Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Post by Runloow101 »

Way beenoowday Biciide ayaa Dekedda Berbera loo dhiibay

Rightwing & Liqaayii beenta u sheegay aan isku yara daawanno.

So far Dawladda Siilaanyo Biciide & Cumar Daahir midna lama dhadhansiin. Reer Yoonis baaba dhaama oo badhasaab ku sheegga gobol-beenaadka Saraar la siiyey + Madbacadda ... Reer Yoonis muxuu madbacad ka garanayaa
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Post by Rightwing »

Runloow

Within minute ayaan gartay inaan Maareeyuha CUSUBI ahayn Biciide. However, threadkaas aad ayaan ugu raaxaystay, waayo Siciid ayaa dhiig-kar ku kacay :lol: :lol:
again waa Ciise Muuse...what a shame :shock: :shock:
Back to the topic:

Wasiirada markii lagu dhawaaqay waataan idiin sheegay in 5 wasiir ay qaraabe yihiin first lady-iga :lol: laba wasiirna Madaxweynaha ay qaraabe yihiin. Iminkana 16 Maareeye oo HA ah oo weliba 9 Ciise muuse yihiin :lol: :lol: :lol:
Waxay cadaynaysaa in xxxx taladu ka go'do. However, waxaan rajaynayaa inay noqdaan kuwo quality leh oo dhaama dawladii qaadwalayaashu ministerska ka ahaayeen. I wish the new president well as he makes the important choices for the future. ...
Last edited by Rightwing on Fri Aug 27, 2010 1:06 pm, edited 1 time in total.
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Post by Runloow101 »

Rightwing wrote:Runloow

Within minute ayaan gartay inaan Maareeyuha CUSUBI ahayn Biciide. However, threadkaas aad ayaan ugu raaxaystay, waayo Siciid ayaa dhiig-kar ku kacay :lol: :lol:
again waa Ciise Muuse...what a shame :shock: :shock:
Back to the topic:

Wasiirada markii lagu dhawaaqay waataan idiin sheegay in 5 wasiir ay qaraabe yihiin first lady-iga :lol: laba wasiirna Madaxweynaha ay qaraabe yihiin. Iminkana 16 Maareeye oo HA ah oo weliba 9 Ciise muuse yihiin :lol: :lol: :lol:
Waxay cadaynaysaa in Aamina warris taladu ka go'do. However, waxaan rajaynayaa inay noqdaan kuwo quality leh oo dhaama dawladii qaadwalayaashu ministerska ka ahaayeen.
Waar gartaye Liqaaye mee????
Bal an sugno war wanaagsan oo kaluu soo wadaaye.

Aamina Weris waa dumaashideen oo waxba odhan maynee sheeko dhab ah aan kaaga sheekeeyo. Mid Reer Yoonis ah oo qurbaha deggan baa maqlay ninkaas hebel naagtaa ka adag oo talo kama go'do. Intuu magaaladii ay degganaayeen ugu tegey buu yidhi ninkaan naagta u dilayaa :lol: Marka islaanta ha maagine ul qaado oo DO THE RIGHT THING
milk_maan
Posts: 96
Joined: Thu Jun 12, 2008 5:32 am

Re: Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Post by milk_maan »

Runloow101 wrote:Way beenoowday Biciide ayaa Dekedda Berbera loo dhiibay

Rightwing & Liqaayii beenta u sheegay aan isku yara daawanno.

So far Dawladda Siilaanyo Biciide & Cumar Daahir midna lama dhadhansiin. Reer Yoonis baaba dhaama oo badhasaab ku sheegga gobol-beenaadka Saraar la siiyey + Madbacadda ... Reer Yoonis muxuu madbacad ka garanayaa
Abti aad baan ugu Qoslay "Reer Yoonis muxuu madbacad ka garanayaa"

You made my Friday :lol: :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Post by Rightwing »

Kan Caanalayda"MILKMAN" ahina ee abti lihi, xaguu kasoo dhacay? ma bashka jug soo dhacaa?

Runloow
Ninkaa reer yoonis rageedii ayuu ahaa. Walaahii wuxuu ka hadhay ragii ka dhiidhiyi jiray dheg xumada. Hadaan usoo noqdo topigga, waa runtaayo ma ah inaan aflagaadeeyo dumaashiday laakiinse xaalku ma ah wax la qarinkaro. Iyaduna qalad may samaynee xaajigaa inagu sii daayay.

Waxaan aad ugu farxi lahaa, haduu Hj oo dhan qadiyo oo u kiilo qabaa'ilka kale, isuna dheeli tiro. Nasiib daro seh, HA mooyee cidkale xaajigu uma arko citizen.
milk_maan
Posts: 96
Joined: Thu Jun 12, 2008 5:32 am

Re: Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Post by milk_maan »

Caanaha ayaan dadka qaar ka lisaa Rightwing adigana kulamaan haysan. Yaryar kii Sacad yoonis orodoo eryo kani waa
nin Bafarooya ah.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Post by Rightwing »

milk_maan wrote:Caanaha ayaan dadka qaar ka lisaa Rightwing adigana kulamaan haysan. Yaryar kii Sacad yoonis orodoo eryo kani waa
nin Bafarooya ah.

