Djibouti(Saylac.com)- “Ciidamo dagaalama diyaar uma nihin wadanka Jabuutina diyaar u maaha ” Sidan waxa saylac.com u sheegay sarkaal ka tirsan xisbiyada Mucaaradka Jabuuti oo aanu waxka weydiinay Jabhado lagu sheegay Buuralayda Awdal. Shirweyne loogu diyaar garoobayo adkaynta Dalada Mucaaradka Jabuuti oo ka socda dalka Biljinka ayaa waxa iskugu tagay Madaxda Mucaaradka Jabuuti waxayna sidoo kale qaar ka tirsan Sarakiisha sarsare ee shirweynaha ka qayb galaysi saylac.com u sheegeen haba yaraatee inayna lahayn ciidan dagaal u diyaar ah isla markaana ayna ogolayn.
Warkani oo gabi ahaanba beeninaya tuhuno dadku isla dhex marayeen magaalada Jabuuti in ay dhici karto Jabhadaha lagu sheegay Awdal inay noqon karaam kuwo Mucaaradka Jabuuti dhisayo ayaa gabi ahaanba dadka reer Jabuuti ka boqsadeen waxjabhad ah oo dhinaca Somaliland kaga timaada.
Osman Hussein
Saylac.com
Djibouti

Proves that Silaanyo probably concocted this whole thing. Reer Awdal elders have mentioned that this is probably just fear mongering.
