Cuqaasha Galbeedka BURCO oo Tageeray Madaxweyne Silaanyo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Cuqaasha Galbeedka BURCO oo Tageeray Madaxweyne Silaanyo

Post by LiQaaye_TDH »

Qaar ka mid ah cuqaasha, xildhibaannada, mujaahidiinta iyo aqoonyahanka deegaanka Galbeedka Burco, ayaa madaxweynaha iyo golihiisa xukuumada ku hambalyeeyey isbeddelka ay dalka ka sameeyeen, kaasi oo ahaa waxyaabihii ay balanqaadeen xiligii ololaha doorashada madaxtooyadda.

Qoraal ay ku saxeexan yihiin 17 qof oo isugu jira cuqaal, aqoonyahano, mujaahidiin iyo xildhibaano oo Jamhuuriya la soo gaadhsiiyey, ayaa madaxweynaha loogu soo jeediyey in aanu dheg u dhigin aflagaadooyinka ka soo yeedhaya canaasiirta ku mamay hantida qaranka iyo xilalka ay ku labaatan jirsadeen.

Qoraalkaasi oo faahfaahsana waxa uu u qornaa sidan;

“Annagoo ah aqoonyahanka, cuqaasha, wax-garadka, ka soo jeedda Beesha Galbeedka Burco ee Gobolka Togdheer, waxaannu halkan ka hambalyo iyo boggaadin u diraynaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo aanu ku hambalyeynayano sida uu uga dhabeeyey ballanqaadyadii xilligi doorashada, isagoo ku talaabsaday isbedel geesinimo leh oo surto geliwaayey muddo ku siman 14 sannadood (1997).

Sidaa darted Md. Madaxweyne waxaannu kuu soo diraynaa hambalyo iyo boggaadin adiga iyo Golaha Wasiiradaba, halkaana ka sii wada isbedelada iyo badbaadinta dalka, madaxweyne dan ha ka gelin aflagaadooyinka iyo juqaquqaynta caanaasirta ku mamtay hantida iyo xilalka qaranka ee ay ku laabatan jirsadeen.

Dadweynaha waxa raali gelindoona wax qabadka iyo hormarinta dhabta ah ee hadda dhabaha u xaadhay iyadoo ay noo muuqato ifafaale iyo rajo wacan.

Magacyada soo saaray hambalyadan:-

1. Chief Caaqil Cabdi Cumar Aw Diiriye

2. Chief Caaqil Huruuse Maxamed Gaaxmaal

3. Caaqil Cabdi Yuusuf Diiriye

4. Caaqil Aadan Maxamed Naaleye

5. Caaqil Ismaaciil Xaaji Maxamed

6. Xildhibaan Xuseen Kaahin Xayd

7. Xildhibaan Maxamuud Cali Ibraahim

8. Maxamed Muuse Xaaji Cabdi (Aqoonyahan)

9. Yaxye Ibraahim Diiriye (Aqoonyahan)

10. Sheekh Faarax Xaamud Xaaji Cabdi (Aqoonyahan)

11. Maxamuud Cabdi Madar (Aqoonyahan)

12. Ibraahim Maxamed Muuse (Aqoonyahan)

13. Mujaahid Cali Sugule Kaahin

14. Mujaahid Muuse Diiriye Bile

15. Mujaahid Cabdisalaan Axmed Muuse

16. Mujaahid Aadan Yaxye Xaaji Ciise

17. Mujaahid Cali Ibraahim Diiriye.

Source Jamhuuriya
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Cuqaasha Galbeedka BURCO oo Tageeray Madaxweyne Silaanyo

Post by The_Emperior5 »

:up: :up: :up: :sland: :sland: :sland:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Cuqaasha Galbeedka BURCO oo Tageeray Madaxweyne Silaanyo

Post by hargaysaay »

the entire somaliland people are behind silanyo he must not mess up
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Cuqaasha Galbeedka BURCO oo Tageeray Madaxweyne Silaanyo

Post by kaliil »

ragga madaxda ah kuwa ugu dhow iyo la taliyayaashooda ayaa jar ka tuura markaa bal siilaanyo aynu aragno. Ilaa hadda wuu fiicanyahay, dawlad dadka badankoodu ku qanacsanyihiina wuu soo dhisay. Taariikhdaa xusi doonta hadduu sidaa ku socdo oo kuwaan sheegayay jar ka tuurin.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Cuqaasha Galbeedka BURCO oo Tageeray Madaxweyne Silaanyo

Post by LiQaaye_TDH »

hargaysaay wrote:the entire somaliland people are behind silanyo he must not mess up
Dadki Wey Tageersanyahin Laakin, Dad waxa jira Qabiil Qaaday, kuwaasina looma joojinaya... No one can stop us right now :mrgreen: :mrgreen: :mrgreen:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Cuqaasha Galbeedka BURCO oo Tageeray Madaxweyne Silaanyo

Post by Siciid85 »

Who are this caaqils never heard of them properly some caaqiils of reer xussen/reer caynaanshe, i was expecting more like the salaadiin.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Cuqaasha Galbeedka BURCO oo Tageeray Madaxweyne Silaanyo

Post by hargaysaay »

siciid you are party ruiner
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Cuqaasha Galbeedka BURCO oo Tageeray Madaxweyne Silaanyo

Post by Siciid85 »

^^^ looool walahi been maha most of the caaqiils in the list maan maqliin, do you think i keep up track with every sub clans caaqiils? salaadiinta beelaha galbeedka burco uun ba sii ficaan uu aqaana.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Cuqaasha Galbeedka BURCO oo Tageeray Madaxweyne Silaanyo

Post by The_Emperior5 »

salaaadinta somaliland oo dhan support xukumaada they made it clear after silanyo won

But these are aqoonyahan mujaheed dad kale masuul ah
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Cuqaasha Galbeedka BURCO oo Tageeray Madaxweyne Silaanyo

Post by Siciid85 »

The_Emperior5 indeed, laakine raggan meesha ku qoraan wa nimaan jufooyiinkooda representgareeya ama their local community maha rag beel representgareeya.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Cuqaasha Galbeedka BURCO oo Tageeray Madaxweyne Silaanyo

Post by hargaysaay »

siciid sxb you become deep peron like reer galbeed just get what is in your chest out and say fuck silanyo. :D
truth is the entire nation caruur iyi ciroole are behind him today
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Cuqaasha Galbeedka BURCO oo Tageeray Madaxweyne Silaanyo

Post by The_Emperior5 »

Siciid85 wrote:The_Emperior5 indeed, laakine raggan meesha ku qoraan wa nimaan jufooyiinkooda representgareeya ama their local community maha rag beel representgareeya.
haa wa runta these are probably chief caqils locals only for burco area
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Cuqaasha Galbeedka BURCO oo Tageeray Madaxweyne Silaanyo

Post by LiQaaye_TDH »

hargaysaay wrote:siciid sxb you become deep peron like reer galbeed just get what is in your chest out and say fuck silanyo. :D
truth is the entire nation caruur iyi ciroole are behind him today
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :clap: :clap: :clap:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Cuqaasha Galbeedka BURCO oo Tageeray Madaxweyne Silaanyo

Post by The_Emperior5 »

i dont think siciid hates silanyo , he even went to so dhaweynti silanyo in Mineopolis
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”