Runlooow Beelweynta (Muse Abokor) Maxey Damacsantahay?
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Runlooow Beelweynta (Muse Abokor) Maxey Damacsantahay?
Ruunloow..... Horta Suaal ayaan uu Baahanahay Cid iiga Jawaabta, Koow Dheh adigaana ugu Macquulsan Ragga Beesha ee Maanta Ku Jira Golahan, waxa ku soo raaca ee (Gurey, Ceelafweyn)
Beeshi Muse Abokor Doorashada Dambe maxey Damacsanatahay? Ina Dhoolayare ma ku Tageeraysan UDUB? Mise Nin Kale ayaad soo Sharaxeysan?
Hadda Xisbiga KULMIYE Waxa isko Hubsaday Sacad Muse
Xisbiga UDUB'na Waxa Iska Soo Sharaxaya --Cawil, INa Dhoolayare, Ina Maygaag, Warancadde so far
Xisbiga UCID'na waxa hadda iska soo sharaxaya --Ina Waqaf, Cirro so far
Markaas Reerki Ma Waxu Damacsanayahy ino Reer Kale Tageero oo Qaybtiisa Libaax ka Helo, Mise ino Isna isa soo Sharaxo?
Beeshi Muse Abokor Doorashada Dambe maxey Damacsanatahay? Ina Dhoolayare ma ku Tageeraysan UDUB? Mise Nin Kale ayaad soo Sharaxeysan?
Hadda Xisbiga KULMIYE Waxa isko Hubsaday Sacad Muse
Xisbiga UDUB'na Waxa Iska Soo Sharaxaya --Cawil, INa Dhoolayare, Ina Maygaag, Warancadde so far
Xisbiga UCID'na waxa hadda iska soo sharaxaya --Ina Waqaf, Cirro so far
Markaas Reerki Ma Waxu Damacsanayahy ino Reer Kale Tageero oo Qaybtiisa Libaax ka Helo, Mise ino Isna isa soo Sharaxo?
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
-
- SomaliNetizen
- Posts: 353
- Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
- Location: Ilaahoow adaa weyn.
Re: Runlooow Beelweynta (Muse Abokor) Maxey Damacsantahay?
LiqaayeTDh,LiQaaye_TDH wrote:Ruunloow..... Horta Suaal ayaan uu Baahanahay Cid iiga Jawaabta, Koow Dheh adigaana ugu Macquulsan Ragga Beesha ee Maanta Ku Jira Golahan, waxa ku soo raaca ee (Gurey, Ceelafweyn)
Beeshi Muse Abokor Doorashada Dambe maxey Damacsanatahay? Ina Dhoolayare ma ku Tageeraysan UDUB? Mise Nin Kale ayaad soo Sharaxeysan?
Hadda Xisbiga KULMIYE Waxa isko Hubsaday Sacad Muse
Xisbiga UDUB'na Waxa Iska Soo Sharaxaya --Cawil, INa Dhoolayare, Ina Maygaag, Warancadde so far
Xisbiga UCID'na waxa hadda iska soo sharaxaya --Ina Waqaf, Cirro so far
Markaas Reerki Ma Waxu Damacsanayahy ino Reer Kale Tageero oo Qaybtiisa Libaax ka Helo, Mise ino Isna isa soo Sharaxo?
Waa suaalo fiican.
Annagu xukun ku-diin ma nihin horta. Siilaanyo qabiil & qabyaalad aannu ka badheedhnay baanu ugu codaynay hiilkuna HJ waa u xeer.
Ina Dhoolayare xitaa jilibkiisu u codayn maayaan wax CHANCE ahna ma leh.
Beeshu is sharrixi mayso Next Election codkayaguna ma badan doono waayo Motivation baan jirin sidii hadda.
Muuse Abokor ma aha qabiil meel taagan oo midaysan. Weligay ma maqal RY & Barre Adaxman (Cali Bare & Biciide) ayaa meel hebla ku shiray ama dan ay leeyihiin ka midoobay.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Runlooow Beelweynta (Muse Abokor) Maxey Damacsantahay?
War Ninyow Waad Khaldantahin!!!Runloow101 wrote:LiqaayeTDh,LiQaaye_TDH wrote:Ruunloow..... Horta Suaal ayaan uu Baahanahay Cid iiga Jawaabta, Koow Dheh adigaana ugu Macquulsan Ragga Beesha ee Maanta Ku Jira Golahan, waxa ku soo raaca ee (Gurey, Ceelafweyn)
Beeshi Muse Abokor Doorashada Dambe maxey Damacsanatahay? Ina Dhoolayare ma ku Tageeraysan UDUB? Mise Nin Kale ayaad soo Sharaxeysan?
Hadda Xisbiga KULMIYE Waxa isko Hubsaday Sacad Muse
Xisbiga UDUB'na Waxa Iska Soo Sharaxaya --Cawil, INa Dhoolayare, Ina Maygaag, Warancadde so far
Xisbiga UCID'na waxa hadda iska soo sharaxaya --Ina Waqaf, Cirro so far
Markaas Reerki Ma Waxu Damacsanayahy ino Reer Kale Tageero oo Qaybtiisa Libaax ka Helo, Mise ino Isna isa soo Sharaxo?
Waa suaalo fiican.
Annagu xukun ku-diin ma nihin horta. Siilaanyo qabiil & qabyaalad aannu ka badheedhnay baanu ugu codaynay hiilkuna HJ waa u xeer.
Ina Dhoolayare xitaa jilibkiisu u codayn maayaan wax CHANCE ahna ma leh.
Beeshu is sharrixi mayso Next Election codkayaguna ma badan doono waayo Motivation baan jirin sidii hadda.
Muuse Abokor ma aha qabiil meel taagan oo midaysan. Weligay ma maqal RY & Barre Adaxman (Cali Bare & Biciide) ayaa meel hebla ku shiray ama dan ay leeyihiin ka midoobay.
Waxa weeye, Dalkan Cid kasta doonayso inay wax ka hogaamiso, maxa idinka idiin diiday inaad Hogaanka isko soo sharaxdaan?
Anigo waxaan huba haddi aya maanta Iso soo sharaxi lahaayen Beesha Muse Abokor, inay Harti horta soo wada Raaci laayen, waxaanan hub inay Reer barigo is wada Raaci laha, Macal anako Reer Galbeed ayaan Noqon lahayn...
Laakin Ninyow Maxaad Ku Diiden ina Dhoolayare? waa nin Siyaasi Ruugcadda ahe!
-
- SomaliNetizen
- Posts: 353
- Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
- Location: Ilaahoow adaa weyn.
Re: Runlooow Beelweynta (Muse Abokor) Maxey Damacsantahay?
Ina Dhoolayare wax jira maaha. Aabbihiis, awoowyaashiis baa ragrag dhalay ahaa.
Muuse ABokor nimanbaa aad u xukun jeclaa oo siyaasadda Somaliland doorweyn ka ciyaaray xornimadoonkii illaa lixdameeyadii oo waa Uduruxmiin. Uduruxmiin waannu casilnay niman raggii Michael Mariano & Axmed Keyse la martabad ahina uma soo bixin.
Waar haddaanu is sharaxno horta laba arrimood waanu hubnaa midna waa lagu heshiiyey
1. Waan hubnaa inaan Max'd Abokor (with the exception of Adan Madoobe) aanaan cod ka helayn. Bari cid aan Muuse Abokor ahayni kaam jirto oo HY Bari iyo Dhulouska aad sheegtay codkoodu mid cid meel gaadhsiinaya maaha. Harti/HY Bari nin wax ka doonay Waa nin yidhi waan dagaal tegayaa oo yidhi Sakaaro ayaan xoolo ka dhiganayaa. Sakaaro halkee ku gaadhsiin
2. Waxaan hubnaa Sacad Muuse/Nuux Ismail codkooda inaan helayno waayo la xidid baannu nahay
. Weliba Biciide haddii ay musharax noqdaan Hargeisa annagaa leh. Biciide dee gabdhihii Nuux Ismaaciil bay wada guursadeen oo reerkuna xididnimada waa qaddariyaa.