Bloody hell waar ma buurtii dhugukule ayaad kasoo degtay? orodoo riyahaagii iskaga noqo yabaal yahoy.
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Post by Ceelafweyn »

Odeygi Silaanyo wuxuu Biciide ku so kordhiyo iska daayo - Boosaskoodi buu Mohamed Abokor siiyey ( Kuxigeenki dekeda berbera- waligeed muse abokor kamay degin, marna basanbuur, marna cali farax).

Waxa ku jira hayada uu hada magaacey, - 2 Solomadow, 1 fahiye farah(axmed farah magta la bixiya), mid yeesif ah, 1, Xasan daahir ah = 5 Mohamed Abokor posts
1 Reer dood ah
1 Reer Yonis


War heedhe show odeygu wixii DHOOLAYARE IYO BOQOR BUURMADOW ku xaman jireen buu qabaa............Waa Habar Awal iyo Mohamed Abokor!

Dhanxiir
Maansh allah odeygi Silaanyo waakan markale ciidul-fitragi kaga farxiyey Beeshi Subeer Awal.......war subeerka ba dhacye , waxaan ku weydiyey odeygu sowkan maha qunyar siduu u wadey uu Shaydaan Hawdka ku taxay tuutihi iyo darajooyinkii Dalka............!
milk_maan
Posts: 96
Joined: Thu Jun 12, 2008 5:32 am

Re: Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Post by milk_maan »

Rightwing wrote:
milk_maan wrote:Caanaha ayaan dadka qaar ka lisaa Rightwing adigana kulamaan haysan. Yaryar kii Sacad yoonis orodoo eryo kani waa
nin Bafarooya ah.

Bloody hell waar ma buurtii dhugukule ayaad kasoo degtay? orodoo riyahaagii iskaga noqo yabaal yahoy.
Dhukukulee ayaad sheegaysaa eh Siilka cirka loo tuura Hargaysa ceeb Biciide ah buu ku dhacaa!!
Walee sidii Habar gidir waaniga 10 sano gacan libaax la wareegey!!! sheeko
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Post by Rightwing »

milk_maan

Waa runtaayoo Siilka Hargeisa cirka loo tuuraa dhalfo biciiduu jaf yidhaahdaa :lol: Laakiinse Biciidaha somalinet anaa suldaan u ah. waxay ahayd inaad xafiiskayga iska rejisgaraysid.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Post by Rightwing »

Ceelafweyn wrote:Odeygi Silaanyo wuxuu Biciide ku so kordhiyo iska daayo - Boosaskoodi buu Mohamed Abokor siiyey ( Kuxigeenki dekeda berbera- waligeed muse abokor kamay degin, marna basanbuur, marna cali farax).

Waxa ku jira hayada uu hada magaacey, - 2 Solomadow, 1 fahiye farah(axmed farah magta la bixiya), mid yeesif ah, 1, Xasan daahir ah = 5 Mohamed Abokor posts
1 Reer dood ah
1 Reer Yonis


War heedhe show odeygu wixii DHOOLAYARE IYO BOQOR BUURMADOW ku xaman jireen buu qabaa............Waa Habar Awal iyo Mohamed Abokor!

Dhanxiir
Maansh allah odeygi Silaanyo waakan markale ciidul-fitragi kaga farxiyey Beeshi Subeer Awal.......war subeerka ba dhacye , waxaan ku weydiyey odeygu sowkan maha qunyar siduu u wadey uu Shaydaan Hawdka ku taxay tuutihi iyo darajooyinkii Dalka............!



:lol: :lol: :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Post by SahanGalbeed »

:lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Post by LiQaaye_TDH »

Sorry Righwing Maybe Next time :lol: :lol: :lol:

Guys atleast we got Kuxigeenka Mareeyaha Dekadda Berbera- Xassan Dahir and they are the Native Berberawi, even thou i didnt agree with this, Silaanyo should have changed atleast the Ciise Muse from This!

Habar Jeclo got some good positions, even thou majority of them being from Maxamed Abokor, i dont agree with few things That the new goverment has done, but hay its not all about qabiil right, and its all about who's up for the job, wether its Tumaal or the Sacad Muse!

Its afur time ill be back soon!!!!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Post by The_Emperior5 »

LiQaaye_TDH wrote:Sorry Righwing Maybe Next time :lol: :lol: :lol:

Guys atleast we got Kuxigeenka Mareeyaha Dekadda Berbera- Xassan Dahir and they are the Native Berberawi, even thou i didnt agree with this, Silaanyo should have changed atleast the Ciise Muse from This!

Habar Jeclo got some good positions, even thou majority of them being from Maxamed Abokor, i dont agree with few things That the new goverment has done, but hay its not all about qabiil right, and its all about who's up for the job, wether its Tumaal or the Sacad Muse!

Its afur time ill be back soon!!!!

Yeah but liqaaye ciise muse have one minister they deserve the port and those agaasimayaal like the ayub they dident get wasiir but they got few agaasimayaal
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rightwing & LiqaayeTDH Maxaa kala haysta

Post by The_Emperior5 »

Warya rightwing just because habarawal has more people who are qualified then all the other clans for the job you claim the first lady was behind it under rayaale habarawal had the most agaasimayal and managers under rayaale two
Marka hablahanu idin siino haka dabba hadlina wa ceeb weye

Suldaan Emperior :sland:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”