Taliyihii Jeelka Laascaanood Oo Ay Dablay Hubaysani Caawa Toogasho Ku Dileen
Hargeysa (HWN) Alle ha u naxariistii taliyihii jeelka laascaanood Marxuum Cabdi Ciise ayaa goor dhaweyd dil toogasho ah lagu dilay.
Marxuum ayaa la sheegay in dilkiisa ay ka danbeeyeen dad aan haybtooda la aqoonsan kuwaas oo ka dib dilka baxsaday, isla markaana ay ciidamada boolisku ku raad joogaan.
Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay ciidamada boolis kaas oo ku saabsan cida ka danbaysay dilka taliyaha, balse warar ay shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews ka helayso magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in ay ciidamadu heegan sare la geliyay isla markaana ay ku raad joogaan cidii ka danbaysay dilka taliyaha jeelka.
Alle ha u naxariistee Taliyaha Jeelka Magaalada Laascaanood ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee tan iyo intii ay xukuumada cusub xilka la wareegtay dalka ka dhaca.
somaliland police officer killed in lascanood
Moderator: Moderators
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 25 Replies
- 1972 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 7 Replies
- 1582 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 4 Replies
- 986 Views
-
Last post by ofafrique
-
- 4 Replies
- 651 Views
-
Last post by mahoka
-
- 7 Replies
- 682 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 16 Replies
- 1829 Views
-
Last post by Cilmiile
-
- 0 Replies
- 580 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 34 Replies
- 2241 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 2 Replies
- 696 Views
-
Last post by afisoone
-
- 0 Replies
- 542 Views
-
Last post by HELWAA