New ethiopian troops stationed in Galgaduud border
Posted: Sun Sep 12, 2010 7:53 pm
Ciidamo Ethiopian ah oo aad u hubeysan ayaa maanta yimid degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, halkaasoo islamarkiiba saldhig ka sameysteen.
Dad deegaanka ah iyo goob-joogayaal ayaa u sheegay in askarta Ethiopia oo wata gaadiidka dagaalka iyo kuwa ciidamada qaado ee Uralka ay ka soo gudbeen xadka Balanballe ay la wadaagto dhulka Ismaamulka Somalida Ethiopia,waxayna fariisimo ka dhigteen koonfurta iyo galbeedka Balanballe.
Lama oga sababta ay ciidamdan Ethiopian u yimaadeen,una degeen Balanballe,laakiin horay waxaa u jiray tiro aan badneyn oo Ethiopian ah oo Balanballe duleedkeeda joogay.
Hadal heynta ugu badan ee maanta taalla magaalada ayaa ah ciidamadan iyo tallaabadan tan xigta ee ay ku dhaqaaqi doonaan.