
Despite their not so surprising anti Somaliland stance and trying to bash it at every given oppertunity, this is currently happening in their beloved 'Somalia':
Dagaal Khasaara dhaliyay ayaa gudaha madaxtooyada Villa Somaliya ku dhaxmaray Maleeshiyaal kala taabacsan Cumar Cabdi Rashiid iyo shariif Sheekh Axmed.
Rasaas xoogan ayaa saaka gudaha Villa Somaliya laga maqlay waxaana lasoo sheegayaa in xaalad kacsanaan ah jirto.
Sida ay sheegayaan dad ku sugan Villada labada Maleeshiyo ee kala jooga Madaxtooyada iyo Guriga Cumar Cabdi Rashiid ayaa rasaas xoogan is weydaarsaday kadib markii uu sii xoogaystay khilaafkii u dhexeeyay Cumar iyo shariif.
Ilaa iyo 5 Maleeshiyaad ah ayaa ku dhintay tira kalane dhaawac ayaa soo gaaray,Maleeshiyaadka dhintay 3 kamida waxay taabacsanaayeen Cumar cabdi Rashiid halka 2 kalane ay shariif Sheekh Axmed ku hayb ahaayeen.
Dhinaca kale Ciidanka AMISOM ayaa toogtay Nin Soomaali ah oo iyaga Tarjumaan u ahaa, goob joogayaal ayaa xaqiijiyay in ciidanka AMISOM ay dileen Xasan Deeq oo ahaa Tarjumaan AMISOM u shaqaynayay balse ay uga shakiyeen in uu Islaamiyiinta la shaqeeyo maadaama uu si aad ah ugu hadlayay Taleefanka Gacan qaadka ah .
Kala shaki ayaa soo kala dhaxgalay Ciidanka shisheeye iyo Maleeshiyaadka Somalida kadib markii ay Mujaahidiintu dhowr jeer weeraro ka fuliyeen xerooyin ay AMISOM joogtay sida weerarkii lagu hoobtay ee Garoonka Muqdisho ka dhacay
The fat boy sharmarke and sheikh dalxiis militias ayaa is wada rasaya








God help these poor fucks


