President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULES)
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULES)
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa shalay gurigiisa ugu yeedhay Safiirka Itoobiya u fadhiya Hargaysa isaga oo ugu hanjabay inuu Dalka ka saari doono hadii aanay Dawladiisu cadayn waxay ka daba gurayso Xukuumadiisa cusub.
Cadhada Madaxwaynuhu kula dhacay Safiirka waxay ka danbaysay markii ay waftigii Ingiriiska ee Dalka ka anbabaxay Daraad ee uu Hogaaminayay Safiirka ingiriiska u fadhiya Ethopia uu Madaxwaynaha soo gaadhsiiyay tuhuno ay Dawlada Itoobiya ka qabto Xukuumadiisa Cusub, isaga oo la kulmay Xubno ka tirsan Xukuumada Siilaanyo si uu u baadho eedaymaha ay Dawladiisu la daba taagan tahay Golaha Wasiirada Xubno ka mid ah.
Sida ay wararku sheegayaan Madaxwaynahu waxa uu si adag ula hadlay Safiirka Itoobiya oo uu ka dalbaday inay Dawladiisu Sharaxaad ka bixiso sababta ay tuhunada iyo Eedaymaha ula daba socoto Xukuumadiisa, taasoo sida la sheegay uu Safiirkuna ka gaabsaday inuu faah faahin ka bixiyo. Hase yeeshee Madaxwaynuhu wuxuu si adag oo ay ka muuqato diidmo uu ka biyo diiday dhaqdhaqaaqyada Itoobiya ay ku daba gurayso Xukuumadiisa ayuu ula hadlay Safiirka, taasoo gaadhay xad uu ugu hanjabay inuu Dalka ka eryi doono hadii aanay Dawladiisu ka dayn faro-galinta ay ku hayso Xukuumadiisa Cusub.
Sida ay sheegeen warar ku dhaw dhaw kulanka ay labada dhinac wada yeesheen Shalay waxa circa ku sii shareeray Dalab ay Xukuumada Itoobiya kaga dalbanayso Madaxwayne siilanyo inuu Itoobiya ku tago, taasoo dhawr jeer oo hore uu ka muquurtay, balse hada ay cadaadis ku saarayaan inuu aqbalo si ay wax uga waydiiyaan arrimaha ay ka shakisan yihiin ee ku gedaaman Xukuumadiisa iyo tuhuno ay ka qabaan Gobolada Bari Sool iyo Sanaag kuwaasoo ay u arkaan inay Xukuumadu ka gaabisay Sugida Nabad-galyadooda, isla markaana ay u arkaan inay bar kulan u yihiin Kooxaha Xag jirka ah, iyada oo Itoobiya ka cabsi qabto inay goobahaasi yihiin Galgalada Somaliland.
Sida la ogyahay waxa baryahaba isa soo tarayay wararka ka hadlaya in Itoobiya iyo Xukuumada cusub ee Somaliland aanay isku sanbanaanayn isla markaana ay Biyo hoostood iska hirdiyayaan, kuwaasoo labada dhinac midkoodna aanu ilaa hada si toos ah uga hadal.

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULE
good news.Ethiopia waa cadowga 1:aad e somaliland iyo somali oo dhan.Wax faaido ah oo Ethiopia ku qabnaa ma jirto markaa waa ina ninka qunsuliyada Hargeysa u fadhiya la eryo oo xuduudana laga xidho hadday siyaasada somaliland soo farageliyaan. Somaliland ina la ictiraafo way kasoo horjeedaan oo iyaga daraadood ayaa loo ictiraafi la`yahay.Anigu waxaan odhan lahaa qoladaa xidhiidhka haloo gooyo oo Jabuuti iyo Eritrea aynu xidhiidh fiican aynu la yeelano.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULE
kaliil wrote:good news.Ethiopia waa cadowga 1:aad e somaliland iyo somali oo dhan.Wax faaido ah oo Ethiopia ku qabnaa ma jirto markaa waa ina ninka qunsuliyada Hargeysa u fadhiya la eryo oo xuduudana laga xidho hadday siyaasada somaliland soo farageliyaan. Somaliland ina la ictiraafo way kasoo horjeedaan oo iyaga daraadood ayaa loo ictiraafi la`yahay.Anigu waxaan odhan lahaa qoladaa xidhiidhka haloo gooyo oo Jabuuti iyo Eritrea aynu xidhiidh fiican aynu la yeelano.
