Protests in Borama
Moderator: Moderators
Protests in Borama
Borama(Oodweynenews)- Mudaharaad xooggan oo lama filaan ahaa, ayaa maanta gelinkii hore ka dhacay magaalo-madax Gobolka Awdan ee Borama, isla markaana ugu yaraan Afar qof ayaa dhaawacmay ka dib markii ciidamada Booliska iyo dadweynihii muddaharaadayay isku dhaceen.
Mudaharaadkan ayaa waxa uu ka dambeeyay, ka dib markii ay magaalada soo gaadheen , maxaabiis laga keenay ,Saylac iyo Buuraha Maar-maar, maxaabiistan ayaa waxa ay iskugu jirtay, Dirawaliintii gaadiidkii Falaagadu raacday waday, iyo Saddex ka mid ah , falaagadii ragii maalintii ugu horeysay la soo qabtay.
Kolkii magaalada Borama la keenay ragaasa ayaa isla waqtigaas waxaa soo galay, