Waryaa Siciid.. Who is Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi??

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Waryaa Siciid.. Who is Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi??

Post by djibsomali »

Adigaa qoloyinkaa igaga dheereyaa!!

I know boqor buur madow (flip flop) but who is this new guy boqor Raabi??

Your help is appreciated here!!!
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Waryaa Siciid.. Who is Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi??

Post by LiQaaye_TDH »

He hails from Dirta Waqooyi ;)
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Waryaa Siciid.. Who is Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi??

Post by djibsomali »

LiQaaye_TDH wrote:He hails from Dirta Waqooyi ;)
waa ayoo kuwaas???

maa cidagalahaa???
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Waryaa Siciid.. Who is Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi??

Post by LiQaaye_TDH »

WAXA AAN OGAYSIINAYAA DADWAYNAHA HADAANU NAHAY BEESHA CIDAGALE INAMA METALAO NINKA ISKU SHEEGAY BOQOR RAABI WAXA UUNAGA YAHAY DAYRO
(Hadhwanaagnews) Tuesday, August 31, 2010

Dhamaan waxa aan halkan kasalamayaa shacabwaynaha somaliland meelkastoo ay dunida kajoogaan, waxa kale oo aan salamayaa saxaafadaha somaliland intooda dhex dhexaadka ugu shaqaysa .


Maanta waxaan jecelahay inaan wax yar ka idhaahdo, waraysi uu bixiyey, ninka isku magacaabay ‘BOQOR’ Raabbi, kaasi oo uu ku sheegay ‘ In haddii mudaharaadyo la sameeyo, uu isNa soo kicin doono qabiilkiisa oo mudahaaraad ka horjeeda kan axsaabta abaabuli doono’. Waa yaab! Boqor Rabbi ma xisbi qaran baa, maxa xisbi iyo qabiil isu keenay. Tan kale cabudhintii uu shalay diiday ee ka hadlayey, ma maanta ayuu oggolaaday?

Sida aan ka wada war qabno, ninkaa Raabbi la yidhaahdo, wuxuu ka mid ahaa, dadka tirada yar ee ka soo jeeda Somaliland ee ka qaybgalay, shirkii lagu sheegay dibu-heshiinta Soomaalida ee Xamar lagu qabtay 2006kii, kaasi oo Abdullahi Yusuf doonayey inuu ku hoosaasiyo ra’yul caalamka inta uu dhammaystirmayo xasuuqa iyo barakicinta beelaha Hawiye. Waa ninka qudha ee ka socday madax dhaqameedka Somaliland ee shirkaa hadimada iyo godobtu ku dheehan tahay ka qaybgalay, isagoo waxooga lacag ah, ka qaatay Warlord Ali Mahdi Mohamed iyo Abdullahi Yusuf. warqad u diray Cabdillaahi Yuusuf isaga oo leh waxaan ahay Boqor haysta taageerada beel waynta Garxajis ee degta, Ceerigaabo, Ceelafweyn, Oodwayne, Burco, Barbara, Hargeysa, Gaashaamo bari, Moholi, Xodoyo illaa Awaare. Waa tii aynu ogayn waraysiyadii uu bixin jiray ee odhan jiray, ” Beesha Isaaq ayaan metelaa, Beesha Isaaq shir haysugu timaado ay danaheeda kaga tashato”. Waa tii la xidhay dabayaaqadii 2006kii markuu uu ku soo noqday Somaliland, waxaan xasuusta waraysi laga qaaday wakhtigaa oo uu kaga hadlayey kicinta belaha somaliland waxa aan kusoo gabagabaynayaa gabaygii abwaan yuusuf gadhle oo u dhigan sidatan


Maskaxdaadu yay noqon,
Maqal lagula leeyahay,
Yaan toban muftaax iyo,
Lagu furan masaabiir,
Waxaad shalayto mudatiyo,
Mahadhada xusuusnoow,
Halkii qorigu kaa muday,
Mar labaad lugtaadiyo,
Cagtu yaanay kula marin,
waxayna khuseysaa oday Raabbi iyo inta la halmaala ee sidooda u fekeraya;
Midigtaadu yey noqon,
Mid tolkeed u muruq weyn,
Murjinkaagu yuu noqon,
Magli dila walaalkii,
Magacaagu yuu noqon,
Mid xumaan ka marag-kaca,
Sida macawisaa qaar,
Ninba maalin yuu xidhan,
Hadba kii muraadle ah,
Hawga dhigin maqaar-saar,
Mar waxaad dhandhamisiyo,
Mijin qaad ah haw dhiman,
Hana talin masiibiyo,
Wax makhluuqa kala dila



jamaal cabdibile yuusuf

jamaal751@hotmail.com
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Waryaa Siciid.. Who is Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi??

Post by kaliil »

Boqor Raabi waa CIIDAGALE
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Waryaa Siciid.. Who is Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi??

Post by djibsomali »

ok thank you!!!
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Waryaa Siciid.. Who is Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi??

Post by Rightwing »

Markii iigu dabeysey wuxuu ku xidhnaa xabsiga mandheera, ka dib markii lagu qabtay passport fake ah, isagoo isleh si dhuumasho ah ku gal somaliland. bloody DIRTA WAQOOYI :down:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Waryaa Siciid.. Who is Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi??

Post by The_Emperior5 »

useless wa ki xammar mar u doontay boqol dollar ka ciidi ma dhegeysato
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”