Barnaamij gaara oo ku Saabsan Furitaanka Jid Caalamiya oo Magaciisu Yahay 27 May oo Lagu Furay Magaalada Burco + Sawiiro
Burco(OWN)- Waxaan jecelahay inaan idiin soo gudbino Barnaamij gaara oon idiin ka soo diyaarinay Xafladii loo qabtay Furitaanka Jid Laami ah oo ay Dowladda Hoose ee Degmeda Burco ka hir gelisay Magaalada Burco, xafladaas oo lagu qabtay badhtamaha Jidka Caalamiga ah oo Magaciisu Yahay 27ka may, waxaana ka soo qayb galay Maayarka Degmadda Burco , badhasaabka, Madax-dhaqameedyo iyo dadweyne aad u tiro badan.
Barnaamijkan waxa inoo soo diyaariyey wariyaha Oodweynenews ee Magaalada Burco Maxamed Cawed Maxamed ee dhegaysi wanaagsan:–
http://oodweynenews.com/news/8476-barna ... awiro.html
A new road named 27 May opened in Burco
Moderator: Moderators
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: A new road named 27 May opened in Burco
^
Next Hargeisa has to name one 31 May
Next Hargeisa has to name one 31 May
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: A new road named 27 May opened in Burco
OO meeyey laamigii? Sawiro teendho lagu dhex jiro uun baan arkee meeyey laamigii? Waar naga taga waxaa la idiin hayaa sida qolo anaga ah oo internetka sawiro iyo propogando la wareegta, ninkii garanaya baa garanaya e. 
Re: A new road named 27 May opened in Burco
udun, those other pictures will be released later, laakinse it's official the road is named 27 may. 
- Ismail_Boss
- SomaliNetizen

- Posts: 691
- Joined: Sat Feb 21, 2009 9:12 pm
- Location: Burco - Somaliland
Re: A new road named 27 May opened in Burco
wallahi my city burco is looking nice somaliland needs to move its capital
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: A new road named 27 May opened in Burco
Crazy people, sawiradii oo dhan bey isku dhameeyeen, wadadiina wey ilaaween iney sawiraan 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 894 Views
-
Last post by BuuloXubeey
-
- 4 Replies
- 563 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 18 Replies
- 2208 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 520 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 44 Replies
- 4246 Views
-
Last post by BlackVelvet
-
- 1 Replies
- 644 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 13 Replies
- 2627 Views
-
Last post by GAMES
-
- 9 Replies
- 1103 Views
-
Last post by Murax
-
- 12 Replies
- 1986 Views
-
Last post by Zoomalia4Kucks