AMISOM and TFG troops fighting inside the Airport

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

AMISOM and TFG troops fighting inside the Airport

Post by paidmonk »

Dagaal culus oo u dhexeeya maleeshiyaadka DKMG-ka iyo ciidanka AMISOM ayaa goordhaw ka bilaawday afaafka hore ee Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Goob joogayaal ayaa xaqiijinaya in ay maqlayaan Hugunka Rasaasta ay is dhaafsanayaan maleeshiyaadka DKMG-ka iyo ciidanka shisheeye gaar ahaan kuwa Yugaandha.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay Iridda garoonka soo istaageen ilaa iyo 2 gaari oo Cabdi Bile ah kuwaas oo doonayay in ay gudaha ugalaan Garoonka waxaase arrinkaasi diiday ciidanka Yugaandha oo ka baqayay in uu dhaco mid lamida weeraradii dhawaan ka dhacay Garoonka oo Raggii fuliyey ay ku labisnayeen Dareeska maleeshiyada dowladda.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in maydadka maleeshiyaad DKMG-ka katirsan uu daadsanyahay afaafka hore ee Garoonka gaar ahaan inta u dhexaysa UNDP iyo Garoonka waxaana u suura gashay ciidanka Yugaandha in ay la wareegaan Gaadiidkii ay wateen Maleeshiyadu.

Saraakiisha AMISOM ayaa dhawaan go'aamiyey in Garoonka aysan soo geli karin wax katirsan Askarta Dowladda hadii la arkana Nolosha lagu toogto, Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dhawaan Ciidankeeda Komaandooska ah oo ku labisan Dareeska Ciidanka u dirtay garoonka halkaas oo ay Howlgal ka fuliyeen.
:lol: :lol: :lol:

TFG doesn't even control its own positions.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: AMISOM and TFG troops fighting inside the Airport

Post by grandpakhalif »

Hutu vs Hutu
vangandi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 257
Joined: Sat Sep 11, 2010 5:10 pm
Location: Sultan of Maakhir

Re: AMISOM and TFG troops fighting inside the Airport

Post by vangandi »

Will we see pics of dead Hawiyes :?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”