Breaking news....Somaliland lies Busted!!
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur

Sep 14, 2010 (QOL) oo baadhitaan ku samaysay wararka la isla dhex marayo ee sheegaya in uu jiro Ciidan aad u hubaysan oo ka soo dagay xeebaha Soomaaliya gaar ahaan gobalada Waqooyi Galbeed laguna tuhunsanyahay in ay ka tirsanyihiin Ururka ONLF, QOL oo u kuur gashay wararkas ayaa loo cadeeyay in ay jiraan howlgalo Militari oo ay Ciidanka Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya qaybta Ciiltire todobaadkan ka wadeen gudaha Ogaadeenya gaar ahaan gobalka Shiniile, waxayna wararku sheegayaan in CWXO qaybta Ciiltire ay hoowlgalo & dhaq dhaqaaq ciidan oo xoogleh ka wadaan agagaarka dagmada Ayshica oo aan sidaas uga fogayn halka la sheegayo in ay Ciidamo ONLF lagu tuhunsanyahay ka soo dageen.
Wararka aanu helayno waxay intaas ku darayaan howlgalka CWXO qaybta Ciiltite in ay ku dileen ciidan badan oo Itoobiyaan ah. Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee ONLF Abdiqaadir Hassan Biixi Hirmooye (Caddaani) oo aan wax ka waydiinay arimahaas ayaa ku timaamay wararkaasi kuwo aan waxba ka jirin wuxuuna sheegay Mudane Cadaani in ay ONLF ka howlgalayso gudaha Ogaadeenya "mana jiraan wax ciidan ah oo ONLF dibada uga yimid waxayna ciidamada ONLF ka dagaalamayaan dhamaan dhulka Ogaadeenya" sidaas waxaa yidhi Mudane Caddani.
Wararka aanu helayno waxay intaas ku darayaan howlgalka CWXO qaybta Ciiltite in ay ku dileen ciidan badan oo Itoobiyaan ah. Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee ONLF Abdiqaadir Hassan Biixi Hirmooye (Caddaani) oo aan wax ka waydiinay arimahaas ayaa ku timaamay wararkaasi kuwo aan waxba ka jirin wuxuuna sheegay Mudane Cadaani in ay ONLF ka howlgalayso gudaha Ogaadeenya "mana jiraan wax ciidan ah oo ONLF dibada uga yimid waxayna ciidamada ONLF ka dagaalamayaan dhamaan dhulka Ogaadeenya" sidaas waxaa yidhi Mudane Caddani.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Breaking news....Somaliland lies Busted!!
I guess the 200 men the SL forces claimed to have surrounded was jst another fairytale 

Re: Breaking news....Somaliland lies Busted!!
ONLF should stay away from Somaliland borders to avoid creating tensions and unnecessary bloodshed in the awdal region of somaliland. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Breaking news....Somaliland lies Busted!!
Somaliland has a right to claim these colonial borders once it is recognised..for now they have no right whateoeverSiciid85 wrote:ONLF should stay away from Somaliland borders to avoid creating tensions and unnecessary bloodshed in the awdal region of somaliland.

Re: Breaking news....Somaliland lies Busted!!
once it's recognised? is Ogadenia recognised as a state? no, if ONLF wants people to respect their borders they shall respect other people's borders.
Re: Breaking news....Somaliland lies Busted!!
Mrs. Hrithik Roshan,Siciid85 wrote:once it's recognised? is Ogadenia recognised as a state? no, if ONLF wants people to respect their borders they shall respect other people's borders.

Re: Breaking news....Somaliland lies Busted!!
Keep your hormone frustrations to yourself Mz_Bigfoot i am not sadeboi nor is it my fault ONLF is stuck between a rock and a hard place with their Uncunningly
tactics.
tactics.
Re: Breaking news....Somaliland lies Busted!!
Mrs,Hrithik Roshan
You have quite a good taste in men.
You have quite a good taste in men.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Breaking news....Somaliland lies Busted!!
lol siciid stop taking ur frustrations at dangirl and update us on awdal crisis 

Re: Breaking news....Somaliland lies Busted!!
You want latest news? here it is even the Gadabursi/Cisse local militias are siding with the sland forces.
Maleeshiyo Beeleedyo Degaanka Ah oo Bilabay Is Abaabul Iyo Shir Muhiim Ah Oo La Isugu Yeedhay Taliyayaasha Ciidamada Ee JSL
Xariirad-(Lug)-Wararka laga helayo Buuralayda Maar-Maar oo galbeed kaga beegan Magaalada Xariirad ayaa waxa ay sheegayaan in Maleeshiyaadka halkaas soo galay in hada halkaas ay ku hareeraysan yihiin Ciidamada S/land iyo Itoobiyaan jooga dhinacooda.
Waxaa kale oo wararku intaas ku darayaan in ay jiraan maleeshiyo beeleedyo ka tirsan dadka degaanka oo iyagu is abaabulay oo bilaabay inay is berbertaagaan ciidamada JSL.
Waxaa xusid mudan in ciidankaasi ay ka tirsan yihiin jabhada ONLF garabka Admiral Maxamed Cumar Cusmaan oo isagu diidan in uu heshiis nabadeed la qaato Itoobiya sida ay cadeeyeen saraakiil ka tirsan ciidanka S/land oo ka gaabsadey in ay magacooda sheegaan.
Waxa ay wararku intaas raacinayaan in jabhadani ay maalmaha ciida ay soo galeen oo ay ka soo dageen meel ka tirsan xeebta u dhaxaysa Saylac iyo Lughaya oo la yidhaahdo Bule Cade una dhaw xaga magaalada Lughaya, waxaanay ay warar sirdoonka ahi sheegayaan in tirade jabhadani gaadhayso ilaa 300 oo nin oo aad u hubaysan inkasata oo wararka qaar sheegayaan tiro intaas ka badan.
Waxaa kale oo heegan buuxa la galiyey Ciidanka Booliska eek u sugan magaalada Boorama kuwaas oo laga yaabo dhawaan in la qaado ama la geeyo aaga ay hada wax ka dhacayaan sida ay saraakiishooda qaarkood warbaahinta gudaha u sheegeen.
Wararkii u dambeeyay ee ka imanaya dhinaca caasimada Hargaysa ayaa waxa ay sheegayaan in shir dagdag ah la isugu yeedhay dhamaan taliyayaasha ciidamada qaranka ee dalka oo dhan.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 245 Views
-
Last post by michael_ital
-
- 3 Replies
- 391 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 567 Views
-
Last post by mahoka
-
- 0 Replies
- 10 Views
-
Last post by MinionsJSL
-
- 2 Replies
- 2004 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 7 Replies
- 888 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 0 Replies
- 690 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 5 Replies
- 842 Views
-
Last post by lander24
-
- 1 Replies
- 426 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero