Xusuusin Waayo Waayo - 1981 - Muj.M. Mooge Libaan

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Xusuusin Waayo Waayo - 1981 - Muj.M. Mooge Libaan

Post by Siciid85 »

Xusuusin Waayo Waayo , Ma Maqashay Waraysi Laga Qaaday Maxamed Mooge Liibaan ‏ ? 1981
Waxaanu idiin soo gudbinaynaa Waraysi laga qaaday Muj Maxamed Mooge Liibaan (AHUN) Bishii January 1981. Waxaana waraysiga laga qaaday wakhti uu ku sugnaa gudaha dalka Ethiopia. Waraysiga waxaa la yeeshay wariye Cabdi Rashiid Aadan Seed oo ka tirsanaa Jabhadii ururkii SSDF, dhegaysi wanaagsan:–


http://oodweynenews.com/news/12731-xusu ... -1981.html
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”