Pirate visits buuro wadal
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Pirate visits buuro wadal
Garoowe:Madaxweyne Faroole oo si kedis ah u tagay Buurawadal…(Warbixin).
27. august 2010
APL
Garoowe:(Allpuntland)-Madaxweynaha dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa galabta si kedis ah booqasho aanan horay looshaacin ku tagay Deegaanka Buura Wadal oo 30-km ujirta Caasimada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed islamarkaasna katirsan Gobolka aysan dawlada Puntland maamulin ee Sool.
Safarka Madaxweyne Faroole oo ay ku weheliyeen Tiro Wasiiro ah oo ay kamid yihiin Wasiiro Xigeenada Maaliyada & Dekedaha ee dawlada Puntland ayaa sidoo kale waxaa ku wehelisay Saraakiil kale oo ay kamidyihiin Lataliyeyaasha sarsare ee Madaxweynaha dawlada Puntland,Waxaana uu madaxweynuhu muddo kooban un dabadeed gaaray Deegaanka Buuro Wadal oo ay tahay markii ugu horeeyey oo uu booqdo kudhawaad labadii sano ee uu Xafiiska Madaxtinimo ee dalka joogay.
Madaxweynaha ayaa la hadlay shacabka magaalada Buura Wadal,waxaana uu ka dhagaystay baahiyahooda dhanka Arimaha Bulshada,gaar ahaan Amaanka,Biyaha,Caafimaadka & Waxbarashada,waxaana uu madaxweynuhu sheegey in Dawladiisu aysan waxba ka hagran doonin shacabka Buurawadal & guud ahaan dadka reer Sool oo uu sheegey in Xukuumadiisu ay si gaar ah uga warhayn doonto xaaladahooda kaladuwan,Mase soo qaadin Madaxweynuhu in xukuumadiisu ay dib u soo celin doonto gobolada Puntland kamaqan.
Madaxweyne Faroole ayaa sidoo kale booqday Xarumaha Biyaha,Caafimaadka,Waxbarashada & Talisyada ciidamada ee Buura Wadal,waxaana uu halkaas Warbixino ka dhagaystay saraakiisha kaladuwan ee halkaas kusugan,Waxaana uu intaas kadib kusoo noqday Magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland oo uu awalba isla galabta ka tagay,Waxaana ay Buura Wadal mudo dheer talis u ahayd Odayaal & siyaasin kaladuwan oo markii danbe sameeyey Jabhadda SSC.
Madaxweynaha Dawlada Puntland & Saraakiisha safarka ku wehelisa ayaa waqti kooban kusugnaa deegaanka Buurawadal,waxaana aad loo adkeeyey amaanka deegaankaas,iyadoo si gaar ah loo adkeeyey Amaanka geed aad uweyn oo uu shir kula qaatay bulshada kudhaqan Buura-wadal,Waxaana aad loo hadal hayaa Safarka Madaxweynaha oo aanan la shaacin islamarkaasna aanan loo sheegin cidkasta oo aysan qusaynin.
Warar hoose oo ay APL safarkaas ka helayso ayaa kusoo waramaya in kahor intii uusan Madaxweynuhu halkaas tagin ay Wasiirada kasoo jeeda SSC gobolada la’isku yiraahdo ay googol xaar ahaan maalmihii lasoo dhaafay si isdabajoog ah u booqanayeen Deegaanadaas,Waxaana safarkii ugu danbeeyey saacado kahor kasoo noqday Tiro Wasiiro ah oo gaartay deegaanka Tukaraq oo ah halka ugu fog oo ay ciidanka Puntland joogaan.
Cabdiqani Xayir
Allpuntland

Re: Pirate visits buuro wadal
DHulbahante need to chase this pirate away from their land 

Re: Pirate visits buuro wadal
Ma madaxweynahayaga baa leedahay hala eryo oo waliba kus heegi pirate? Waryaa madaxweynahayaga amaan sii, orodoo oo ka walaac meeshii Hargeysa oo dadkii cusbaa oo dhami wada tunteen TOORAYOThe_Emperior5 wrote:DHulbahante need to chase this pirate away from their land

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Pirate visits buuro wadal
Madaxweynaha ku leh Dhulbahante wa argagixso baad madaxweyne u haysata 

Re: Pirate visits buuro wadal
Waa nin Harti maxa loo eryaya even though we dont support Punland bring Abdulahi Yusuf back then maybe, but this dude is fake i dont trust a word the comes out of his mouth. If this man is not stopped Harti oo dhan by isku dirayaa hes the worst thing that ever happened to puntland which is why i dont support puntalnd nomore.
Re: Pirate visits buuro wadal
faroole is the best thing the ever happened to binti-land becuase his presidency has exposed Binti-land for the sham it real is. 

