Wasiiro iyo Masuuliyiin Ka Mid Ah Xukuumadda Siilaanyo Oo Ku

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Wasiiro iyo Masuuliyiin Ka Mid Ah Xukuumadda Siilaanyo Oo Ku

Post by kaliil »

Wasiiro iyo Masuuliyiin Ka Mid Ah Xukuumadda Siilaanyo Oo Ku Hanjabay In Ay Is Casilayaan.


Hargaysa(Ramaas) Aug.29, 2010 - Wasiirada Wasaaradaha Gaashaan dhiga, Ganacsiga, Boosaha iyo Isgaadhsiinta iyo Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha oo Dhamaantood ka soo jeeda Beelaha Harti ee Dega Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa Shalay isku shubay Qasriga Madaxtooyada, waxaanay kulan Garnaqsi ah kala yeesheen Madaxwaynaha Saamiga uu Beelahooda ka siiyay Xilalka uu Magacaabay, waxaana la sheegay inay ugu hanjabeen inay iska casilayaan Xilalkooda hadii aan saamiga loo kordhin Mansabyada Xukuumada Cusub.

Kulankan ay yeesheen Wasiirada Beesha Harti iyo Axmed Siilanyo oo ahaa mid albaabadu u xidhnaayeen ayaa la sheegay inay u qadimeen Cabasho la xidhiidha Miisanka Mansabyada uu ka siiyay Xukuumadiisa, oo ay sheegeen in aanay siinin Xukumadihii ka horeeyay ee C/raxmaan Axmed Cali, Cigaal iyo Daahir rayaale toona, kuwaasoo ay sheegeen, inay ka ahaayeen mid walba jagooyinka ugu mudan iyo saamiga ugu sareeya ee ay ku salayn jireen Xilalka ay Beelaha u dhiibayee, gaar ahaan waxay farta ku fiiqeen wakhtigii Xukuumadii Cigaal oo ay sheegeen inuu ugu hanjabay inay sheegaan halka ay xadka ka dhiganayaan hadii ay ku kalsoonaan wayaan soo jeedimihiisa.

Wasiiradan ayaa waxay sheegeen Xilalka ilaa hada uu Silanyo Magacaabay oo dhan 78 Xil oo isugu jira Wasiiro Hay’ado Madax banana iyo Agaasimayaal ay ku leeyihiin oo kaliya Siddeed Mansab oo kala ah:

1) Wasiirka Gaashan dhiga

2) Wasiirka Ganacsiga

3) Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta

4) Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha

5) La taliyaha Arrimaha Barige

6) Xubin ka mid ah Hayada Shaqaalaha

7) Agaasimaha Boosaha iyo Isgaadhsiinta

8) Iyo Hayada Wadooyinka oo ay sheegeen Xilkaasi markii la magacaabayay in soo jeedinta Jagadaasi oo ay lahayeen Wasiirka Duulista Hawada Maxamuud Xaashi iyo Chief of Cabeinka Xirsi Xaji Cali Xasan ay ku soo Magacaabeen Beelaha Harti iyo Hawiye, taasoo iyada lafteeduna aana ahayn Xil ay iyagu leeyihiin, waxaanay sheegeen hadii wax laga qaban waayo arrintaa inay is casilayaan isla markaana waxay Madaxwaynaha hortiisa ka cadeeyeen in Hawshii ahayd Xal u helida Gobolada Bariga ee ay Masuuliyiinta u yihiin aan lagu halayn oo aanay waxba ka qaban doonin.

Talaabadan ayaa noqonaysa tii ugu horaysay ee soo waajahda Xukuumada Siilanyo oo Beelo dhani saluuga ay ka qabaan Xukumadiisa ugu hanjabeen inay is casili doonaan iyadoo tan iyo intuu wax Magacaabayaba ay isa soo tarayaan Cabashooyin la xidhiidha Magacabistiisa oo la sheegayo inay mar walba dhinac uun ka rarantahay, taasoo bilawgii Xukuumadiisaba la Kowsatay Mudaharaadyo.

Cabdirashiid Ducaale Qambi ooh ore u ahaan jiray wasiir ku xigeen doraadna Siilaanyo u magacaabay xubin ka mid ah hay’adda shaqaalaha oo ka soo jeeda gopbolka Sool islamarkaana ah siyaasi gacansaar dhaw la leh Siilaanyo ayaa warar u dhuun daloolaa sheegeen inuu ku dhawaaqay iscasilaadiisa, halka Fu’aad Aadan cadde oo loo magacaabay la taliye iyo wasiirka Gaashaandhiga Axmed X. Cali cadami laga hayo inay qaadayaan talaabo la mod ah taasi.

Dhinaca kale, Xildhibaan Maxamed Cusman Bulaqaas oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee ka soo jeeda Beesha Bariga Sanaag (Warsangeli) kana soo baxay Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa Madaxweyne Siilaanyo ugu hanjabay in haddii aanu siin Beesha saamigii ay xaqa u lahayd in ay ka tashan doonto isla markaana ay go’aan ka gaadhi doonaan.

