Ethiopian troops enter Xariirad, Awdal Region
Moderator: Moderators
- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Ethiopian troops enter Xariirad, Awdal Region
Saylac(Puntlandi.com) ilaa 750n askari oo katirsan ciidanka Itoobiya ayaa soo galey deegaanka Xariira ee Gobolka Awdal, ciidankaan ayaa la cadeeyey iney ku raad jiraan ciidankii la sheegey iney ONLF ka tirsanyihiin ee ka soo degey meel u dhaxeysa Saylac iyo Lughayo.
Dadka deegaanka degmada Xariira ayaa sheegey iney ka cabsi qabaan in dagaal culus meesha ku dhexmaro ciidamada Itoobiya iyo kuwa kasoo degey xeebaha waqooyiga Soomaaliya ee la sheegayo iney kayimaadeen Eritaria kana tirsan yihiin Jabhada ONLF.
Maamulak Soomaaliland ilaa hada wax hadala kama bixin ciidankaan Itoobiyaanka ah ee Soo galey Gobolka Awdal oo lasheegey iney u yimaadeen iney la dagaalamaan ciidanka lasheegey iney kasoo degaan deegaankaan.
Ciidamada kasoo degey deegaankaan ayaa la cadeeyey iney yihiin ugu yaraan labo boqol ilaa sadix boqol oo Soomaali ah, loona badinayo iney yihiin jabhada ONLF oo lagusoo tababarey wadanka Eritaria.
Puntlandi.com

Re: Ethiopian troops enter Xariirad, Awdal Region
English translation 

- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Ethiopian troops enter Xariirad, Awdal Region
basically they entered awdal there will be jihad

Re: Ethiopian troops enter Xariirad, Awdal Region
If Ethiopia does enter and cause some casualties. Somaliland ideology is dead in Awdal region. Riyaale will start his own movement called the Awdal Nation Liberation Front promising Ethiopia full access to Zelia port in exchange for defense from SNM terrorist.RuralMan08 wrote:basically they entered awdal there will be jihad![]()

- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Ethiopian troops enter Xariirad, Awdal Region
Walahi kani waa nacas! Sxb there is nothing to laugh for, Ethiopianku hadday soo galaan gobolkaaga ma waxbay kuula hadhayaan, Hablihii cas casaa ee gudabirsi saw saaran maayaan, ileen waa nimankaa qooqane!RuralMan08 wrote:basically they entered awdal there will be jihad![]()
- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Ethiopian troops enter Xariirad, Awdal Region
Dont you see awdal as part of your land, so will you not defend it from foreigners or are you with the xabashis?Northwind wrote:Walahi kani waa nacas! Sxb there is nothing to laugh for, Ethiopianku hadday soo galaan gobolkaaga ma waxbay kuula hadhayaan, Hablihii cas casaa ee gudabirsi saw saaran maayaan, ileen waa nimankaa qooqane!RuralMan08 wrote:basically they entered awdal there will be jihad![]()
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Ethiopian troops enter Xariirad, Awdal Region
RuralMan08 wrote:Dont you see awdal as part of your land, so will you not defend it from foreigners or are you with the xabashis?Northwind wrote:Walahi kani waa nacas! Sxb there is nothing to laugh for, Ethiopianku hadday soo galaan gobolkaaga ma waxbay kuula hadhayaan, Hablihii cas casaa ee gudabirsi saw saaran maayaan, ileen waa nimankaa qooqane!RuralMan08 wrote:basically they entered awdal there will be jihad![]()

- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Ethiopian troops enter Xariirad, Awdal Region
So you want the xabashi to kill usNorthwind wrote:
Awdal waan ka celinayaa laakiin adiga kaa celin maayo!!

Dont worry sxb we know how to deal with xabasis very well

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Ethiopian troops enter Xariirad, Awdal Region
So what its not Togdheer is it. 

- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: Ethiopian troops enter Xariirad, Awdal Region
GENERAL_SNM wrote:So what its not Togdheer is it.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 2111 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 6 Replies
- 769 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 5 Replies
- 994 Views
-
Last post by kaasje7
-
- 5 Replies
- 43 Views
-
Last post by kaasje7
-
- 6 Replies
- 624 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 7 Replies
- 1365 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 2 Replies
- 22 Views
-
Last post by laander8
-
- 0 Replies
- 586 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 17 Replies
- 1731 Views
-
Last post by gemini07
-
- 13 Replies
- 1617 Views
-
Last post by Shift