Page 1 of 1

TO ALL THE BRITS IN HERE IS THIS TRUE?????

Posted: Tue Aug 09, 2005 7:49 pm
by xoogSADE14
Sida lagu qoray Jariidada la yirahdo Sunday Mail ee ka soo baxda dalkaan Ingiriiska,

in laga helay meeydkii Haweenay Soomaaliyeed oo qaxooti ku ahayd Dalka England, gaar ahaan Magaaladda Scotch-Galasgow,wuxuuna Bolisku sheegay in haweeneydaas loo malaynayo in laga soo tuuray Qaybta ay ka deganeyd dhisme ka kooban 13-Dabaq.

Haweeneydaas oo 27 sano jir ahayd, ayaa haysatay labo caruur ah oo ay ku dhashay

Dalkaan Britain(Ingiriiska) oo ay QAXOOTI ku ahayd in muddo ah.

Jariidada Sunday Mail . Warka ku qorani Ma-uusan Xusin Magaca haweeneydaas, sidoo

kale ma uusan sheegin in ay wada noolaayeen ninkeedi iyo in kale, balse Boliska

ayaa sheegay in ay wali ku guda jiraan Baaritan xoog leh oo ay ka wadaan Goobtaas.

Sidoo kale ,war isaguna ka soo baxay Boliska Dalka IRLAND (UK) ayaa lagu soo

bandhigay Shalay Masawirkii Wiil Soomaaliyeed oo lagu Magaabo FARAH AWALE NOR, oo 30kii Bishii MARSO ee Sanadkaan laga helay Maydkiisa, kanaal ku yaal IRLAND,oo lagu

magacaabo ROYAL CANAL.

Wuxuu Marxuum Farah soo galay dalka Irland, sanadii 1996kii, waxaa farax laga

gooyey Madaxa,ilaa iyo haddana lama helin, lamana garanayo ciddii dilkiisa ka

dambeysay.

ugu dambeystii nin ka tirsan Boliska Irland ayaa u soo bandhigay Soomaalida

Masawirka Farah ,si loo helo faah-faahin dheeraad ah ee ku saabsan geerida wiilkaas

la dilay.



Moxamed Shiikh Moxamud (Garyare) UK.London

Posted: Tue Aug 09, 2005 7:49 pm
by BARIIS&BASTOO_BOY
english translation please

Posted: Wed Aug 10, 2005 8:48 pm
by xoogSADE14
how about i teach you SOMALI instead, after all this place is called SOMALINET for a reason Wink

Posted: Wed Aug 10, 2005 8:52 pm
by BARIIS&BASTOO_BOY
sxb you need Paltalk buy your self a webcam and a microphone and thats your life troubles sorted

Posted: Wed Aug 10, 2005 8:54 pm
by xoogSADE14
say what now Confused one this is the only somali forum that i frequent and second why are you getting all defense when i just offered to teach you your mother tongue FOR FREE Question

Posted: Wed Aug 10, 2005 9:22 pm
by BARIIS&BASTOO_BOY
SXB i know somali its just too much to read

anyways i got many singel mother that wanna experience reer xamar doggystyle so i see you in 29mins when i am done having reer xamar doggystyle with her

Posted: Wed Aug 10, 2005 10:20 pm
by xoogSADE14
Rolling Eyes

Re: TO ALL THE BRITS IN HERE IS THIS TRUE?????

Posted: Thu Aug 09, 2007 1:09 pm
by 1_londoner
im sorry , i cant remember.

Re: TO ALL THE BRITS IN HERE IS THIS TRUE?????

Posted: Thu Aug 09, 2007 1:26 pm
by galia
xoogSADE14 write in english cos most of us can't read in somali

Re: TO ALL THE BRITS IN HERE IS THIS TRUE?????

Posted: Thu Aug 09, 2007 1:28 pm
by COSTA
^^

Idiot that was two years ago Laughing

Re: TO ALL THE BRITS IN HERE IS THIS TRUE?????

Posted: Thu Aug 09, 2007 1:36 pm
by shidow1
What the fok the britons doing here.....

Re: TO ALL THE BRITS IN HERE IS THIS TRUE?????

Posted: Thu Aug 09, 2007 1:52 pm
by galia
shidow1 most somalis live in the UK i.e europe