Xildhibaan Bulaqaas oo shalay Shir-jaraa’id ku qabtay Xarunta Golaha Wakiiladda ayaa si cad u deedafeeyay qaab dhismeedka Xukuumada cusub ee Siilaanyo waxaanu sheegay in uu Madaxweynuhu ka balan qaaday in Saami ku filan beeshiisa laga siin doono Agaasimayaasha iyo Hay’adaha Madaxa Banaan ka dib markii uu Siilaanyo Golihiisa Wasiiradda uu Beesha ka siiyay Saami aan ku filnayn oo aan u qalmin sida uu sheegay Xildhibaanku waxaanu yidhi “Xukuumadan cusub ee uu soo dhisay Madaxwayne Axmed Maxamed (Siilaanyo) maaha mid isku dheeli tiran Beelo iska dhan oo xayndaabka Somaliland degen kana mida ayaa xuquuqdii ama saamigii ay ku lahaayeen xukuumadan cusun la duudsiyey, am la inkiray sababtaana waxaa ka masuula madaxwayne (Siilaanyo) iyo inta uu talada ka qaato, wixii ka yimaadana isagaa ka masuula Madaxwayne siilaanyo”.

Xildhibaan Bulaqaas wuxuu si cad u sheegay in uu Madaxweyne Siilaanyo ka balan qaaday inuu u uga cawadi doono kuraasta hadhay balse uu ku balan furay, taasina ay tahay ta keentay inuu Bulshadii uu ka soo jeeday u iftiimiyo in aan cidii ay wakiilka ka ahaayeen aan xaqoodii la siin taasina ay u bandhigayaan Bulshada Bariga Sanaag ee uu ka soo jeedo, isla markaan uu maray Madaxweyne Siilaanyo dhabadii Xukuumadii hore ee Rayaale ay ku go’doomisay Deegaankaasi.

Xildhibaan Bulaqaas waxa uu sheegay in rag uu ka mid yahay ay cagta mariyeen isla markaana ay gubeen codad faro badan oo uu rabay Xisbiga UDUB inuu ku shubto, waxaanu xusay in hanti faro badan ay ka maqan tahay isaga iyo hormoodka Beeshiisa.



http://www.ramaasnews.com/news.php?readmore=4409
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Wasiiro iyo Masuuliyiin Ka Mid Ah Xukuumadda Siilaanyo O

Post by udun »

Oo ma awelbaa cidi dirsatay maxay iska xiijinayaan? Siilaanyo mar haddii uu og yahay xaqiiqada goboladii ay ka yimaadeen maxay u maagayaan Siilaanyo oo ugu hanjabayaan? Dadka qaar baan la yaabaa waalidoodaa.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Wasiiro iyo Masuuliyiin Ka Mid Ah Xukuumadda Siilaanyo O

Post by Siciid85 »

I am against ina lo kordiiyo, haadi kale malakumod will dance around. :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Wasiiro iyo Masuuliyiin Ka Mid Ah Xukuumadda Siilaanyo O

Post by SahanGalbeed »

I don't believe this .
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wasiiro iyo Masuuliyiin Ka Mid Ah Xukuumadda Siilaanyo O

Post by The_Emperior5 »

kalil warkani wa been sall iyo raado toona ma leh qolladan waheen waxay doonaan bey iska qoran so ma ogid :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Wasiiro iyo Masuuliyiin Ka Mid Ah Xukuumadda Siilaanyo O

Post by Siciid85 »

The_Emperior5 wrote:kalil warkani wa been sall iyo raado toona ma leh qolladan waheen waxay doonaan bey iska qoran so ma ogid :lol:

It's from Ramaasnews though. :idea:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wasiiro iyo Masuuliyiin Ka Mid Ah Xukuumadda Siilaanyo O

Post by The_Emperior5 »

Siciid85 wrote:
The_Emperior5 wrote:kalil warkani wa been sall iyo raado toona ma leh qolladan waheen waxay doonaan bey iska qoran so ma ogid :lol:

It's from Ramaasnews though. :idea:

they got it from waheen read the source
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Wasiiro iyo Masuuliyiin Ka Mid Ah Xukuumadda Siilaanyo O

Post by malakumod »

Siciid85 wrote:I am against ina lo kordiiyo, haadi kale malakumod will dance around. :lol:
lool look at this homo parroting another faggot above him. loool
sxb i'm still busy arranging that documentary for you. :lol:
malakumod wrote:
Cali_Gaab wrote:idrays cabdalle ma tukaraq ayeey degaan awal :|
warya ninyahow garan maayo, someone should get that documentary maker that use producer the TRIBE for the BBC to investigate. the guy that use to live with remote tribes that no has met who live in the middle of no where in order to bring the culture and live style to the rest of humanity.im going to call that guy to produce a documentary called ' the lost tribes of 'somaliland' :lol: :lol: :lol: i think we can all learn something from such documentary. There would be even be a role for Sicid. have you noticed how they also have a clothed native who has been in touch with civilization to translate for his naked kinfolk. well Sicid can play that Role :lol: :lol: i can just imagine the thriller for the documentary on the BBC. 'this week John Smith visits the 'somaliland' to live with and explore the lives of 'somaliland's' lost tribe the Idiraays cabdulles. Idirays cabdulles are a remote people unknown even to somali inhabitants of East africa. this will be the first for TV history as a westerner visits the last frontier. Do not miss this intriguing and fascinating documentary. The Idiraays cabdulles 'somaliland's' lost Tribe Tuesday 9 PM on BBC 2 and BBC HD :lol: :lol:


bal idiraays cabdulle maxaa wasiro kalay ileen iska kilo buuri ah aan buu u bahanyahay ee. loool
dont miss the epic documentary siciid :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”