Ciidamada Eithopia oo Magaalada Wajaale Kala baxay 3qof
on September 4, 2010
IshaNews-Karachi,Shalay iyo doraad ayey aheyd marki ay ciidamada eithopianku ay kala baxeen magaalada xuduuda ah ee wajaale saddex nin oo ganacsatayaal ah oo ka soo jeeday ismaamulka somaliyed ee eithopia,iyagoon haba yaratee wax ay sameeyeen aanay jirin sida ay inoo xaqiijiin shacabki goobjooga u aha marki lala baxayay.
Shacabka magaalada Wajaale aya aad ooga walwalsan Ciidamada eithopianka ah ee iyagoon amar ka haysanin ciidamada qaran somaliland iska soo dhaafaya xadka u dhaxeeya labada dal.
Waxa la isla dhex marayan magalada Wajaale in nimanki laga kaxeystey hotel ku yaalay badhtamaha magalada in ay ka tirsanayeen maleeshiyada ONLF,lakin dad xaqiijiyey arintaas o cadeysey maysa jirin.
Dhacdadan argagaxa ahi ila hada kamay hadal maamulka degmada wajaale iyo xukuumada sare ba.
mar aanu isku dayney in aanu la xidhiidhno taliyaha ciidamada somaliland ee degmada wajaale ayaanay inoo suurta gelin telephonkisa gacanta oo xidhna awgeyd.
Ma aha marki ugu horeysey ay ciidamada eithopianku ay kala baxaan shacabka ku dhaqan magaalooyinka xuduuda la leh,wakhti aan sida usii fogeyn ayey ciidamada Ethiopia kala baxday magalada wajaale inamo u dhashay Jamhuuriyada somaliland kana soo jeeda degmada Allaybaday.
wixi faahfaahin ah ee dhacdadaas ku saabsan wararkayaga danbe ayaanu idinkusoo gudbin donnaa hadii Alle raali ka noqdo.
IshaNews Desk News
Ciidamada Eithopia oo la baxay 3qof ka tirsan ONLF - Wajaale
Moderator: Moderators
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Ciidamada Eithopia oo la baxay 3qof ka tirsan ONLF - Waj
war nimanyahow nimanka eithopianka yaa inaga qabta......
odaygi siilanyo hadu wax haka qabto yaanu noqon sidi daahir rayaale u ruxi jirey madaxa......shit foqal shit mele zanawi.

odaygi siilanyo hadu wax haka qabto yaanu noqon sidi daahir rayaale u ruxi jirey madaxa......shit foqal shit mele zanawi.


-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 228 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 420 Views
-
Last post by TheNewElectedWarLord
-
- 0 Replies
- 252 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 15 Replies
- 707 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 265 Views
-
Last post by Somali2003
-
- 0 Replies
- 541 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 346 Views
-
Last post by new-york24
-
- 0 Replies
- 339 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 8 Replies
- 815 Views
-
Last post by incognito1