" Adeerkeey Ahmed Godane Abu Zubeyr ayaan garabkiisa soo istaagay ,isaga ayaan halkaan ugu imid,aniga waxaan ku dhashay Hargeysa,waxaana ka dagaalamayaa Mogadishu oo aanan waligeey arag,tani waa ilaaheey dartiis iyo daacadnimadeyda ku saleeysan sidii dalka looga xoreeyn lahaa cadawga alle" ayuu yiri Mustafe Khaliil.
http://waagacusub.org/news/08.09.10.1mustaf.htm
Somalia: Son of Somaliland minister; Al-Shabaab commander
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somalia: Son of Somaliland minister; Al-Shabaab commande
waagacusub stuff and nonsens
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Somalia: Son of Somaliland minister; Al-Shabaab commande
Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Khaliil Abdillahi oo telefoonka ugu waramay Sunatimes.com ayaa xaqiijiyay in wiilkiisa Mustafe uu Koofurta Somalia u tilaabay sagaal bilood ka hor,kuna biiray AL Shabaab.The_Emperior5 wrote:waagacusub stuff and nonsens
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somalia: Son of Somaliland minister; Al-Shabaab commande
Dont believe that nonsense Grandpa Just because THe minister of somaliland and godane hail from the same clan there is a link waxba kama jiran
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Somalia: Son of Somaliland minister; Al-Shabaab commande
Mustafe oo ah 22 jir uu dhalay Wasiirka diinta iyo Aawqaafta Somaliland Sheikh Khaliil Abdillahi ayaa taliye looga dhigay guutada Abu Muxsin Al Shabaab ee dhawaan tababarka Melleteri ku dhameeysatay xerooyin ku yaal duleedka Mogadishu.The_Emperior5 wrote:Dont believe that nonsense Grandpa Just because THe minister of somaliland and godane hail from the same clan there is a link waxba kama jiran
http://taleex.net/2010/09/08/wiil-uu-dh ... al-shabaab
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Somalia: Son of Somaliland minister; Al-Shabaab commande
Ninkaan wa nin khatar wuxuu ka mid yuhay kooxa argagax la yidhaado Al Shabab.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Somalia: Son of Somaliland minister; Al-Shabaab commande
Somaliland iyo Al Shabab weey isla shaqaaynaya 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somalia: Son of Somaliland minister; Al-Shabaab commande
taleex.net loooooool saaxib warkan waxba kama jiran stop believing propoganda
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 513 Views
-
Last post by union
-
- 0 Replies
- 244 Views
-
Last post by newsbot
-
- 6 Replies
- 1165 Views
-
Last post by Rambie
-
- 0 Replies
- 348 Views
-
Last post by newsbot
-
- 5 Replies
- 641 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 731 Views
-
Last post by Nubis
-
- 8 Replies
- 862 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 3 Replies
- 768 Views
-
Last post by Strategic
-
- 1 Replies
- 370 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 4 Replies
- 565 Views
-
Last post by Strategic