3. Arrinka lagu heshiiyey waa inaan HJ is sharrixin next election
Muuse ABokor nimanbaa aad u xukun jeclaa oo siyaasadda Somaliland doorweyn ka ciyaaray xornimadoonkii illaa lixdameeyadii oo waa Uduruxmiin. Uduruxmiin waannu casilnay niman raggii Michael Mariano & Axmed Keyse la martabad ahina uma soo bixin.
Waar haddaanu is sharaxno horta laba arrimood waanu hubnaa midna waa lagu heshiiyey
1. Waan hubnaa inaan Max'd Abokor (with the exception of Adan Madoobe) aanaan cod ka helayn. Bari cid aan Muuse Abokor ahayni kaam jirto oo HY Bari iyo Dhulouska aad sheegtay codkoodu mid cid meel gaadhsiinaya maaha. Harti/HY Bari nin wax ka doonay Waa nin yidhi waan dagaal tegayaa oo yidhi Sakaaro ayaan xoolo ka dhiganayaa. Sakaaro halkee ku gaadhsiin
2. Waxaan hubnaa Sacad Muuse/Nuux Ismail codkooda inaan helayno waayo la xidid baannu nahay

3. Arrinka lagu heshiiyey waa inaan HJ is sharrixin next election
-
- Posts: 199
- Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm
Re: Runlooow Beelweynta (Muse Abokor) Maxey Damacsantahay?
Liqaaye,
Koley rag waa isku maqan yihiin. Anigu waxaan hubaa in guux farabadan iyo dhaqdhaqaaq siyaasi ay beeshu ku jirto haba u badnaadan Beesha Biciide oo dawlad ku nool ah ilaa berigii XAMAR.....Abaarti daba dheer baa bartey in maamulka aan laga fogaan.
Si kastaba ha ahaatee waxaanu ku gubaajineynaa in axmed silaanyo siduu horeba ugu balan qaadey uu furo axsaabta.
Xaga aragteyda UDUB anigu waxaan qabaa in hadii Dhoolayare ama Cawil ama cidkale oo hore masab uga soo qabtey ay fuulaan , uma maleynayo in ay cod helayaan , laakinse udub waxay leedahay aayo hadii new politician la helo.......taasina waa gacan uur ku jirta hada.
Besha laba option baa horyaaal..........
Option1: In mar labaad sacad muse alliance lala sameysto oo iyaga loo ogolaado iney markooda xukumaan oo hadhow muse abokor lagu soo celiyo hogaanka xisbiga.
Option 2: In allaince kan awal iyo habar jeclo dhexda lagu dhifto oo muse abokor iyo HY ay allaince sameeyaan sidii siyaasadan dhanka raran ee sacad muse la xadido oo nimanka kalee tolka HY wax laga dhadhansiiyo.
Si kastaba ha ahaatee waxaan leeyahay nimankaa reer yonis kursigu waa qaaali ee barbarkey ka baxdaa waa kaleyle qaleen.
regards,
Ceelka

Ceelafweyn wrote:Liqaaye,

Ceelafweyn,
Abti salaan. Reer Yoonis wuxu sugayaa Biciide candidate. Aad baannu u qoslaynaa waana idiin heesaynaa waatii jareexadu innoo dhaxaysaye. Laakiin you know inaan idiin codaynayno macal riyahayaga. Laakiin abti no offense laakiin Biciide is busy f-king Hargeisa goats marka ha na waalina dee.