Re: Pirate visits buuro wadal
udun wrote:
Ma madaxweynahayaga baa leedahay hala eryo oo waliba kus heegi pirate? Waryaa madaxweynahayaga amaan sii, orodoo oo ka walaac meeshii Hargeysa oo dadkii cusbaa oo dhami wada tunteen TOORAYO![]()
oo ninkii hadlaba dhuunta laga saarayo toorayo.
![]()
Is Faroole your president? WTF. Ileen Majerteen ayaa tahaay.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Pirate visits buuro wadal
Executive wrote:udun wrote:
Ma madaxweynahayaga baa leedahay hala eryo oo waliba kus heegi pirate? Waryaa madaxweynahayaga amaan sii, orodoo oo ka walaac meeshii Hargeysa oo dadkii cusbaa oo dhami wada tunteen TOORAYO![]()
oo ninkii hadlaba dhuunta laga saarayo toorayo.
![]()
Is Faroole your president? WTF. Ileen Majerteen ayaa tahaay.

Re: Pirate visits buuro wadal
No, I am Dhulooz and PLer. Ok tell me now if that bothers you? Btw, Faroole is in Tukaraq today unless you have not heard it. Ok sister/brother Executive tell me who is your president since you ask mine?Executive wrote:udun wrote:
Ma madaxweynahayaga baa leedahay hala eryo oo waliba kus heegi pirate? Waryaa madaxweynahayaga amaan sii, orodoo oo ka walaac meeshii Hargeysa oo dadkii cusbaa oo dhami wada tunteen TOORAYO![]()
oo ninkii hadlaba dhuunta laga saarayo toorayo.
![]()
Is Faroole your president? WTF. Ileen Majerteen ayaa tahaay.
I think some of reerka have a plain inferiority complex and always blame MJ for their own shortcomings. I just wonder who is stopping us to make a change to your situation? I personally can never be in the blame game and have no inferiority complex against any clan.
Can you tell us if you are he/she?
Re: Pirate visits buuro wadal
Shoot the Bastard on Sight!
EMeperess plz stay in ur section ur not welcomed here.

EMeperess plz stay in ur section ur not welcomed here.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Pirate visits buuro wadal
i dont come here often mar mar iyo dhif when the pirate does something funny uun baan yara imada
Baby girl wamaxay caydu dont attack the messanger newska wax ka sheeg
Baby girl wamaxay caydu dont attack the messanger newska wax ka sheeg

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Pirate visits buuro wadal
I don't know what Faroole ever did to these people. 
Is it cuqdad or some kind of inferiority complex? Either way, he will liberate Lascanood with mujahid Cabdisamad Cali Shire.

- 1nemansquad
- SomaliNet Super
- Posts: 11434
- Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
- Location: Over here and over there
Re: Pirate visits buuro wadal
There is n such thing as Dhulos Puntlander, you either Dhulbahante or your not ..
Re: Pirate visits buuro wadal
Who are you to make that call? Man, you are fool of nacnac.1nemansquad wrote:There is n such thing as Dhulos Puntlander, you either Dhulbahante or your not ..
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 564 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 5 Replies
- 649 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 1854 Views
-
Last post by AbdiCushite
-
- 1 Replies
- 1781 Views
-
Last post by Hulkujir
-
- 5 Replies
- 464 Views
-
Last post by GAMES
-
- 1 Replies
- 5754 Views
-
Last post by Boqor__Daarod
-
- 2 Replies
- 864 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 14 Replies
- 1624 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 4 Replies
- 479 Views
-
Last post by Tallman77
-
- 12 Replies
- 573 Views
-
Last post by Quruxley