Page 1 of 1

27th May road - Burco

Posted: Fri Aug 27, 2010 11:20 am
by KingWaslawi
Image

Re: 27th May road - Burco

Posted: Fri Aug 27, 2010 11:25 am
by KingWaslawi
Waar ma waxanay noo sheegayeen! Laamiga la dhisay mee???

Re: 27th May road - Burco

Posted: Fri Aug 27, 2010 11:26 am
by Keyse_0208
xagaad sawirkan ka heshay.? wheres the source

Re: 27th May road - Burco

Posted: Fri Aug 27, 2010 11:34 am
by KingWaslawi
Keyse_0208 wrote:xagaad sawirkan ka heshay.? wheres the source

Kayse youtube ayan ka helay walaal, waxan bay na lahaayeen waddo $70.000 ku baxday ayaanu dhisnay cajiib!
Miyaanay ogayn $70.000 inaanay xitaa guri villa oo qurux badan dhisayn. annana waxaanu is lahayn waa kartidii reer Burco oo bahal laamiya oo ugu yaraan half million dollar ah ku baxay, oo laba haadda ayay idiin dhiseen oo aan gaadhiga marna dhinacaa ugu caraabiyo marna daantaa kale waa tan wadada cusub ee la sheegayaa

Image

halkan kan riix :

Re: 27th May road - Burco

Posted: Fri Aug 27, 2010 11:38 am
by Keyse_0208
Northwind wrote:waxan bay na lahaayeen waddo $70.000 ku baxday

:lol: :lol: :lol:

uma malaynayo iney wax $500 ka badani wadadaa ku baxeen :lol: lacagta inta kale waxey ku baxdey casuumadaa odayaasha iyo qadadaa sharafta leh ee loo sameeyey

Re: 27th May road - Burco

Posted: Fri Aug 27, 2010 11:45 am
by KingWaslawi
Keyse_0208 wrote:
Northwind wrote:waxan bay na lahaayeen waddo $70.000 ku baxday

:lol: :lol: :lol:

uma malaynayo iney wax $500 ka badani wadadaa ku baxeen :lol: lacagta inta kale waxey ku baxdey casuumadaa odayaasha iyo qadadaa sharafta leh ee loo sameeyey
Walahi waa khasaare dheh. Waar dawladan cusub baa layska dhaadhicinayaa oo la is leeyahay madaxweynaha dhagta ha loogu rido waday dhiseen dawladii hoose ee Burco.

Wadadani ma sii socod uunbaa tolow mise labada dhinacba!