Laakiin xaqiiqdu waxay tahay, Muuse Abokor chance-kooda HALF waxa hoos u dhigay ummadda oon rabin 2 Madaxweyne oo HJ ah oo isku xiga... It could happen but it is far fetched. Tan labaad, Max'd Abokor ma taqaannaan oo annagaa Xasan Daarhir, Axmed Faarax, & Solamado-ba la deris ah - Cod inay ku siiyaan waa habeen xalay dumay. Marka labadaas arrimoodba way innaga hiilinayaan ee madaxnimo hankeedii iyo tiradeediiba waynu lee nahay. Garxajis alliance ma leh oo sidaa ay hadda u qaybsameen buu codkoodu u qaybsami Huunnaduna tiro waa lee yihiine dee iyagaa markan madaxnimada raba. Gudabiirsey iyaguna giving a V. President is not enough carrot.
Marka abti sidee ku soo saaraysaan nin Muuse Abokora.
-
- Posts: 199
- Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm
Re: Runlooow Beelweynta (Muse Abokor) Maxey Damacsantahay?
Runlow,
Abti bal dib u yara jaleec waxaan idhi. Waxaan ka hadlayaa waa future oo ku saleysan laba wado oo inoo banaan!
In recent past we sat back let Mohamed do the work whilst we do the shagging in hargeisa!!
But this was excatly the opposite as it was during 1960s when Musa abokor was the political leaders with Micheal, ahmed keyse,dhoolyare etc and mohamed abokor watched.
They had thier chance and thanks to habarjeclo coalition today silanyo sit on the highest seat in somaliland.
But we believe that habar jeclo will always somehow stick together even if we do not get nuux's vote, we can count on others with thier gut determination can equally be effective, but i say let us not loose hope.
regards
Ceelka
Abti bal dib u yara jaleec waxaan idhi. Waxaan ka hadlayaa waa future oo ku saleysan laba wado oo inoo banaan!
In recent past we sat back let Mohamed do the work whilst we do the shagging in hargeisa!!
But this was excatly the opposite as it was during 1960s when Musa abokor was the political leaders with Micheal, ahmed keyse,dhoolyare etc and mohamed abokor watched.
They had thier chance and thanks to habarjeclo coalition today silanyo sit on the highest seat in somaliland.
But we believe that habar jeclo will always somehow stick together even if we do not get nuux's vote, we can count on others with thier gut determination can equally be effective, but i say let us not loose hope.
regards
Ceelka
-
- SomaliNetizen
- Posts: 353
- Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
- Location: Ilaahoow adaa weyn.
Re: Runlooow Beelweynta (Muse Abokor) Maxey Damacsantahay?
Ceelafweyn wrote:Runlow,

Well said abti. Ninku hadalka hadduu qaloociyo oo walaalkiis u toosiyo waa shay gobeed. Haddaan Siciid85(neef) & Bohoshii Bohoshu dhashay ahaan lahaa waan kula yooyootami lahaa.
Gobannimo abti
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Runlooow Beelweynta (Muse Abokor) Maxey Damacsantahay?
Runloow... Inaader Horta waad iga Qoslisay Markaad Sheegtay Biciide iyo Dumarki Hargeisa, wallahi Ayaan dhoweyd ayaan maqlayay sheekadas, Raggi Biciide ee Ka Buuxay Bariga Somailand waxey isko soo shubeen Hargeisa, Nin Kastana Waxu Goaan ku soo Qaatay iino Guursado Gabadh Sacad Muse ah
i dont why, wallahi Oday Cali Barre aya iiga sheekeyay, waxu Yidhi Islaan Kasta oo Qaadka iibisa waxa Qaba Nin Biciide, Hargeisa Dumarkoodo waxey la wada Ordayaan Caruur Biciide ah.. In the Future'na amaba Hadda Hargeisa Rerka Biciiide Qayb dhan aya uu Joogta!!!
