Buurawadal xagee sool kaga taalaa?
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Buurawadal xagee sool kaga taalaa?
FIKRAD iyo FALANQAYN KA DHIIBO WARKAAN, KU QOR FORM-KA DHAMAADKA WARKAAN YAAL
Garoowe:(Allpuntland)-Madaxweynaha dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa galabta si kedis ah booqasho aanan horay looshaacin ku tagay Deegaanka Buura Wadal oo 30-km ujirta Caasimada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed islamarkaasna katirsan Gobolka aysan dawlada Puntland maamulin ee Sool.
Safarka Madaxweyne Faroole oo ay ku weheliyeen Tiro Wasiiro ah oo ay kamid yihiin Wasiiro Xigeenada Maaliyada & Dekedaha ee dawlada Puntland ayaa sidoo kale waxaa ku wehelisay Saraakiil kale oo ay kamidyihiin Lataliyeyaasha sarsare ee Madaxweynaha dawlada Puntland,Waxaana uu madaxweynuhu muddo kooban un dabadeed gaaray Deegaanka Buuro Wadal oo ay tahay markii ugu horeeyey oo uu booqdo kudhawaad labadii sano ee uu Xafiiska Madaxtinimo ee dalka joogay.
Madaxweynaha ayaa la hadlay shacabka magaalada Buura Wadal,waxaana uu ka dhagaystay baahiyahooda dhanka Arimaha Bulshada,gaar ahaan Amaanka,Biyaha,Caafimaadka & Waxbarashada,waxaana uu madaxweynuhu sheegey in Dawladiisu aysan waxba ka hagran doonin shacabka Buurawadal & guud ahaan dadka reer Sool oo uu sheegey in Xukuumadiisu ay si gaar ah uga warhayn doonto xaaladahooda kaladuwan,Mase soo qaadin Madaxweynuhu in xukuumadiisu ay dib u soo celin doonto gobolada Puntland kamaqan.
Madaxweyne Faroole ayaa sidoo kale booqday Xarumaha Biyaha,Caafimaadka,Waxbarashada & Talisyada ciidamada ee Buura Wadal,waxaana uu halkaas Warbixino ka dhagaystay saraakiisha kaladuwan ee halkaas kusugan,Waxaana uu intaas kadib kusoo noqday Magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland oo uu awalba isla galabta ka tagay,Waxaana ay Buura Wadal mudo dheer talis u ahayd Odayaal & siyaasin kaladuwan oo markii danbe sameeyey Jabhadda SSC.
Madaxweynaha Dawlada Puntland & Saraakiisha safarka ku wehelisa ayaa waqti kooban kusugnaa deegaanka Buurawadal,waxaana aad loo adkeeyey amaanka deegaankaas,iyadoo si gaar ah loo adkeeyey Amaanka geed aad uweyn oo uu shir kula qaatay bulshada kudhaqan Buura-wadal,Waxaana aad loo hadal hayaa Safarka Madaxweynaha oo aanan la shaacin islamarkaasna aanan loo sheegin cidkasta oo aysan qusaynin.
Warar hoose oo ay APL safarkaas ka helayso ayaa kusoo waramaya in kahor intii uusan Madaxweynuhu halkaas tagin ay Wasiirada kasoo jeeda SSC gobolada la’isku yiraahdo ay googol xaar ahaan maalmihii lasoo dhaafay si isdabajoog ah u booqanayeen Deegaanadaas,Waxaana safarkii ugu danbeeyey saacado kahor kasoo noqday Tiro Wasiiro ah oo gaartay deegaanka Tukaraq oo ah halka ugu fog oo ay ciidanka Puntland joogaan.
http://www.allpuntland.com/article/anmv ... a=8610&z=2

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Buurawadal xagee sool kaga taalaa?
kaliil wrote:Madaxweynaha dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa galabta si kedis ah booqasho aanan horay looshaacin ku tagay Deegaanka Buura Wadal oo 30-km ujirta Caasimada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed islamarkaasna katirsan Gobolka aysan dawlada Puntland maamulin ee Sool.

