Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Oo Xoghaye Cusub U Magacaabay Dawalda Hoose Ee Magaalda Hargaysa.
Hargaysa (Oodweynenews) Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa maanta digreeto heer wasiir ah ku magacabay Deeq Xirsi Xujaale (Deeq Xirsi Canbuur ) in u noqdo xoghayaha cusub ee dawlada hoose ee magalada Hargaysa.
Xoghayaha cusub ee dawlada Hoose ee Hargeysa oo maalmahan-ba la naawilayay magacaabistiisa, ayaa xilka kala wareegi doona xoghayihi hore Maxamed Cabdilaahi Wayrax, kaas in muddo ah soo ahaa xoghayaha dawlada hoose ee caasimada Hargeysa.
Sida Wasiirka Arrimaha Gudhu waxa uu faray kusimaha duqa ahna kuxigeenka duqa caasimada Maxamed C/laahi Uurcade in sida ugu dhakhsaha badan ugu kala wareejiyo xilka masulkan cusub iyo masuliki hore oo ku amaanay mudadi u xilka hayey sida wadaniyada leh u gutay wajiibabki qaran.
Wasiir Gaboose wax uu kula dardaarmay xoghayaha cusub in u halkaasi ka si anba qaado hawsha qaranka ee lo igmaday, isla markaana uu si toos ah uga soo baxo masuuliyada fulinta dawlada hoose ee loo magacaabay.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Oo Xoghaye Cusub U Ma
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 1106 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 633 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 2 Replies
- 725 Views
-
Last post by burcaawi14
-
- 2 Replies
- 412 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 8 Replies
- 995 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 0 Replies
- 296 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 279 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 0 Replies
- 250 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 9 Replies
- 890 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 1 Replies
- 367 Views
-
Last post by XidigtaJSL