Xagga Siyaasada: inaader Waxaan Huba, wallahi Inaaney Beesha Maxamed Abokor Cod inagala Hagranayn, INkasto hadda Nuux Hadda uu Dhimanayo Ino Wax Hogaamiyo Sida Adan Madoobe laakin loo joojin maayo, Waayo Hadda Nuux Nin Culus Ma Hayaan, waxa ugu jira oo keliya Saleeban Gaal, isaguna waa Nin Weyn!!!
Muse Abokor'na Maanta haddey la yimaadan Nin Culus Toos aya loogu Foodi laha, Laakin arrin RUN oo Muhiim ah ayo ka dhawaajiyay (Ceelafweyn) waxaano Yidhi Doorkan Sacad Muse aan siino Kursiga, waxi ka Dambeeyana HJ siiba Muse Abokor Hogaanka ha isko soo Taago!!!
Ceelafweyn...... Inaader Dhowr Option oo very Intressting ah oo fiican ayaad soo jeedisay--- IN Beesha( HY iyo Beesha Muse Abokor) Sameystaan Siyaasad uu Gaar aanay is Xuluufaystaan, ama Inay HJ la heshiiso Sacad Muse, kuna heshiiyan in Xisbiga Loogu soo Celiyo Hogaankeeda Doorka Dambe, Markaasna Nin Muse Abokor ahi la wareego!

Runloow iyo liqaaye aka beesha futaxun lol:
Garanmayno muuse iyo maxamed iyo waxan aad kal guraysaan ee laakiin suaal baan qaba horta nuux maxamed iyo sacad muuse keeba badan?
Garanmayno muuse iyo maxamed iyo waxan aad kal guraysaan ee laakiin suaal baan qaba horta nuux maxamed iyo sacad muuse keeba badan?
-
- SomaliNetizen
- Posts: 353
- Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
- Location: Ilaahoow adaa weyn.
Re: Runlooow Beelweynta (Muse Abokor) Maxey Damacsantahay?
Guryasame,guryasame wrote:Runloow iyo liqaaye aka beesha futaxun lol:
Garanmayno muuse iyo maxamed iyo waxan aad kal guraysaan ee laakiin suaal baan qaba horta nuux maxamed iyo sacad muuse keeba badan?
Inaadeer ma soo cadho burburtay. Kolleyba su'aashaas suaal kalaa daba joogta ood u gol-leedahaye aniga waxay ila tahay;
Nuux hunguri waa Daahir, Axmed iyo Solayga Madoow
Sacad Muuse-na waxaa ugu weyn waa Jibriil Abokor & Xuseen Abokor siiba Ismaaciil Jibriil.
Jibriil Abokor vs Daahir Faarax+ Solamadow ... Waa isku dhow dhow yihiin
Xuseen Abokor vs Axmed Faarax... Waa isku dhow dhow yihiin
Sacad Muuse Xuseen & Jibriil keliya maahee dee inta soo hadhay oo dhan bay idin dheer yihiin
Marka Sacad Muuse ayaa badan haddii Ilaah laga baqayo. Haddii aan hiilinayose waa is leeg yihiin
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Runlooow Beelweynta (Muse Abokor) Maxey Damacsantahay?
Waxa La yidhi Silly Question has no answerguryasame wrote:Runloow iyo liqaaye aka beesha futaxun lol:
Garanmayno muuse iyo maxamed iyo waxan aad kal guraysaan ee laakiin suaal baan qaba horta nuux maxamed iyo sacad muuse keeba badan?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 1057 Views
-
Last post by Reer Burao
-
- 73 Replies
- 5847 Views
-
Last post by LAFO-LAFO
-
- 26 Replies
- 4954 Views
-
Last post by Xplosive
-
- 0 Replies
- 951 Views
-
Last post by Suldaan_JC
-
- 17 Replies
- 1646 Views
-
Last post by yunis09
-
- 13 Replies
- 1947 Views
-
Last post by Ceelafweyn
-
- 7 Replies
- 1081 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 0 Replies
- 543 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 59 Replies
- 3527 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 1 Replies
- 285 Views
-
Last post by Ka darag