Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
By Bashir Goth:
"Before anyone jumps to any conclusions, I would like to point out that Somaliland has chosen democracy as its system of government. And democracy entails equality and freedom for all citizens. Under the tree of freedom come its many branches such as freedom of speech, freedom of assembly and freedom of religion. Under the umbrella of this system of democracy and freedom comes also one’s right for dissent among many other rights. Any tax paying citizen should have the right to challenge the political system and be able to express his/her political opinion in a peaceful way. Democracy is not only about conformity, or herd mentality, or even about seeing only different shades of the existing system; but it is also about calling for dismantling the existing system and taking the nation’s destiny to a completely different direction if need be. It is therefore the right of every citizen to demand and promote the political system he/she sees as suitable for the country"

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Should Somaliland allow the formation of a unionist part
this was posted long time ago stop posting wax beri hore
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Should Somaliland allow the formation of a unionist part
"If the Kulmiye government opens the gate for the creation of many political parties as the party’s leadership promised during the election campaign, I can envisage many parties carrying different ideologies and diverse political orientations coming to the political scene. Other than the plethora of clan-based parties that will choke the party pipeline, one can anticipate the arrival of some ideology- based parties such an Islamic party, a secular party, a liberal party, a social-democratic party and most probably a communist party. With the onset of such unfettered democracy I don’t see why it should still be a taboo to create a unionist party, demanding Somaliland’s reunification with Somalia"
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Should Somaliland allow the formation of a unionist part
i just finished reading this article, so i thought we may have a serious debate about this idea and who is for and who is against it
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Should Somaliland allow the formation of a unionist part
There won’t be any party’s Somaliland will only have 3 political party’s we have now
I doubt there is any country in the world that has a party that wants to dismantle it from within. He is quite right when he says it is a ludicrous idea
Its jus absurd the legality of Somaliland is mentioned in the constitution how can such party represent the interest of Somaliland it contradicts what Somaliland stands for
I doubt there is any country in the world that has a party that wants to dismantle it from within. He is quite right when he says it is a ludicrous idea
Its jus absurd the legality of Somaliland is mentioned in the constitution how can such party represent the interest of Somaliland it contradicts what Somaliland stands for
Re: Should Somaliland allow the formation of a unionist part
Ururka U DHIS Oo Ku Baaqay In La Hor-qabto Doorashada Golayaasha Deegaanka, Ururrada Siyaasaddana La Furo, Saddexda Xisbina Dhalliilay
Hargeysa(Togaherer.com):- Urur Siyaasadeedka la baxay UDHIS ee aan sharciyaddiisa la isku waafaqsanayn ee Somaliland, ayaa sheegay inaanay saddexda Xisbi ee dalka ka jira iyo dhawr-gole oo meel wada fadhiistaa ka turjumi Karin danta Qaranka Somaliland, isla markaana, waxa uu Xukuumadda iyo Xisbiyada ugu baaqay in doorashooyinka Golayaasha Baarlamanka iyo Deegaanka loo kala qiimeyo sida ay u kala muhiimsan yihiin, isla markaana waxay ku baaqeen in la soo horreysiiyo ta Golaha Deegaanka, iyaga oo Madaxweyne Siilaanyana ka dalbaday inuu Guddi u saaro furista Ururrada siyaasiga ah oo ay ku doodeen in furista Ururradu ka mid ahaayeen ballan-qaadyadii uu Kursiga ku soo gaadhay.
Qaar ka mid ah Saraakiisha sare ee Ururka UDHIS oo shalay shir Jaraa’id ku qabtay xaruntooda magaalada Hargeysa, ayaa War-Saxaafadeed ay shirkoodaa ka akhriyeen ku faah-faahiyey sida ay u arkaan kulammo toddobaadkan Shirguddoonnada Baarlamanka, Madaxweynaha, Xisbiyada Siyaasadda iyo Guddiga doorashooyinku kaga wada-tashadeen dib-u-dhigista doorashooyinka iyo habka loo galayo, talooyin ay soo jeediyeen iyo arrimo kale. Xubnaha Shirka Jaraa’id qabtay waxa ka mid ahaa, Xildhibaan Maxamed Maxamuud Cumar Xaashi, Yaasiin Maxamed Ismaaciil, Siciid Xaaji Axmed Qulumbe iyo Cali Ismaaciil Maxamed. War-Saxaafadeedka Ururka UDHIS oo dhammaystirani waxa uu u qornaa sidan:-
“Ururka Dimuqraatiga iyo Horumarinta Isbedel-doonka Somaliland (UDHIS), wuxuu Warsaxaafadeedkan soo baxay maanta oo taariikhdu tahay 1dii September 2010, ujeedadiisu tahay in Ururku ku iclaamiyo mawqifkiisa ku waajihan arinta la xidhiidha Qabashada Doorashooyinka Deegaanka, Kuwa Wakiilada Parliament-ka iyo Tashiga la xidhiidha cida iyo sida looga qayb geli doono beretanka doorashooyinkaas. Iyadoo URURKu ka war qabo shirar iyo wada-tashiyo aan loo dhamayn oo maalmahan ugu danbeeyay lagu falanqaynaayay arimahaas.
