THE FRIDAY OFFENSIVE HAS JUST BEGUN (GOOD LUCK ALSHABAAB)!!
Posted: Thu Aug 26, 2010 12:17 pm
Xoogaga Alshabaab oo la wareegay wasaaradii Isboortiga Soomaaliyeed iyagoona kamaiga ku haayo Baarlamaankii hore ilaa iyo Shabeelo
Xoogaga hubeysan oo dagaalo xoogan kula jira dowladda kmg iyo Amison ayaa dagaalo xoogan cabaar kahor kusoo qaaday ciidamadda dowladda oo ku sugnaa gudaha degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.
Dagaalkaan ayaa la’isku adeegsanaayaa qeybaha kala duwan ee hubka, isla-markaana ciidamadda Xarakada Al shabaab oo kaalin fir fircooni leh dagaalka kaga qeyb qaadaneysa ayaa soo riixday ciidamadda dowladda oo u soo durqay dhanka degmada Shingaani ee magaaladda Muqdisho
Ciidamadda Midowga Afrika ee Amison ayaa waxay bilaabeyn inay ridaan madaafiicda cul culus ee ka dhaca Taangiga, hase ahaatee ciidamadda Xarakada Al shabaab oo aad mooddo inay weerarka ugu soo talla galeyn ayaa dhulka la-dhigi la’yahay
Dagaal xoogan ayaa u soo sigtay dhanka deeganada leysku haayey ee kala ah Hoteel Juuba ilaa taalada daljirka Daahsoon iyadoona ciidamada dowlada loo soo buurtay dhanka taalada xaawa taako oo wax yar u jirta xarunta madaxtooyada
Dagaalka oo mar qur ah ka bilwaaday dhanka Fiyaad ilaa iyo Juuba ayaa moodaa in xiligaan la soo buurtay ciidamada dowlada oo maal maheysatay dhaqaalo xumo xoogan taana waxay keentay in qoryaha iska dhigaan mar haday xabada bilaabato
Dagaalka oo xiligaan ka socda wasaaarada Isboortiga ee hore oo ku taalo dhanka wadamaka almukara waxaynu xiligaan u soo dhawanayaan dhanka Barlamaankii hore iyadoona dagaalka u muuqda mid lagudoonaayo in lagu qabsado xarunta madaxtooyada
Xarunta madaxtooyada awaxa aka socda dhaqdhaqaaq xoogan iyadoona hadii dagaalka sidaan ku sii socda madaxweynah loola carari doono dhanka Eraboorka mar hadii loo jiro xarunta madaxtooyada wax ka yar 2 km