Al shebab suicide bombs captured in muqdisho (PICS)

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Al shebab suicide bombs captured in muqdisho (PICS)

Post by grandpakhalif »

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Taliska Ciidanka Baliiska G\Banaadir iyo maamulka Degmada Dharkeynley ayaa maanta degmadaasi ku soo bandhigay hub iyo waxyaabaha qarxa oo ay ku soo qabteen howlgal ay sameeyeen.

Kadib howlgalo ay ciidamda booliska dagmada Dharkeenleey shalay ka sameeyeen xaafado ka tirsan deegaankaasi islamrkaana ay ku soo qabteen qalab isugu jira waxyaabaha qarxa iyo kiimikooyinka laga sameeyo oo ay ka mad yihiin Suumanka la isku qarxiyaan kooxaha argagaxisada iyo dawooyin kale ayaa waxa ay saaka ku soo bandhigeen taliska Booliska ee qaybta Galbeed ee degmadaasi.

Taliyaha saldhiga degmada Dharkeenleey Gaashaanle. Bocor Xasan Cilmi oo goobta ay ku soo bandhigeen walaxaha qaraxa kula hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in shalay ay heleen fariimo muujinaaya in kooxo yar ay qaraxyo ku abaabulayaan guri ku yaala agagaarka saldhiga dagmada Dharkeenleey islamrkaana ciidamdu markiiba ay bilaabeen howlgalo lagaga hortagaayo falalka ay maleeshiyaadkaasi qorsheynayeen in ay ku dhibaateeyaan dadka ku nool deegaanka, isagoona fariin adag u diray kooxihii ku howlanaa qaraxyadaasi.

Sidoo kale gudoomiyaha dagmda Dharkeenleey Macalin C/laahi Cali Hiloowle oo isaguna halkaasi hadal ka jeediyay ayaa sheegay in maamulada dagmooyinka Dharkeenleey iyo Wadajir iyo ciidamadoodu ay dadaal adag ugu jiraan sidii ay uga hortagi lahaayeen kooxaha dantoodu tahay in umada ay dhibaateeyaan si dadka ku nool deegaanadaasi ay nabad ugu noolaadaan.

Qaraxyadan ay soo bandhigeen taliska qaybta galbeed iyo maamulka dagmada dharkeenleey ayaa waxaa ka mid ahaa agabyo ay ka mid yihiin Suunka walxaha qarxa lagu rakibo islamrkaana fududeeya in ay is qarxiyaan kooxaha Mintidiinta ah
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: Al shebab suicide bombs captured in muqdisho (PICS)

Post by Twisted_Logic »

Big ups to my people in Medina & Wadajir. Roast the terrorist bastards :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”