Somaliland Hargeysa New Dawlada hoose Pics

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Somaliland Hargeysa New Dawlada hoose Pics

Post by The_Emperior5 »

Xoghayaha Cusub ee Dawlada Hoose ee Hargaysa ooMaanta xilkii la wareegey

Image

SDWO (Hargeisa) Xoghayaha cusub ee Dawlada hoose ee Hargaysa oo maanta xilki si rasmiha uga la wareegay xoghayihii hore, xafladan xil wareejinta ayaa ka dhacday hoolka shirarka dawlada hoose ee Hargaysa, taasi oo ay ka so qayb galen masuliyin farabadan oo ay ka mid yihiin badhasaabka gobalka Maroodijeex Xamarje kusimaha duqa caasimada ahna kuxigeenka Duqa mr Maxamed C/laahi Uurcade agaasimahasha dawlada hoose ee Hargaysa gudomiyayaasha degmoyinka caasimada xoghayihii hore ee dawlada hoose shaqaalaha dawlada hoose iyo marti sharaf kale.

Wax ugu horeyn halkaasi ka hadlay kusimaha duqa caasimada Mr Uurcade oo ugu horeyn umahad celiyey xoghayihii hore oo u sheegey in u yahay nin dawlada hoose intii u joogay wax wayn ka qabtay shaqaada dawlada hoose iyo waliba horumaarka ay ku talabsaden gole deegaan ahan wax wax isna haalkaasi ka hadlay xogyahayihi her Maxamed Aw Adan Wayrax oo sheegey in ay maanta farxad u tahay in u nin ay in badan soo wada shaqeeyeen oo shaqaalihisa ah u xilkii ku wareejiyo wax aanu inta ku daray in xoghayahan cusubi yahay nin ka so bixi kara shaqadan oo aanu ahayn nin imika la tilmaamayo oo la odhanayo kaasi waa hebel oo waxaasu qabta, taasina waa heeblayo waxaasay qabilkantahy , wax kale oo u xogyahayhi hore ku sheegay in u xilka u wareejinaayo sidii {Riyaale}Xoghayaihi hore oo ka waramay halka ay wax u marayan wax u sheegen hawsha ay umada u hayan tahay mid baladhan oo u bahan fijignan dheerad ah.


Image


iSna hadalki la wareerey xoghayaha cusub Mr Deeq Xirsi Canbuur oo uga mahad celiyey xoghayihi hore sida wadaniyada leh ee u shaqaada dawlada hoose u gudan jirey isaga oo ku dheeradey in Mr Wayrax u la si shaqayn doono inta u xilka hayo lana tashan doono waxii wayaragnimo ah ee shaqaada khuseysa .Wax kale oo u xoghayaha cusubi kula kaftamai xoghayihi hore in u isna sidii Silaanyo u si galbin doono

.

Image

Image


Image

Image
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Somaliland Hargeysa New Dawlada hoose Pics

Post by Mr_Alfaas »

war EMpr horta hambalyo ayan leeyahay masuulka cusub mida kale waar horta why loogu geliya ubax FAKE Ah...war ubaxas goormaynu iska dayn doonnaa....

Green ubax :lol: :lol:

dadku dhookh xuma... :lol:

:sland: :up: :D
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland Hargeysa New Dawlada hoose Pics

Post by The_Emperior5 »

soo maha mamuulka cusub weyno soo dhaweynayna :up: :sland:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”