Breaking News,Askartii Ciidanka Qaranka e hargeysa

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Breaking News,Askartii Ciidanka Qaranka e hargeysa

Post by Mr_Alfaas »

Askartii Ciidanka Qaranka ee Hargeysa uga Gurmatay Buuralayda Galbeed oo shan ka mid ahi ku dhaawacmeen

Hargeysa(Ishanews) Waxa Geeriyooday Dirawal waday Gaadhi Jaadle ah oo ku dhaacay gaadhi tikniko ah oo ka mid ahaa Toban Baabuurta Dagaalka ah oo gurmad ahaan maanta Hargeysa uga ambabaxay si ay ugu gurmadaan Ciidamo hubaysan oo soo galay Buuralayda u dhaxaysa Itoobiya, Somaliland iyo Jabuuti
Shilkaas oo aan la garanayn sida uu u dhacay ayaa ka dhacay meel u dhaw magaaladda Gabilay ayaa la sheegay inay isku dhaceen gaadhi Jaadle ah oo Xawli sare ku socday iyo gaadhi tikniko ah ay saarnaa qori Siikaawi ah iyo ciidamo, waxaanu Sarkaal ka tirsan Ciidamadda Somaliland oo dhacdadan aanu ka waraysanay sheegay inuu isla goobtii ku geeriyooday Dirawalkii Gaadhiga Jaadka waday, shan Askari oo ka tirsanaa Ciidamadda Qarankana uu soo gaadhay Dhaawacyo kala duwan, iyadoo dhaawacoodana loola soo cararay dhinaca Hargeysa
Dhinaca kalena waxa uu Sarkaalkaasi sheegay in ciidamadii kale ee la socday gaadhigaasi shilku ku dhacay wali ay ku sii jeedaan Buuralayda Galbeed ee Somaliland kuwaasoo la filayo inay ka qayb qaadan doonaan weerar la doonayo in lagu soo qabqabto Niman hubaysan oo Jiidaasi soo galay oo aan ilaa hada la aqoonsan.

C/raxman Osman C/laahi(Isbatore)

Ishanews Media Group
Email.expensiveman_10@hotmail.com
Hargeysa, Somaliland
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Breaking News,Askartii Ciidanka Qaranka e hargeysa

Post by LiQaaye_TDH »

Somaliland Army will get those Geeljire with weapons in Minutes!!!
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Breaking News,Askartii Ciidanka Qaranka e hargeysa

Post by ToughGong »

IHUN kuwaa geeriyoodey
Kuwan hubeysnaa ee xadkeena soo galeyna maxay ahaayeen tollow
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Breaking News,Askartii Ciidanka Qaranka e hargeysa

Post by LiQaaye_TDH »

seemeyer wrote:IHUN kuwaa geeriyoodey
Kuwan hubeysnaa ee xadkeena soo galeyna maxay ahaayeen tollow
Still Unknown, but some people say its a Army trying to attack Djibouti............
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Breaking News,Askartii Ciidanka Qaranka e hargeysa

Post by Mr_Alfaas »

LiQaaye_TDH wrote:
seemeyer wrote:IHUN kuwaa geeriyoodey
Kuwan hubeysnaa ee xadkeena soo galeyna maxay ahaayeen tollow
Still Unknown, but some people say its a Army trying to attack Djibouti............
ma ciidan 300 haday u bataan ka kooban aya jabouti geli kara.... :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Breaking News,Askartii Ciidanka Qaranka e hargeysa

Post by LiQaaye_TDH »

Breaking news The Somaliland army, and the Gudabuursi in the area crushing the ONLF Terrorist in Awdal...

Maleeshiyo Beeleedyo Degaanka Ah oo Bilabay Is Abaabul Iyo Shir Muhiim Ah Oo La Isugu Yeedhay Taliyayaasha Ciidamada Ee JSL

Xariirad-(Lug)-Wararka laga helayo Buuralayda Maar-Maar oo galbeed kaga beegan Magaalada Xariirad ayaa waxa ay sheegayaan in Maleeshiyaadka halkaas soo galay in hada halkaas ay ku hareeraysan yihiin Ciidamada S/land iyo Itoobiyaan jooga dhinacooda.

