Qiimaha lagu kala iibsado galleyda kasoo go'aday beeraha Soomaaliya oo si weyn hoos ugu dhacday
Jimco, September 03, 2010 (HOL) − Waxaa hoose u dhac weyn laga dareemayaa qiilaha lagu kala iibsado galleyda suuqyada koonfurta Soomaaliya, taasoo ay beeraleydu sabab uga dhigeen miro badan oo soo go'ay sannadkan beeraha dalka.
"Beeraha gobolka Shabeellada hoose waxaa sannadkaan kasoo go'ay miro badan, waxaana hoos dhac weyn uu ku yimid qiimaha lagu kala iibsado galleyda oo xilliyadii ugu dambeeyay ahaa mid aad u sarreeya," ayuu yiri Maxamed Xaaji Kuus oo ka mid ah beerladeyda gobolka Shabeellada hoose.
Ganacsade Maxamed Xaaji Kuus oo saxaafadda la hadlay isagoo ku sugan degmada Marko ee xarunta gobolkaas ayaa sheegay in kiitaalkii galleyda ah oo lagu kala iibsan jiray 650,000 oo Shillin, haatan lagu kala iibsanayo 320,000 Shillin, taasna ay tahay hoos u dhac ka badan kala bar.
Sidoo kale gobollada kale ee koonfurta Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa inay sannadkan beeruhu aad u soo go'een taasoo sababtay in qiimaha miraha kala duwan ee la beerto ay hoos u dhaceen.
Hay'adda FAUSA oo la shaqeysa hay'adda beeraha adduunka ee FAO ayaa ku sheegtay warbixin ay todobaad ka hor soo saartay in hoos u dhac weyn uu ku yimid dadkii u baahnaa gargaarka bani'aadamnimo ee ku sugan Soomaaliya, kaddib markii ay beeruhu sannadkan si fiican u baxeen.
Waa markii ugu horreysay muddo 10-sano ku dhow oo ay beeraha Soomaaliya kasoo go'aan miro intaan le'eg, sida uu HOL u sheegay Cabdi Muuse oo ka mid ah beeraleyda degmada Afgooye ee gobolka shabeellada hoose.
Hay'adda WFP ayaa joojisay gargaarka ay ka bixin jirtay koonfurta Soomaaliya, kaddib markii ay diideen inay qaataan amar kasoo baxay Xarrakatul Shabaab oo ahaa inay gargaarka ka iibsadaan beeraleyda Soomaaliya.
the good news that AP/CNN will never report
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- GacanSareeye
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1410
- Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
- Location: Minnogadishu
the good news that AP/CNN will never report
50% decrease in grain prices after banning WFP in Somalia:
Re: the good news that AP/CNN will never report
thumbs up for self-sufficiency 

Re: the good news that AP/CNN will never report
1st we should say Alxamdulillaah. The rainy season was very good.
Secondly, it was the decision of HSHM that kicked the evil WFP out and also encouraged self sufficiency. Maashallaah.
The peace and stability in Southern Somalia also helped since no marauding militia are harassing and extorting the Somali farmers from their hard earned income from their farms.
It is high time that we in the diaspora invest back home. It would increase local production and also employ more people in Somalia. The calling is on all of us.

- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 370 Views
-
Last post by Grant
-
- 35 Replies
- 3104 Views
-
Last post by Titanium
-
- 17 Replies
- 1026 Views
-
Last post by *Faithful
-
- 0 Replies
- 305 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 0 Replies
- 1016 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 9 Replies
- 609 Views
-
Last post by Somaliman%
-
- 14 Replies
- 3436 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 2 Replies
- 604 Views
-
Last post by FBISOMALIA