Ninka ugu gaaban aduunka oo la kulmey ninka ugu murqo waa wa

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Ninka ugu gaaban aduunka oo la kulmey ninka ugu murqo waa wa

Post by kaliil »

Da’ayarka ugu gaaban aduunka oo la kulmey ninka ugu murqo waa wayn Ingariiska + SAWIRO
Hargeysa (Oodweynenews)- Dhacdooyin aduunka maalinba mid hor ayaad arkaysaa, maqleysaa amaba toos ula kulmeysaa, maanta waxaan dhacdooyinka layaab adduunka i diinku soo gudbinaynaa, da’ayarka adduunka ugu gaaban oo la kulmay ninka ugu murqaha waa wayn dalka Ingariiska.

Khagendra Thapa ayaa noqon doona ninka ugu gaaban aduunka hadii uusan si deg deg ah u korin labada todobaad ee soo socata, Thapa ayaa jiri doona 18 sano, Oktoobarta soo socata 14-keeda markaasuu ka qaadan doono iskoorka ninka ugu gaaban aduunka ninka hada haysto laguna magacaabo Edward Nino Hernandez oo ah 24 sano jir, reer Kolombiya ah, kaas oo horey ugala wareegay He Ping Ping-kii dalka Shiinaha u dhashay ee sanadkaan horaantiisa dhintay.

Thapa ayaa la kula kulmay bandhig carweed loogu magac daray Rumeyso ama ha rumeysan oo ka dhacay cariga Ingariiska qaasatan caasimada London, ninka jirdhisa ah ee lagu magacaabo Tiny Iron oo ah ninka ugu murqaha waa wayn boqortooyada Ingariiska.

Murqaha Iron ayaa gaarayo cabir la saaro 24 inches, 28 sano jirkan reer London ah ayaa haysto iskoorka ninka ugu murqo waa wayn dalkaas.

Da’yarkaan lagu magacaabo Thapa ayaa rajeynayo in uu kala wareego ninka iskoorka gaabnida buuqa dhacdooyinka aduunka haysto una dhashay dalka Kolombiya Nino oo uu dheerarkiisa gaarayo 27inches kaasoo si rasmi ah isniinta la soo dhaafay uu buuga dhacdooyinka aduunka u gudoonsiiyey shahaadada ninka ugu gaaban aduunka, asigoo ka gaaban He Ping Ping dhintay 2.5 ins.

Tafa tiraha buuga dhacdooyinka aduunka ee Guinness Mr Craig Glenday ayaa yiri ‘ Su’aasha waxa ay tahay, Nino ma sii haysan doonaa iskoorkan bilowga sanadka soo socda?

‘iyadoo Khagendra uu masraxa soo galay, waxaa jiro jaanis fiican Nino waxa uu sii ahaan doonaa todobaadyo yar ninka ugu gaaban aduunka.’




Sawiro http://oodweynenews.com/news/12591-da%E ... awiro.html
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Ninka ugu gaaban aduunka oo la kulmey ninka ugu murqo wa

Post by ciyaal_warta »

i took a pic wif da tallest man and women in da world plus da shortest man...it was last week down town KL :up: ..
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”