Annagoo arrimahaa tix-raacaynana waxaanu ugu horayn tahniyad iyo bogaadin u diraynaa shacbiga Somaliland, Komishanka doorashooyinka qaranka iyo dhamaan saddexdii Xisbi Qaran ee ka qayb galay doorashooyinkii ka dhacay Somaliland. Siiba Doorashadii Madaxwaynaha ee 26kii June.
Taas oo ahayd guul taariikhi ah, dadkana tustay inay codkooda ku kasban karaan isbedel. Waxa sidoo kale bogaadin mudan Xisbiga Kulmiye iyo hogaamiyihiisa Madaxwaynaha cusub, Muj. Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo isagu ku guulaystay doorashadaas, anaguna dhinacayaga aanu Illaahay uga baryayno inuu la qabto hawsha culus ee loo doortay. Hase yeeshee, Waxaanu rejaynaynaa una hanqal taagaynaa in Maamulka Madaxwayne Siilaanyo noqon doono mid sii horumariya Dimuqraadiyadda ka hirgasha Somaliland, taas oo Somaliland kaga kasbatay maamuus bulsho-weynta caalamka. Isla markaana uu u horseedi doono dalka Somaliland geeddi cusub oo lagu gaadho Hab-Dimuqraadiyadeedka ku dhisan Xisbiyada Badan – (Multi-party Political System).
Intaa ka dib, Urur-Siyaasadeedka UDHIS, isagoo ka shidaal qaadanaya. mabaadiida saldhiga u ah hadafyadiisa siyaasadeed, Sida ilaalinta xornimada aassaasiga ah ee shaqsiga, Xorriyada Saxaafadda madaxa banaan, xorri-yatul-qawlka iyo xorriyada siyaasi ee qofeed iyo tan wadareed. Ku dhaqanka habka Dimuqraaddiga ku dhisan Xisbiyada badan iyo xaqqa Muwaadin kastaa u leeyahay in la doorto waxna dooran karo. Hirgelinta nidaam Hab-dhaqan-dhaqaale furfuran, Ganacsiga Xorta ah iyo suuq xor ah. Kaas oo ka reebban Eex, Qaraabo-kiil, Garab-gorayeyn, Aanaaniyayad iyo Gooni-daajis Ama (monopoly) lagu dulmiyo danyarta jeebka yar. Dhawrista Xuquuqda Danlayda iyo ururada bulshadu u leeyihiin inay samaystaan Ururo Shaqaale (Trade Unions) kuwaas oo danahooda horumarisa. Sida Maxaysatada, Muruqmaalka, Reer Miyiga, Beeralayda, Xoolo-dhaqatada iyo kuwa wax-soo-saara iwm. URUR-siyaasadeedka UDHIS isagoo ka turjumaaya mabaa’diida kor ku xusan, wuxuu ku talinayaa Sidan:
•In Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka iyo kuwa Wakiilada ee inagusoo fool leh loo kala horreysiiyo sida ay u kala muhiimsan yihiin, iyadoo la eegayo baahida shacbigu u qabo. •Sababo Sharci iyo kuwo duruufeed dartoodna aanu aaminsannay in Doorashada Deegaanka la soo hor mariyo, maadaama loo baahanyay Dimuqraadiyadda, kasoo unkanta hoosta (Grass-root level democracy). •In la qabya-tiro lana horumariyo hannaanka Dimuqraadiyadeed ee Somaliland higsanayso, lana furo Nidaamka Xisbiyada badan si tartan xalaal ah loo helo.
•In Xisbiga Kulmiye oo hore u ballan-qaaday inuu furaayo nidaamka xisbiyada badan, dadkuna ugu riyaaqeen arrintaas, isla markaana la odhan karo waxay qayb ka tahay waxyaalihii keenay guusha taariikhiga ah ee shacbigu ku doortay Siilaanyo, haatan looga fadhiyo hirgelinta ballan-qaadyadaas si geesinimo leh. •In la dar-dar geliyo, guddiyo hawl-kar ahna loo xilsaaro hawlaha dib-u-habaynta shuruucda ku saabsan Doorashooyinka iyo ururo-bulsheedka ka qayb-geli doono doorashooyinka soo socda, si waafaqsan Distuurkana looga baaraan-dego.
•In Maadaama la gelaayo waji cusub oo siyaasadeed la ballaadhiyo wada-tashiga marka laga hadlaayo arrimaha xaasaasiga ah ee khuseeya qaranka guud ahaan oo aan wada-tashiga lagu koobin xisbiyadii hore u jiray oo kali ah. Waayo? Saddexda Xisbi Qaran oo laftoodu dano siyaasadeed lihi kama garsoori karaan gar-naqsi ay gar-doon ka yihiin. Si kale haddii loo yidhaahdona “you cannot be the judge of your own cause. For that is a conflict of interest.’..” Sidaa ayaa lagu yidhi War-Saxaafadeedka.
Hargaysay/Somaliland

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Should Somaliland allow the formation of a unionist part
This doesn't make sense somaliland cannot have unionst party because it goes against somaliland constitution.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Should Somaliland allow the formation of a unionist part
What’s the point of having 7 political party’s ball ii fahansiya 3 political party’s is enough man
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Should Somaliland allow the formation of a unionist part
grandpakhalif wrote:This doesn't make sense somaliland cannot have unionst party because it goes against somaliland constitution.
exactly ,,,
- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Should Somaliland allow the formation of a unionist part
its actually not a bad idea...in the interest of somaliland, i think they should look at this for 2 reasons:
1)U have some anti-somaliland elements in the country. This is will give those people a voice, that way they are participarting
in the elections and somalilanders future
2) For sake of democracy
1)U have some anti-somaliland elements in the country. This is will give those people a voice, that way they are participarting
in the elections and somalilanders future
2) For sake of democracy
Re: Should Somaliland allow the formation of a unionist part
In conclusion, NO.
Ok thank you
Ok thank you
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Should Somaliland allow the formation of a unionist part
These kind of things should not be even discussed Mr Goth tan waad ku dhacday saaxib
Re: Should Somaliland allow the formation of a unionist part
You guys aren't serious why not your just scared people might vote for this party, and expose Somaliland. 

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Should Somaliland allow the formation of a unionist part
garad13 wrote:You guys aren't serious why not your just scared people might vote for this party, and expose Somaliland.
no country in the world has a party that allows dismantle it from with in it doesent make sense how is such party going to serve somaliland interest it backfires somalilands constitution , its not about being afraid or anything somaliland had a referendum in 2001. you could vote back then, You can have a party that promotes Unity with in our country u can have a party that promotes Islam it should not contradict somalilands Constitution ma fahantay
Re: Should Somaliland allow the formation of a unionist part
I know it would start issues within somaliland and go against the bogus laws within the constitution but it would be fun to see how much support they get within the country i know they would win at least 3 regions in somaliland. Also there a chance that they get killed and chased from somaliland by die-hard supporters like you.khalid ali wrote:garad13 wrote:You guys aren't serious why not your just scared people might vote for this party, and expose Somaliland.
no country in the world has a party that allows dismantle it from with in it doesent make sense how is such party going to serve somaliland interest it backfires somalilands constitution , its not about being afraid or anything somaliland had a referendum in 2001. you could vote back then, You can have a party that promotes Unity with in our country u can have a party that promotes Islam it should not contradict somalilands Constitution ma fahantay
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 258 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 13 Replies
- 919 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 11 Replies
- 1344 Views
-
Last post by sahal80
-
- 6 Replies
- 617 Views
-
Last post by CaliBurco
-
- 13 Replies
- 1112 Views
-
Last post by Faant
-
- 25 Replies
- 12909 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 21 Replies
- 1234 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 13 Replies
- 823 Views
-
Last post by Buzzy B_00
-
- 2 Replies
- 448 Views
-
Last post by W12
-
- 21 Replies
- 1086 Views
-
Last post by Newboy