It's around the corner from Garowe

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Buurawadal xagee sool kaga taalaa?
Cali_Gaab wrote:[
![]()
![]()
![]()
![]()
It's around the corner from Garowe
intaasaan fahmi waayay niyow? Meeshan Sool ah ee haddana 30 km Garoowe u jirtaa waa xagee baan lahaa. Waa iska xuduuda Sool Puntland la leedahay haddaa.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Buurawadal xagee sool kaga taalaa?
Waa isla xuduuda puntland, uma filayo iney xitaa Boocame uu dhowa.
Google ayaan 'buura wadal' ku qoray oo, odayaashan ayaa iga soo baxay:

Mid buuran ayaa ku jira markaa buura wadal koley ba waa meel nabad ah oo cunto taalo.
Google ayaan 'buura wadal' ku qoray oo, odayaashan ayaa iga soo baxay:

Mid buuran ayaa ku jira markaa buura wadal koley ba waa meel nabad ah oo cunto taalo.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Buurawadal xagee sool kaga taalaa?
Cali_Gaab wrote:
Mid buuran ayaa ku jira markaa buura wadal koley ba waa meel nabad ah oo cunto taalo.

haa waa runtaa,mid buuran oo dhergey baa ku jira. Koley cuntaa taala oo meelaha kale way dhaantaa.
Re: Buurawadal xagee sool kaga taalaa?
Oo isimadiina idinka ma gaajaa haysa idinka?
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Buurawadal xagee sool kaga taalaa?
mayee kuwayaga gaajo ma hayso e kuwiina kale e Laascaanood iyo Buuhoodle lagu arki jiray sida ka dhexde fadhiya ma aha.udun wrote:Oo isimadiina idinka ma gaajaa haysa idinka?
Cali_gaab waaba imtixaan siduu sawirada ugu fiirsada.
Re: Buurawadal xagee sool kaga taalaa?
Cali_Gaab wrote:Waa isla xuduuda puntland, uma filayo iney xitaa Boocame uu dhowa.
Google ayaan 'buura wadal' ku qoray oo, odayaashan ayaa iga soo baxay:
Mid buuran ayaa ku jira markaa buura wadal koley ba waa meel nabad ah oo cunto taalo.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:

- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Buurawadal xagee sool kaga taalaa?
Cali_Gaab wrote:Waa isla xuduuda puntland, uma filayo iney xitaa Boocame uu dhowa.
Google ayaan 'buura wadal' ku qoray oo, odayaashan ayaa iga soo baxay:
Mid buuran ayaa ku jira markaa buura wadal koley ba waa meel nabad ah oo cunto taalo.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Buurawadal xagee sool kaga taalaa?
the fat one is garaad selebaan thats uduns Uncle

Re: Buurawadal xagee sool kaga taalaa?
Maashallaah, Garaadkayaga cuntadiisii iyo biyihii nugaaleed baa Alle u barakayeey, laakiin waxaan u malaynayaa dee kuwiina gaajaa laysay. Isim la maagaa isim la maago ayuu leeyahay. Isimada HA iyo juwa HY baa noqonaya fare play haddii aad kuwayaga gaadhaan.
Kolay haddaad nin rag ah ku maagaysaad wuu caafimaad qabaa oo qurux baa ka muuqata dee meel lagu ba'ay bay joogaan kuwiinu. War meeshaan Buurawadal iyo nawaaxigaas Nugaal Godan oo dhami waa barwaaqo oo raggu sidii waagii hore baa hilib geel, caano geel la isla dhacaa. Waxaa joogaa rag aan xitaa bariiska cunin oo geelooda Alle u nimceeyey.
Waxay ila tahay xagiina nimcada waa lagu qoslaa.

Last edited by udun on Mon Aug 30, 2010 11:01 am, edited 1 time in total.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Buurawadal xagee sool kaga taalaa?
udun, iminka oday buuran oo koley ba sonkor qaba ayaad inagu faanaysa saaxib? 

Re: Buurawadal xagee sool kaga taalaa?
Odaygu waa garaadkayagii, waad garanaysaa waa wiil hoogii Garaad Salleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud. Haddii aad salaadiintayada aad af lagaadaysaan kuwa Isaaq ee riyaha raaca oo baqqa riyaha dhamaCali_Gaab wrote:udun, iminka oday buuran oo koley ba sonkor qaba ayaad inagu faanaysa saaxib?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 524 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 1 Replies
- 278 Views
-
Last post by abduljrus
-
- 0 Replies
- 262 Views
-
Last post by canood
-
- 5 Replies
- 3894 Views
-
Last post by Nubis
-
- 1 Replies
- 987 Views
-
Last post by Dry Lips
-
- 19 Replies
- 2003 Views
-
Last post by DalJecel60
-
- 2 Replies
- 449 Views
-
Last post by zidane88
-
- 6 Replies
- 514 Views
-
Last post by J-EASY
-
- 2 Replies
- 461 Views
-
Last post by foolxume2005
-
- 0 Replies
- 394 Views
-
Last post by Ayub21