I welcome this

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULE
kaliil wrote:good news.Ethiopia waa cadowga 1:aad e somaliland iyo somali oo dhan.Wax faaido ah oo Ethiopia ku qabnaa ma jirto markaa waa ina ninka qunsuliyada Hargeysa u fadhiya la eryo oo xuduudana laga xidho hadday siyaasada somaliland soo farageliyaan. Somaliland ina la ictiraafo way kasoo horjeedaan oo iyaga daraadood ayaa loo ictiraafi la`yahay.Anigu waxaan odhan lahaa qoladaa xidhiidhka haloo gooyo oo Jabuuti iyo Eritrea aynu xidhiidh fiican aynu la yeelano.

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULE
Dadka qaar baa ku dooda Ethiopia berigii halganka ayay ina caawin jirtay. Waa run oo xoogaa way ina caawiyeen laakiin jabhad walba oo dawladii somalia la dagaalamaysay ayay caawin jireen oo waxay rabeen inay dawladii somalia ka takhalusaane jacayl ay ina jecelyihiin ma ahayn.Ilaa hadda ayay somali oo dhan hubeeyaan, somaliland, puntland, dawlada somalia, Ahlusunna waljameeca iyo warlordska kale oo dhan iyagaa hubka siiya oo inay isku madhaan ayay rabaan. somali ma kala jecla.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULE
kaliil wrote:Dadka qaar baa ku dooda Ethiopia berigii halganka ayay ina caawin jirtay. Waa run oo xoogaa way ina caawiyeen laakiin jabhad walba oo dawladii somalia la dagaalamaysay ayay caawin jireen oo waxay rabeen inay dawladii somalia ka takhalusaane jacayl ay ina jecelyihiin ma ahayn.Ilaa hadda ayay somali oo dhan hubeeyaan, somaliland, puntland, dawlada somalia, Ahlusunna waljameeca iyo warlordska kale oo dhan iyagaa hubka siiya oo inay isku madhaan ayay rabaan. somali ma kala jecla.
kaliil wa runta somaliland markastaba wa inay interestkooda eegaan ethiopia wax inoga yimada ma jirto oo aan qaad ahayn qaadka na inaga beeran karna Ethiopia ma jecla dawladnimadeena sabbab somaliland hada la aqoonsado , somaliland quwad weyn bey yeelanaysa iyada marka Ethiopia u hanjabaysa tasu ka baqaya, iyo dee beelaha assal ahaan ka soo jeeda somaliland eeh degen ethiopia oo ay ka baqayaan in lugu so hubeyo. Ethiopia gaajadooda ha inagala joogan dhulkooda we dont need them new port manager new wasiir maaliyad and a new sherif in town sxb somaliland ha noolato
Re: President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULE
Somaliland wa qaran madax banaan ee maha Kililka shanaad ee itobiya.
- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULE
Asad,AsadSL wrote:Somaliland wa qaran madax banaan ee maha Kililka shanaad ee itobiya.
the fact of the matter is without Ethiopia's support the so called Somaliland will not able to survive

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULE
The_Emperior5 wrote:[
kaliil wa runta somaliland markastaba wa inay interestkooda eegaan ethiopia wax inoga yimada ma jirto oo aan qaad ahayn qaadka na inaga beeran karna Ethiopia ma jecla dawladnimadeena sabbab somaliland hada la aqoonsado , somaliland quwad weyn bey yeelanaysa iyada marka Ethiopia u hanjabaysa tasu ka baqaya, iyo dee beelaha assal ahaan ka soo jeeda somaliland eeh degen ethiopia oo ay ka baqayaan in lugu so hubeyo. Ethiopia gaajadooda ha inagala joogan dhulkooda we dont need them new port manager new wasiir maaliyad and a new sherif in town sxb somaliland ha noolato

Re: President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULE
He came in with votes so i dont think he'll be ousted anytime soon. Somaliland isn't the lawless south.Newhargeisagirl wrote:Asad,AsadSL wrote:Somaliland wa qaran madax banaan ee maha Kililka shanaad ee itobiya.
