Xusuusin Waayo Waayo - 1981 - Muj.M. Mooge Libaan
Posted: Sun Sep 12, 2010 9:17 am
Xusuusin Waayo Waayo , Ma Maqashay Waraysi Laga Qaaday Maxamed Mooge Liibaan ? 1981
Waxaanu idiin soo gudbinaynaa Waraysi laga qaaday Muj Maxamed Mooge Liibaan (AHUN) Bishii January 1981. Waxaana waraysiga laga qaaday wakhti uu ku sugnaa gudaha dalka Ethiopia. Waraysiga waxaa la yeeshay wariye Cabdi Rashiid Aadan Seed oo ka tirsanaa Jabhadii ururkii SSDF, dhegaysi wanaagsan:–
http://oodweynenews.com/news/12731-xusu ... -1981.html