Waxaa kale oo wararku intaas ku darayaan in ay jiraan maleeshiyo beeleedyo ka tirsan dadka degaanka oo iyagu is abaabulay oo bilaabay inay is berbertaagaan ciidamada JSL.

Waxaa xusid mudan in ciidankaasi ay ka tirsan yihiin jabhada ONLF garabka Admiral Maxamed Cumar Cusmaan oo isagu diidan in uu heshiis nabadeed la qaato Itoobiya sida ay cadeeyeen saraakiil ka tirsan ciidanka S/land oo ka gaabsadey in ay magacooda sheegaan.

Waxa ay wararku intaas raacinayaan in jabhadani ay maalmaha ciida ay soo galeen oo ay ka soo dageen meel ka tirsan xeebta u dhaxaysa Saylac iyo Lughaya oo la yidhaahdo Bule Cade una dhaw xaga magaalada Lughaya, waxaanay ay warar sirdoonka ahi sheegayaan in tirade jabhadani gaadhayso ilaa 300 oo nin oo aad u hubaysan inkasata oo wararka qaar sheegayaan tiro intaas ka badan.

Waxaa kale oo heegan buuxa la galiyey Ciidanka Booliska eek u sugan magaalada Boorama kuwaas oo laga yaabo dhawaan in la qaado ama la geeyo aaga ay hada wax ka dhacayaan sida ay saraakiishooda qaarkood warbaahinta gudaha u sheegeen.

Wararkii u dambeeyay ee ka imanaya dhinaca caasimada Hargaysa ayaa waxa ay sheegayaan in shir dagdag ah la isugu yeedhay dhamaan taliyayaasha ciidamada qaranka ee dalka oo dhan.
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Breaking News,Askartii Ciidanka Qaranka e hargeysa

Post by RuralMan08 »

Hey I dont think this has anything to do with ONLF, I think its some anti Djiboutian opposition.

Allahu Aclam

What has been confirmed so far?
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Breaking News,Askartii Ciidanka Qaranka e hargeysa

Post by RuralMan08 »

Just as I have suspected. Its probably just an anti Djiboutian jabhad.


13 September 2010 "Waxaanay ila-wareedyo kala duwani la sheegay in lagu soo tababbaray dalka Eratariya oo loo malaynayo in ay ka mid yihiin Jabhad ku kacsan dawladda Jabuuti oo dhawaan Saldhig ka samaysatay dalka Eratariya, isla markaana la sheegay inuu ka dambeeyo Ganacsadaha reer Jabuuti Mr. Boore, ayaan la ogayn jihada ay rasmi ahaan uga baxeen halkaas, hasa yeeshee waxa si wayn loo dareemayay baadi goob ballaadhan oo Ciidammadda qalabka sida ee Somaliland qaybihiisa kala duwani ay u dhamaayeen oo guud ahaan aaggaas ka socda.

Sidoo kale Ciidamo aad u tira badan oo Itoobiyaan ah, ayaa la soo dhoobay degaannada ku teedsan Xuduudda Somaliland iyo Ethiopia ee Gobollada Awdal iyo Selel, kuwaas oo dhinacooda ka wada baadhitaanno aan faah-faahintooda la ogayn illaa hadda."


Somalilandpower.com
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Breaking News,Askartii Ciidanka Qaranka e hargeysa

Post by LiQaaye_TDH »

it has been Confirmed That the ONLF Terrorist is being used by Eriteria to Fight Ethiopia, an at the same the eriteria goverment is supplying Al-shabaab... i think Somalis needs to take care of This Country..