the fact of the matter is without Ethiopia's support the so called Somaliland will not able to surviveLanders should unite to get rid of this 80 year old man before he ruins our especial relationship with Ethiopia
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULE
Kalil inadeer sax wa sida Ethiopia wa inay ogaato anagu arimaha Ethiopia ma so fara galineyno tayada ha so fara galin its simple as that iyada Somaliland u bahan they need a port we don’t need a port haday Somaliland is leeyihin jabhado ku kicii dee xidiidhka oo dhan ba laga goosan ya ka futto xun xabashida markaas. Onlft beynu xita ku soo hubeyn ya wax ku wayaya iyaga wax ku wayaya., qollada buhoodle fadhida war iyago ethiopianka waxba ku so kordhin kari mayaan xita haday is yidhahan buhoodle banu rabna bay ku odhan melez , melez na wu yaabay buhoodle maxay ahayd lol.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULE
waa runtaa. Hadday qas bilaabaan iyagaa ku khasaaraya.Haddii loo hanjabo oo la yidhaahdo mucaaradkiina ayaanu soo dhowaynaynaa ayay isku xaarayaan.Tobanaan jabhadood oo hubaysan ayaa Ethiopia ka dagaalama oo haddaynu xuduuda u furno oo xagan Ethiopia kaga duula nidhaahdo bil gudaheed ayay Ethiopia ku burburaysaa.inagu iyaga waxba uma dhoofino,iyagana qaadkaa oo dhulkeena ku beeran karno ayuun baa inagasoo gala.The_Emperior5 wrote:Kalil inadeer sax wa sida Ethiopia wa inay ogaato anagu arimaha Ethiopia ma so fara galineyno tayada ha so fara galin its simple as that iyada Somaliland u bahan they need a port we don’t need a port haday Somaliland is leeyihin jabhado ku kicii dee xidiidhka oo dhan ba laga goosan ya ka futto xun xabashida markaas. Onlft beynu xita ku soo hubeyn ya wax ku wayaya iyaga wax ku wayaya., qollada buhoodle fadhida war iyago ethiopianka waxba ku so kordhin kari mayaan xita haday is yidhahan buhoodle banu rabna bay ku odhan melez , melez na wu yaabay buhoodle maxay ahayd lol.
Re: President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULE
Itoopiya waxay rabtaa In lasoo hoos fadhiisto, oo Iyada Dependent lagu ahaado.Somalina sankay ka haysataa oo midba midka kalay hubka hoosta ooga dhiibaysaa.Waxay hata saan u arko ka xuntahay Silanyo raguu dowlada xilalka ka siiyay iyo walima rag kaloo ku xidhan ururka Siilaanyo, mida labaad waa Siilanyo oo diiday in dagaalada Sool,Sanaag iyo Cayn sidii Riyaale u wado iyo Puntland uu iyadana wadahal la furtay amaba uu xidhiidhkii hore wax ka badalay.
Anigu sidaan maqlay Itoopiya markii ay UDUB sii baxaysay guryaha Dowlada xitaa gaday tidhi kuwii oo meeshii oo gaba gaba ah buu Siilanyo oogu tagay...kolay waa arin aan maqlay.
Siilanyo ha u daneeyo dowladiisa iyo dadkuu matalo.
Anigu sidaan maqlay Itoopiya markii ay UDUB sii baxaysay guryaha Dowlada xitaa gaday tidhi kuwii oo meeshii oo gaba gaba ah buu Siilanyo oogu tagay...kolay waa arin aan maqlay.
