Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq
Tukaraq,(Lasanod Online)- Wasiirka Duulista iyo Hawada maamulka Puntland Axmed Cilmi Cisman(karaash) ayaa maanta lagu weeraray Magaalada Tukaraq, kadib markii booqasho ku tegay.
Weerarkan lagu qaaday Wasiirka ayaa wararku waxay sheegayaan inuu ku geeriyooday mid kamid ah ilaaladii la socotay Wasiirka Duulista iyo hawada, Halka mid kalena dhaawac kasoo gaadhay,
Wasiirka duulista iyo hawada Puntland Axmed cilmi cismaan ayaa maanta la sheegay inuu ka bilaabay wadada isku xidha Magaalooyinka Garoowe iyo Tukaraq safayn lagaga safaynayo kooxo dab ley ah oo Wadadaas dhigta isbaarooyin. kooxdaas oo inta badan gaadiidlayda u kala gooshta magaalooyinka Garoowe iyo laascaanood ka qaada lacag iyo hanti badan oo baad ah.
Wasiirka ayaa markuu soo gaadhay magaalada Tukaraq lagu soo qaaday weerar, waxaana ku dhintay Marxuum kamid ahaa ilaalada Wasiirka ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Cali Warsame.
Warku waxuu sheegayaa in Ilaaladii Wasiirku ay ku guulaysteen inay gacanta ku dhigaan dableydii dilkan geysatay, waxaana loo dhaadhiciyey dhinaca magaalada Garoowe.
Maamulka Puntland ayaan wax hadal kasoo saarin weerarkan lagu qaaday Wasiirka Duulista iyo hawada.
Wariye: Fadumo M. Hassan
Admin@lasanod.com
Xafiiska Wararka Lasanod Online. Garoowe, Somalia
Horta waa in salamayaa dhamman reer SSC who is kooxdan dablay weraray wasirka they aren't SSC.

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq
What Waasiir? ma Habraha Garowe & Aids Ababa lagu Qabo? Wasiroow Xaal Qaado.
Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq
Axmed Karash waa nin sharaf leh babygirl he supports SSC waa ninka Tiknakada garowe yalay uu soo dayeey jamac sayidka.
Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq
looooooooooool.garad13 wrote:Axmed Karash waa nin sharaf leh babygirl he supports SSC waa ninka Tiknakada garowe yalay uu soo dayeey jamac sayidka.
waa kow
Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq
warka ma been ba?malakumod wrote:looooooooooool.garad13 wrote:Axmed Karash waa nin sharaf leh babygirl he supports SSC waa ninka Tiknakada garowe yalay uu soo dayeey jamac sayidka.
waa kow
Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq
waa mid aan loo raad dayin.
Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq
Marka dhowan Faroole maxay isku haysteen Futoole wuxu ku laha ama SSC noqo and puntland noqo warka so daa inadeer.
Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq
faroole ba ku yidhi war axmed karaashow SSC iyo Binti-land isku helimeysid ee tolkaa iyo majin qaad ah kala dooro. marka axmed tol iyo majin qaad ah majin qaad ah buu doortaygarad13 wrote:Marka dhowan Faroole maxay isku haysteen Futoole wuxu ku laha ama SSC noqo and puntland noqo warka so daa inadeer.

seriously axmed nin xun ma aha laakin waa nin go'aan jilicsan oo aan qadiyada la hayn.
Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq
garad: horta adigu maxaa ahayd? maantaa igu ka horeysee
Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq
Nin Bah-ararsame ah oo Canada jooga baan ahay Somalinetka waan ku cusubahay.
Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq
waan gartaygarad13 wrote:Nin Bah-ararsame ah oo Canada jooga baan ahay Somalinetka waan ku cusubahay.
welcome on board ina adeer
Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq
Waa niman wadada galay oo isbaaro baabuur dhowr jeerna u dhigtay dhib baana kasoo gaadhay dad shacab ah markaa waxay la xidhiidhaa in wadada dhibka ka jirey lasoo af jaro taasna bayna hawshani la xidhiidhaa, wasiir Axmed Garaashna taasuu usoo baxay waana lagu guulaystay. Hadda ogaalkay wadadii waa nabdoon tahay oo isbaarooyinkii waa lasoo af jaray.
Waxaan kaloo maqlay kooxdii yarayd ee "SSC Hogaanka trick" waxay maalin dhowaad ku hanjabaysay "haddii aan diaspora lacag kale noo soo dirin Hargeysa baanu aadeynaa", qoladii diaspora khaasatana North America iyo Europe sheekadii waa fahmeen intii aan hore u ogayn oo xoogaagii lasoo tuuri jiray waa la joojiyey dabadeedna halkii ay awelba ku socdeen bay haddana ugu hanjabayaan dadka inta aan ogayn. Oo waa yaabe ma waxaan dhib, tafaraaruq, iyo isku dir sokeeye ahayn oo ay soo kordhiyeen baa jirta? Reerkii Guuleed Garaadna shirkii ugu danbeeyey ee Xamar Lagu xidh waa u cadeeyeen mawqifkoodii iyo dibindaabyadii ay ku hayeen beeshaas sharafta badan ee Dhulbahante oo ay u gaysatay kooxdan internetka lala wareego ee "SSC Hogaanka Trick".
"Hadaam sokeeye ha u qodin, haddii aad qodana ha dheerayn ku dhici doontaana mooyee"