Anyways the Local Gedabuursi/Ciise and the Somaliland army has serrounded the Terrorist ONLF, Plus Somaliland has laready captured 3 trucks and documents :clap:
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Breaking News,Askartii Ciidanka Qaranka e hargeysa

Post by EEGA9 »

LiQaaye_TDH wrote:it has been Confirmed That the ONLF Terrorist is being used by Eriteria to Fight Ethiopia, an at the same the eriteria goverment is supplying Al-shabaab... i think Somalis needs to take care of This Country..

Anyways the Local Gedabuursi/Ciise and the Somaliland army has serrounded the Terrorist ONLF, Plus Somaliland has laready captured 3 trucks and documents :clap:


Astaghfurulaaah :lol: :lol:


Gaboose is trying to get Ethiopia to approve him..
Oxidant
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Tue Dec 04, 2007 5:52 am

Re: Breaking News,Askartii Ciidanka Qaranka e hargeysa

Post by Oxidant »

LiQaaye_TDH wrote:it has been Confirmed That the ONLF Terrorist is being used by Eriteria to Fight Ethiopia, an at the same the eriteria goverment is supplying Al-shabaab... i think Somalis needs to take care of This Country..

Anyways the Local Gedabuursi/Ciise and the Somaliland army has serrounded the Terrorist ONLF, Plus Somaliland has laready captured 3 trucks and documents :clap:
There is no solid evidence or proof that Eritrea funds ONLF or Al Shabab. Just some useless propaganda by the Ethiopian government. Why would Eritrea fund Al Shabab, it doesn't serve their purpose. ONLF is funded by Ogaden people and Arabs who hate Ethiopia. Hence, why Ethiopia was mad at Qatari forces being deployed along the border with Eritrea. Since Qatar is suspected in supporting ONLF
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Breaking News,Askartii Ciidanka Qaranka e hargeysa

Post by Keyse_0208 »

LiQaaye_TDH wrote:Plus Somaliland has laready captured 3 trucks and documents
seems like most of their weapons wey ka carareen, this is what i dont get about these militias , they get trained by Tigre, and then scream out we are fighting tigre :lol: :lol:
Generalku waxa uu yidhi”Taliyaha oo ka warbixinayey hubka iyo dhukumentiga kale ee laga qabtay kooxdan iyo xaaladda hadda, waxa uu yidhi, “62 madaxa qoriga baasuukaha ah, hub kale oo kimikaal ah iyo dhukumentiyo buugaag iyo lacag isugu jirta ayaa meeshii laga helay, warka markii nala soo gaadhsiiyey tallaabada aannu qaadnay waxay ahayd iyagoo aannu markiiba ku oggaanay inay ku sugan yihiin meesha la yidhaahdo Beeyo-caanood oo ah xuduudka inaga iyo Itoobiya inoo dhexeeya,ciidammada Itoobiya oo meesha ka dhaw ayaa iyaguna ku ogaaday, annaga oo wadashaqayn fiicani naga dhaxayso ayaa labada ciidan ee Somaliland iyo Itoobiya ay labada hareerood ka fadhiisteen, xalay ayaa niman ka mid ahi xagga buurta kale ee Libaaxlay si tuugo ah ugu soo tallaabeen, kuwaasna waa la horjoogsaday, maantana waxa ka bilowday hawlgal labada ciidan fuliyeen.”


Taliyuhu waxa uu yidhi “Hubka, buugaag iyo lacag laga soo qabtay waatan aanu hayno, waxaanay buugaagta oo qaarna ku qoran tahay farta Axmaariga, qaarna Soomaali waxay tilmaamaysaa tababarkii ay Erateriya ku qaadanayeen iyo hubkii ay qaadanayeen noocyadiisii. Lacagta waxa la yidhaahdaa Nafta oo waa tii Erateriya, waxay arrintani muujinaysaa inay Erateriya ka yimaadeen, nimankaasina ay ahaayeen cadow ku socda dawladda Itoobiya, inagana waa inoo cadow maadaama ay badeen ka soo degeen. Runtii hawlgal fiican oo wadajir ahina xuduudka ayuu ka socdaa.”
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”