Page 1 of 2

One of the oldest clerics of Somaliland passed away

Posted: Fri Aug 27, 2010 9:04 pm
by The_Emperior5
Hargeysa: Sheekh Ka Mid Ahaa Culimo Aw Diinka Waa-weyn Ee Somaliland Oo Maanta Hargeysa Ku Geeriyooday Caawana La Aasay
Hargeysa (Oodweynenews)- Alle ha u naxariistee Sheekh Ismaaciil Sheekh Xasan Sheekh Ismaaciil oo ka mid ahaa culimo Aw diinka waa-weyn ee Somaliland oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa, ayaa caawa is-la Hargeysa lagu aasay.
Aaska sheekha oo ay ka qayb-galeen culimo aw diin iyo weliba dadweyne aad u fara badan, ayaa waxa lagu aasay xabaalaha ku yaala bariga magaalada Hargeysa.

Rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyee Sheekh Ismaaciil Sheekh Xasan, waxa uu ka mid ahaa culimada faro-ku-tiriska ah ee ka nool culimo aw diinka waa-weyn ee reer Somaliland, isaga oo muddo 30 sannadooda ahaa Imaamka Masjid-jaamicii ugu horeeyey ee Somaliland, isla markaana waxa uu door-weyn ka soo qaatay dhigista iyo fidinta diitna Islaamka. waxaana uu ka mid ahaa dadkii nasiibka u helay inay diinta ku bartaan waddankooda, isla markaana safarka diineed ugu tegi jiray culimadii diinta dhigi jirtay ee Itoobiya.

Waxa kale oo uu Sheekhu ahaa Qaadi iyo weliba xaakim ku shaqayn jiray Diinta Islaamka, isaga oo aqoon-dheer u lahaa fahamka ku camal-falka Diinta Islaamka.

Sida uu noo xaqiijiyey Yaxye Sheekh Ismaaciil muddooyinkii ugu dambeeyey-ba Sheekhu iska dhul-yaal ayuu ahaa, oo waxa isugu damray da’ iyo xanuuno kala duwan.
“Aabbahay waxa uu ka soo jeeda durriyad reer Sheekh ah, oo waa Sheekh Xasan Sheekh Ismaaciil Sheekh Xasan Sheekh Faarax, waxaana uu ka mid ahaa culimadii waa weynayd ee Soomaliyadii hore iyo Somaliland-ba.” Ayuu yidhi Yaxye Sheekh Ismaaciil.

Mar uu ka hadlayay tirada guud ee Awlaada uu Sheeku dhalay iyo kuwa ay sii dhaleen-ba, waxa uu yidhi “Aabahay Sheekh Xasan waxa uu lahaa Afar Xaasa, waxa ay Awlaadiisu guud ahaan ahayd 45, waxa hadda u noolaa 25, iyaga iyo Inta ay dhaleen marka la isku darro ilaa 500 qof way gaadhayaan.”

Ugu dambayntii Bahda Oodweynenews.com, waxa ay tacsi u dirayaan guud ahaan ehelkii, qaraabadii, culimo aw diinta iyo shacweynaha reer Somaliland, geeridaa ku timi alle ha u naxariistee Sheekh Ismaaciil Sheekh Xasan Skeekh Ismaaciil


Image

Re: One of the oldest clerics of Somaliland passed away

Posted: Fri Aug 27, 2010 9:11 pm
by Siciid85
AUN, may allah grant him paradise, sheikh Ismaaciil Sheikh Xasan.

Re: One of the oldest clerics of Somaliland passed away

Posted: Fri Aug 27, 2010 9:39 pm
by ToughGong
AUN

Re: One of the oldest clerics of Somaliland passed away

Posted: Fri Aug 27, 2010 9:46 pm
by grandpakhalif
AUN may Allah grant him jannah

Re: One of the oldest clerics of Somaliland passed away

Posted: Fri Aug 27, 2010 11:16 pm
by Goljano Lion
AUN qolamu ahaa

Re: One of the oldest clerics of Somaliland passed away

Posted: Sat Aug 28, 2010 12:44 am
by lali99
AUN amiin

Re: One of the oldest clerics of Somaliland passed away

Posted: Sat Aug 28, 2010 5:18 am
by Mzbeautifull
AUN amiin

Walahi thats why I want to die young I don't want to get too old ..

Re: One of the oldest clerics of Somaliland passed away

Posted: Sat Aug 28, 2010 6:41 am
by IRONm@N
Couldn't they picture the Sheikh in a more dignified way, than picturing him sad in his death bed looking depressed, wearing a white-tee.

Re: One of the oldest clerics of Somaliland passed away

Posted: Sat Aug 28, 2010 7:41 am
by qoraxeey
Alle ha uu naxaristo :rose:

Re: One of the oldest clerics of Somaliland passed away

Posted: Sat Aug 28, 2010 7:43 am
by Basra-
Somaliland had a cleric?? :o Was he twisted athiest father? :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: One of the oldest clerics of Somaliland passed away

Posted: Sat Aug 28, 2010 7:54 am
by qoraxeey
basra shut your fat adoons lips up


yaaqee have some respect for the dead :x

Re: One of the oldest clerics of Somaliland passed away

Posted: Sat Aug 28, 2010 7:56 am
by TheLoFather
AUN
Rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyee Sheekh Ismaaciil Sheekh Xasan, waxa uu ka mid ahaa culimada faro-ku-tiriska ah ee ka nool culimo aw diinka waa-weyn ee reer Somaliland, isaga oo muddo 30 sannadooda ahaa Imaamka Masjid-jaamicii ugu horeeyey ee Somaliland, isla markaana waxa uu door-weyn ka soo qaatay dhigista iyo fidinta diitna Islaamka. waxaana uu ka mid ahaa dadkii nasiibka u helay inay diinta ku bartaan waddankooda, isla markaana safarka diineed ugu tegi jiray culimadii diinta dhigi jirtay ee Itoobiya.
if that is true it must mean the deen of islam is fairly new to that part of the Horn of africa, or the pratical implementation of the deen is new?

Does this mean that before this masjid was build there was no masjid-jaamacs in all of somaliland?.. why was this were not the people of somaliland all muslims or was it that they all lived in one man/one family villages in the past where veryone prayed salaat on their own???

Re: One of the oldest clerics of Somaliland passed away

Posted: Sat Aug 28, 2010 8:02 am
by Basra-
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: One of the oldest clerics of Somaliland passed away

Posted: Sat Aug 28, 2010 8:03 am
by TheLoFather
Basra- wrote::lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
why you laughing walaalo?

Re: One of the oldest clerics of Somaliland passed away

Posted: Sat Aug 28, 2010 8:52 am
by Basra-
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: