Tooray 3 Gees ah baa high demand noqotay in Burco area

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Tooray 3 Gees ah baa high demand noqotay in Burco area

Post by udun »

Sida aan ka akhristay warar internetka lagu qoray, magaalada Burco iyo agagaarkeeda qiimaha Toorayda ayaa aad u kacay intuu Silaanyo xukunka SL la wareegay. Waxaa la sheegayaa taageerayaashiisii inay Tooray 3 gees ah (ninkii garanaya baa garanaya e) wada tunteen oo halkaa iyo madaxtooyada SL isku shubeen. Waxaa lasoo tebinayaa in ninkii laga maqlo isagoo Siilaanyo wax ka sheegaya dhuunta Tooray 3 gees ah laga saarayo. :lol: :lol: Waad maqasheen niman xilal laga qaaday markii ay hadleen in Tooray 3 gees ah dhuunta laga saaray. :lol: :lol:

Wararku waa badan yihiin waxaa kaloo lasoo sheegayaa in hayaanku is haysto ilaa Burco ilaa madaxtooyada Hargeysa oo rarka la dul dhigay agagaarka madaxtooyada Hargaysa si loo ilaasho cidii Mr. Siilaanyo wax ka sheegta oo tooray dhuunta looga saaro. :lol: :lol:

Waar tii gaadhiga dab demiska ah ee ka dhexeeya Burco iyo Berbera waxaaba ka daran tan toorayda la wada tuntay oo ninkii hadlaba dhuunta tooray laga saarayo :lol: :lol: Kaaga darane rarku waa is haystaa ilaa madaxtooyada Hargeysa oo waa ciidamis ninkii Mr Siilaanyo wax ka sheega dhuunta laga saarayo tooray. :lol: :lol:

Rag baa tashaday. :up: :up:
Last edited by udun on Fri Aug 27, 2010 7:14 am, edited 1 time in total.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Tuutey 3 Gees ah baa high demand noqotay in Burco area

Post by ToughGong »

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”