Muctadiin" ay wada Camimtay magaalada Muqdisho.

Warar Hordhac ah waxay sheegayaan in Mujaahidiintu ay la wareegeen Ex.control islamarkaana ay Hub iyo saanado dagaal ka qaateen Maleeshiyaadkii.

Saacadda Muqdisho ayaa hadda ah 12:30 Saq dhexe Habeenimo waxaana muuqanaysa in xoogaga Mujaahidiinta ah aysan ka seexanayn dhinacyada ay Jihaadka kula jiraan
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: War deg deg : alshabab oo Dagaal kula wareegay Ex.contro

Post by Somalian_Boqor »

Hawiye Politics getting interesting once again. :up:
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: War deg deg : alshabab oo Dagaal kula wareegay Ex.contro

Post by afisoone »

I hope amisom is gone... the killing and destruction will end....
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: War deg deg : alshabab oo Dagaal kula wareegay Ex.contro

Post by Khalid Ali »

Somalian_Boqor wrote:Hawiye Politics getting interesting once again. :up:

so yesterday when cabdilahi beer doofaar was president it was somali politics or xabashi politics as i would say and today it became hawiye politics cajib
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: War deg deg : alshabab oo Dagaal kula wareegay Ex.contro

Post by Talo alle udaa »

Nabiga (saw) ayaa laga so wariyey in uu yiri "hadii aad xishood laheyn, waxaad rabto ku hadal"
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: War deg deg : alshabab oo Dagaal kula wareegay Ex.contro

Post by ciyaal_warta »

Talo alle udaa wrote:Nabiga (saw) ayaa laga so wariyey in uu yiri "hadii aad xishood laheyn, waxaad rabto ku hadal"

allahum sali wa salem caleihi :up: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”