Amoud Foundation feeding the poor beggars of Gabiley

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Amoud Foundation feeding the poor beggars of Gabiley

Post by RuralMan08 »

Who are the real beggars, they feed you and you still are ungrateful. Typical Sacad Muse beggars. Reer Awdal feed their orphans because they dont care about eachtther. Missskiiiiiiiiiiiiin. You hate us yet we feed your kids :lol: :lol: :lol: :lol:



Gabilay(Bnn)Hay'ada Amoud Foundation oo ka mid ah Hay'ad Caalamiya Kanag hawl gasha, Geeska afrika, Saldhigeeda wayn ee laga hagaana uu ku yaalo dalka Maraykanka , gaar ahaan Dallas,waxaa sidoo kale si gaar ah looga leeyahay Hay'adan u gargaarta carruurta Agoonta, ee ku nool gobolada Somaliya iyo bariga kenya,Gobolada Awdal/Salal, aqoon yahano ka soo jeeda, waxa ayna gobolka awdal, gaar ahaan ka fuliyeen, mashaariic iskugu jirta, u gargaarida agoonta, iyo mashaariic kale oo ay ugu wayntahay, dhakhtarka wayn ee Al-Xayaat Hospital oo ay ku wareejiyeen, qaybta caafimaadka jaamacada Cammuud.
Hadaba, deeq raashin ah, oo iskugu jrta, Bariis, Bur , Sonkor iyo Saliid,Xarunta agoomaha ee Gabiley, Xaruntan ayaa waxaa ku jira, aqoon kor u dhaafaya,80Sideetameeyo, kuwaas oo u badan wiilal.Deeqdan ayaa waxaa gudoonsiiyay, Wakiilka u fadhiya Jamhuuriyada Somaliland, Hay'adan Cammuud Foundation, Al-Xaaji C/wahaab Cigeh Axmed, waxaana halkaas kala wareegay, Mas'uulka gacanta ku haya xaruntan agoomaha Gabilay, iyo Gudoomiyaha Gabilay.
Munaasabadan ayaa waxaa ka hadlay, dad dhawr ah, waxa ayna dhamaantood sheegeen, in ay aad ugu mahadnaqayaan, hay'adan Cammuud Foundation, waxa ayna halkaas ka sheegeen in ay garab taagan yihiin Hay'adan wixii mashaariic ah ee khayriya ee ay ka fulinayaan , gobolkan gabiley.

Image
Image
Image
Image
Image[/quote]
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”