More puntland troops join SSC

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

More puntland troops join SSC

Post by Executive »

Tikniko iyo Ciidamo uu Taliye u Yahay Maxamuud Foorteyn Oo Si Rasmiya Ugu Soo Biirey Ciidamada SSC.

Written by jidbaale.com
Friday, 17 September 2010 06:35
Tuka-raq:- Sida uu warbaahinta u sheegey afhayeenka Aaga bari Cabdi Daahir waxaa maanta magaalada Tuka-raq xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Tikniko iyo Ciimado uu taliye u tahay Maxamuud Max’ed Cabdi Geelle, kuwaasi oo horey uga tirsanaan jirey Puntand.

Tirada ciidmadan oo lagu sheegey Lix Tikniko ah iyo Boqol Askari ayaa waxaa si rasmiya ula wareegay Taliyaha Aaga Bari Col Faysal Maxamed Xasan Falaalug ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Khusuusiga ee SSC.

Xaflad lagu soo dhaweynayo ciidamadan oo maanta ka dhacdey Tuka-raq ayaa waxaa ciidamada loogu qaley xoolo iyagoo soo dhaweyn weyna kala kulmey dadweynaha deegaanka Tuka-raq, waxaanna ciidamadan doorweyn ka qaatey xubno jaalliyada ka mid ah oo uu hormuud u yahay Aadan Cali Ducaale (Aadanka Hawada)

Maxamuud Maxamed Cabdi Geelle Taliyaha ciidankan oo warbaahinta u waramayey ayaa sheegay in ciidankani uu mudaba ku sugnaa aaga Tuka-raq ayna ku faraxsan yihiin ku soo biiridooda ciidanka SSC.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa waxaa ay sheegayaa in maalmaha soo socda ciidamo tira badan oo ku kala sugan Taleex.Awrboogays iyo deegaamo kale ay ku soo biiri doonaan Ciidamada SSC ee Aaga bari.

Dhanka kale waxaa 14 bishan soo gaadhey magaalada Tuka-raq Cabdi qawdhan iyo xubno ka tirsan maamulka waqooyi bari ee faroole, kuwaasi oo dadweynaha deegaanku dhagxaan kaga saareen magaaada.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: More puntland troops join SSC

Post by KyrieJama »

Good news :up: :up:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: More puntland troops join SSC

Post by Cali_Gaab »

:clap: :clap: :clap:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: More puntland troops join SSC

Post by udun »

Looks like bogus news have been getting invented lately. Ok all of the efforts of the bogus Paltalk Political party have become to invent bogus stories :lol: :lol:
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: More puntland troops join SSC

Post by EEGA9 »

Udun adugu saaxib maxaad taageertaa bal siyaasada aad aaminsantahay halkan kusoo daa aan aragno sababtaad SSC ku diidsantahay....soo SSC looma aas-aasin sidii ay aayahooda reer ssc ooga tashan lahaayeen oo aan looga maamulin garowe ama hargeysa.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: More puntland troops join SSC

Post by udun »

EEGA9 wrote:Udun adugu saaxib maxaad taageertaa bal siyaasada aad aaminsantahay halkan kusoo daa aan aragno sababtaad SSC ku diidsantahay....soo SSC looma aas-aasin sidii ay aayahooda reer ssc ooga tashan lahaayeen oo aan looga maamulin garowe ama hargeysa.
Inaadeer, don't worry about it since this is an internal matter. Mid aan kuu saxo SSC Hogaanka trick looma aasaasin in aayo lagaga tashado; to the contrary, waxay xaqiiqiyan u shaqeeyaan nimankaad garanaysid. It is all an attempt to get seats from nimankaad garanaysid :lol: :lol:

You asked my politics? They are well-known inaadeer and they are all over the forum.

How is Ogaadeenia doing lately? I have seen all of the pressures and entanglements on the ONLF freedom fighters and I pray to Allah that they will break thorough all of those obstacles. Ameen.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: More puntland troops join SSC

Post by udun »

udun wrote:Looks like bogus news have been getting invented lately. Ok all of the efforts of the bogus Paltalk Political party have become to invent bogus stories :lol: :lol: What do you expect? what has been started in a bogus platform remains bogus.
Last edited by udun on Fri Sep 17, 2010 10:10 am, edited 1 time in total.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: More puntland troops join SSC

Post by Executive »

udun wrote:
udun wrote:Looks like bogus news have been getting invented lately. Ok all of the efforts of the bogus Paltalk Political party have become to invent bogus stories :lol: :lol:
What do you expect? what has been started in a bogus platform remains bogus.


Exposed :lol: :lol: :lol: :lol: :shock:

What is your other nick
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: More puntland troops join SSC

Post by udun »

My other nick? Sounds more desperations :lol: :lol:
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: More puntland troops join SSC

Post by EEGA9 »

waxogaa xogta waan hayaa laakiin kuma Ildheeri siyaasadaha ka socda Hargeysa,Las canood iyo Garowe...waan ku gartay.

lol Udun Xabashida saaxib waan ka guuleysanay, xaaladu meel fiican bay mareysaa...Ciidamadiina waa loo gurmaday hadana dhibka soo gaadhay aad buu u yaryahay laakiin Jigjiga waa bandow oo xabashidii dhimashadii iyo dhawacii bay kala gureysaa...kolay ciisuhu waxay sheegayaan bakhti badan oo xabashi ah ayaa gobihii dagaalka haadku dul wareegayaa.

.....
Last edited by EEGA9 on Fri Sep 17, 2010 10:32 am, edited 1 time in total.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: More puntland troops join SSC

Post by Babygirl- »

Executive wrote:
udun wrote:
udun wrote:Looks like bogus news have been getting invented lately. Ok all of the efforts of the bogus Paltalk Political party have become to invent bogus stories :lol: :lol:
What do you expect? what has been started in a bogus platform remains bogus.


Exposed :lol: :lol: :lol: :lol: :shock:

What is your other nick
I know why would you respond to yourself? :?


Mashalaah VICTORY to SSC :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: More puntland troops join SSC

Post by udun »

EEGA9 wrote:
Waa saxay....
Sixid comments hore.
Last edited by udun on Fri Sep 17, 2010 10:47 am, edited 1 time in total.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: More puntland troops join SSC

Post by udun »

Babygirl- wrote:
Executive wrote:
udun wrote:

Exposed :lol: :lol: :lol: :lol: :shock:

What is your other nick
I know why would you respond to yourself? :?
I fixed gabadha xiiqsaneey.
Babygirl- wrote: Mashalaah VICTORY to SSC :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
Ok all of the efforts in cyberspace are increasing so Paltalk Political Party (aka SSC Hogaanka trick) will be around because of efforts in Cyberspace. :lol: :lol: :lol: :clap: :clap: :clap:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: More puntland troops join SSC

Post by Babygirl- »

Created in Paltalk? the whole world knows they were created in Nairobi & Accepted in Burawadaal!! Did they tell you that in Garowe? :?

Somalinet.com Dhulbahante kaa caay uun!! oo noo Amaan Puntland Raagna Frontlines ka beey ku jiraan akhaas Mandheer foqaal Mandheer, :arrow:
Last edited by Babygirl- on Fri Sep 17, 2010 10:43 am, edited 1 time in total.
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: More puntland troops join SSC

Post by EEGA9 »

udun waan ka saaray ee bal edit ku samee adna...goormaad aragtay lol inaan ka saaray adoona arag baan mooday kk...way iga fakatay.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”