Udun inadeer waxaan uu malanaya inaad ogtahay inay Puntland weligeed kusoo noqonayn Las Anod Shacab Somaliland tageersan iyo in SSC tageersan ba jooga oo cid Puntland soo hadal qada baa ma joogan. Dadka reer lasanod 9 years oo bila hormar bay soo mareen intay Puntland mesha ka talinasya which is the main reason Somaliland loo so dhoweeyay Puntlandna laa eryay. Issaq may eryin Puntland dhulbahante baa eryay walaal koley waa la socota hadaad tahay nin dhulbahante ah oo diidsan mamulka Somaliland SSC maxaa kugu diray inadeer Puntland far qaadi mayso way ogtahay inay shacabka las anod inay diidsan yihin Puntland. Dhulbahante keenay Somaliland oo uu yeedhay walaal dhulbahante uun ba ka sarreya hadday manta hoogan dhisteen oo cidan urursadeen inad tageertid wayaan waajib bay ku tahay. Just my two cents
Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq
garad13 wrote:Udun inadeer waxaan uu malanaya inaad ogtahay inay Puntland weligeed kusoo noqonayn Las Anod

walle waligeed Binti-land iyo wixii tageerba laascaanood kuso noqonmayaan, forever

Re: Koox Dablay ah oo jooga Tukaraq
I think we should give the credit where its due. Laascaanood waxaa qabsatay SL oo ka talisa, just look at the head of police in Laaska. He is not even Dhulbahante. The place is run by a guy named Col. Dhancadde. Ma rag baynu libintooda sheeganaa, ninkii reerka ah ee la socdayna waa nin shaqaale u ah SL, waa markaynu xaqiiqada ka hadalno. SL president can fire and replace any one he wants in Laaska, well tell me now it is run by Dhulbahante?garad13 wrote:Udun inadeer waxaan uu malanaya inaad ogtahay inay Puntland weligeed kusoo noqonayn Las Anod Shacab Somaliland tageersan iyo in SSC tageersan ba jooga oo cid Puntland soo hadal qada baa ma joogan. Dadka reer lasanod 9 years oo bila hormar bay soo mareen intay Puntland mesha ka talinasya which is the main reason Somaliland loo so dhoweeyay Puntlandna laa eryay. Issaq may eryin Puntland dhulbahante baa eryay walaal koley waa la socota hadaad tahay nin dhulbahante ah oo diidsan mamulka Somaliland SSC maxaa kugu diray inadeer Puntland far qaadi mayso way ogtahay inay shacabka las anod inay diidsan yihin Puntland. Dhulbahante keenay Somaliland oo uu yeedhay walaal dhulbahante uun ba ka sarreya hadday manta hoogan dhisteen oo cidan urursadeen inad tageertid wayaan waajib bay ku tahay. Just my two cents

For SSC Hogaanka trick, it is just a dream; otherwise, tell me why its supporters did not lift its finger when SL army is in the heart of Hawd? Are we kidding ourselves?
If reer Laascaanood don't want PL, do you think in PL isku dhejinayso? Meeshii laga rabona way joogi, meeshii aan dadkeenu rabina isku hawli mayso.
Mid baase wax lala yaabo ah oo ah meeshan LA rag baa qabsaday oo ka taliya waana la yaqaaana yaan inagu riwaayad isula imaan.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 39 Replies
- 1496 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 6 Replies
- 431 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 379 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 11 Replies
- 1019 Views
-
Last post by Aseelah-Raaida
-
- 3 Replies
- 395 Views
-
Last post by YummyMummy
-
- 0 Replies
- 246 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 3 Replies
- 459 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 0 Replies
- 527 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 6 Replies
- 606 Views
-
Last post by grandpakhalif