Siilanyo ha u daneeyo dowladiisa iyo dadkuu matalo.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULE
EEGA9 wrote:Itoopiya waxay rabtaa In lasoo hoos fadhiisto, oo Iyada Dependent lagu ahaado.Somalina sankay ka haysataa oo midba midka kalay hubka hoosta ooga dhiibaysaa.Waxay hata saan u arko ka xuntahay Silanyo raguu dowlada xilalka ka siiyay iyo walima rag kaloo ku xidhan ururka Siilaanyo, mida labaad waa Siilanyo oo diiday in dagaalada Sool,Sanaag iyo Cayn sidii Riyaale u wado iyo Puntland uu iyadana wadahal la furtay amaba uu xidhiidhkii hore wax ka badalay.
Anigu sidaan maqlay Itoopiya markii ay UDUB sii baxaysay guryaha Dowlada xitaa gaday tidhi kuwii oo meeshii oo gaba gaba ah buu Siilanyo oogu tagay...kolay waa arin aan maqlay.
Siilanyo ha u daneeyo dowladiisa iyo dadkuu matalo.
Ethiopia talks to much bulshit kulaha qoloyihin alshabaab ka la xidhan wa kuwe hada la weydiyo they shut the hell up Ethiopia waxay jeceshahay inay somaliland dependent ku ahato oo la yidha abo melez maxaad no haysa fuck that, Ethiopia has nothing to offer somaliland hanaga la tagan cudurkooda iyo gaajadooda iyo aidskooda , daahir rayaale isagu iska yesman bu aha silanyo wa jabhad yarkan Adis fadhiyana wuxu ah jabhad, Silanyo wa smart qollada dhulbahante wabu la heshiiyey gudi bu u xil saaray jaggoyin waweyn na wu siiye wa siyasi bal Ethiopia waxy sheegeyso banu eegeyna
Re: President Silanyo Tells Ethiopia IM NOT RIYOLE (New RULE
Saan u arko Itoopiya
* Slan masoo weerari karto oo taag intaa la'eg ma hayso
*Mucaarad hubeysan oo ay taagerto ma hayso si ay oogu cidhiidhiso taliska
*Ganacsi kama Joojin karto oo 95%, ganacsiga Somaliland waa Hararge ilaa Dhulkaa Ogaden kaana waligiiba si natural ah ayuu u socday.Haday Joojisana amar luga badan ku taagan maha.
Maxay sameyn kartaa weeye suaashu?
*Somaliya iyo Qaranimadeeda oo buunbuuniso si ay oogu xumeyso Silanyo
*maxaa hadhay Dowladaha aduunka oo ay ku dirto Silanyo taasna wax ma tarayso oo Itoopiya sumcad ku ma leh aduunka waxa kaliyee loo isticmaalaa waa argagixiso la dagaal iyo arima la xidhiidha.
Markaa Itoopiya Iyaday ku kacsantahay Qoymiyadaha dhamaan dega Axmaaro ilaa Kuwa biraha afka oogu Jiro.Yaana laga cabsan.
Anigu shakhsi ahaan Itoopiya Iyo Slan Xidhiidhkeeda waxba igama gelin laakiin in xidhiidhku isku badalo Dowlad la adeegsado Iyo dowlad amar bixisa inay noqoto xidhiidhka ma aha sidii Riyaale.
Waa opinion.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1829 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 398 Views
-
Last post by samatar133
-
- 17 Replies
- 994 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 38 Replies
- 2247 Views
-
Last post by Basra-
-
- 5 Replies
- 1325 Views
-
Last post by -[-_-]-
-
- 18 Replies
- 1284 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 2 Replies
- 572 Views
-
Last post by udun
-
- 16 Replies
- 1763 Views
-
Last post by 1_londoner
-
- 25 Replies
- 1671 Views
-
Last post by Honestbroker
-
- 15 Replies
- 1029 Views
-
Last post by KacdoonSool