Wasiirka Duulista iyo Hawada Maxamud Xaashi Cilmo Oo Shir ja

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Wasiirka Duulista iyo Hawada Maxamud Xaashi Cilmo Oo Shir ja

Post by Mr_Alfaas »

(IshaNews-Karachi)Wasiirka Wasaarada duulista iyo hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo koormeer ku marayey dhisme ka socda terminal ka labaad ee dadku ka dhoofaan ee madaarka berbera maadama ay haatan hal terminal ay wada isticmaalaan taas oo uu sheegay inay qayb ka tahay waxqabadka xukuumada wasaradisa boqolka maalmood ee ugu horeeya waxa uuna sheegay in furitaanka duulimaadyada diyaradaha diyarada eithopia ee istaagay xiligii xukuumadi hore dalka ayna ka dhaceen qaraxyadi uu ku hawlan yahay sidi dib ugu furmi lahaayeen,isla markaana arimo ay farsamo ahan ka cawdeen uu gacmaha ku hayo socdaalna uu ku tagi doono Dawlada ethiopia dhawaan
waxaana uu yidhi”Runti arimahaasi wa arimo aan doonayo ii qorsheysan muda yar ayan xilka hayey waxana mashquul ku aha waxqabadki iyo kormeeradi madaarada gaar ahan labadan oo ah wadnaha kaliya ee aynu leenahay ee Hargeysa Iyo Berbera”
isaga oo hadalkisi sii watana waxa uu yidhi”waxan doonaya in an eithopia tago hadii Alle yidhaahdo dalka oo aanu deris nahaya saaxiib nahay walaalo nahay,waan ogahay in ay saxafadu qorayeen o ay qoreen Ethiopian airline oo duulimaadyadeda puntland dib u bilowday Somaliland na ka bilaawi waydey iyadoo xukumadayada laga dhigayo in xidhiidhki eithopia iyo somaliland uu hoos u dhacay”waxa kaloo uu ku daray in ethiopia iyo somaliland xidhiidhkoodu uu aad u wanagsan waxa kale uu sheegay in duulimaadyada ethiopia ayna puntland ka bilaabin oo diyarada ay sheegayan ay tahay punt airline diyaradas o ay leeyihin ganacsato reer puntland ah .

waxaana uu sheegay in boqolka ayaamood ee inagusoo began uu furi doono madaarka burco kaas oo uu sheegay in muda ah aan la furin.
waxa is waydiin mudan saxaafada somaliland oo qortey war aan jirin ee ah in duulimaadyadai diyaradaha ethiopia ay dib u bilaben maamul goboleedka puntland,sabata ku kalifteyy warar been abuur ah iyo warar run iyo raadna toona lahayn.
wararkasi wixi faahfahin ah inaga fisha wararkena danbe .

IshaNews.com News Desk
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”