Somaliland reported killed in xammar
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Somaliland reported killed in xammar
its on hadhwanaagnews.com can some one post it
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Somaliland reported killed in xammar
Oo waa qoloma?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland reported killed in xammar
Cali_Gaab wrote:Oo waa qoloma?
i dunnow
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Somaliland reported killed in xammar
Find out.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland reported killed in xammar
He is gadabuursi
- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Somaliland reported killed in xammar
(Hadhwanaagnews) Wednesday, August 25, 2010
Marxuum Wariye Barkhad Cawaale Adan
Mugadisho-(HWN)-Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday wariye Barkhad Cawaale Aadan oo ahaa agaasimihii Radio Xurmo oo ka mid ah idaacadaha ka howlgala magaalada Muqdisho, kaddib markii ay ku dhacday xabbad wiifto ah.
Marxuumka ayaa ku dhintay isbitaalka Madiina oo dhaawac ahaan loogu qaaday, waxaana uu ku howlanaa xilliga ay xabbaddu ku dhacaysay cilad-bixinta taawarka idaacadaha oo dhawaanahan ay cilladi ku jirtay, sida ay sheegeen qaar ka mid ah shaqaalaha idaacadda Xurmo.
"Agaasimihii idaacadda waxaa ku dhacday xabbad, waxaana la geeyay Isbitaalka Madiina halkaasoo uu ku geeriyooday," ayuu saxaafadda u sheegay Wariye ka tirsan shaqaalaha idaacadda Xurmo.
Maydka marxuumka ayaa lagu wadaa in isla maanta lagu aaso magaalada Muqdisho, waxaana tacsi u diraya dhammaan saxafiyiinta Afka somaliga ku hadasha, iyagoo Rabbi uga rajeynaya inuu Jannadiisa ka waraabiyo.
Taariikhda Marxuumka oo kooban:
Barkhad Cawaale oo da´diisu lagu sheegay 60-jir, ayaa ku dhashay magaalada Boorame ee xarunta Gobolka Awdal ee Dalka Somaliland, waxaana uu muddo ka badan 30-sano kusoo dhexjiray saxaafadda, kamana tagin wax caruura ah.
Marxuumka wuxuu kasoo shaqeeyay Radio Muqdisho iyo Telefishinkii Soomaaliya, waxaana markii la galay burburka uu kasoo shaqeeyay Idaacaddii UNOSOM ay 1993-kii ka sameeyeen Muqdisho ciidamadii Qarammada Midoobay ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya,
Dalka kama uusan bixin tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliya marka laga reebo gobolkii uu u dhashay ee Awdale, waxaana uu afartii sano ee uug dambeysay ahaa agaasimaha idaacadda Xurmo oo ay leeyihiin hay´adaha INXA oo ka mid ah ururrada bulshada rayidka Soomaaliyeed.
C/Raxmaan Dalmar
Hadhwanaagnews
Muqdisho, Soomaaliya
- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Somaliland reported killed in xammar
AUN to all the innocents that have died
- Blue_609
- SomaliNetizen
- Posts: 758
- Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
- Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga
Re: Somaliland reported killed in xammar
AUN Wariye Barkhad Cawaale .
i remember last year some al jazeera reporter was killed too in Hotel Shamo blast.
i remember last year some al jazeera reporter was killed too in Hotel Shamo blast.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 27 Replies
- 1617 Views
-
Last post by Berke
-
- 13 Replies
- 1104 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 0 Replies
- 434 Views
-
Last post by newsbot
-
- 174 Replies
- 11916 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 2 Replies
- 534 Views
-
Last post by Newboy
-
- 0 Replies
- 408 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 0 Replies
- 519 Views
-
Last post by noer
-
- 18 Replies
- 1164 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 21 Replies
- 1341 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 1 Replies
- 500 Views
-
Last post by The_Emperior5