Page 1 of 1

Ciid wanaagsan

Posted: Thu Sep 09, 2010 10:12 pm
by Goljano Lion
Walaalayaal, aniga oo ka faa’iidaysanaya munaasibada CIIDA barakaysan, waxaan idiin soo jeedinayaa inaynu dhammaanteen isa-saamaxno, saamax-naakum kuli caam waa antum bikhayr

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Thu Sep 09, 2010 10:13 pm
by The_Emperior5
i dont think qof somalilander aya qof somalilander ah wax u haya

ciid mubarak saaxib

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Thu Sep 09, 2010 10:15 pm
by ToughGong
:up: :D Ditto brother

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Thu Sep 09, 2010 10:17 pm
by Goljano Lion
seemeyer wrote::up: :D Ditto brother
ciid wanaagsan ciyaalo Arabsiyo bah.Ali :lol:

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Thu Sep 09, 2010 10:19 pm
by ToughGong
^
Bah Ali wa'ayo

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Thu Sep 09, 2010 10:21 pm
by Goljano Lion
seemeyer wrote:^
Bah Ali wa'ayo
mise waxay ahayd baho omar

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Thu Sep 09, 2010 10:29 pm
by ToughGong
Non of the above

:D

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Fri Sep 10, 2010 10:16 am
by udun
Ciid mubaarak to you brother Goljano and the rest of Muslims. Haa waa sidaas ha la isa saamaxo, kolay aniga xagayga waa saamax cid kastaa. :up: :up: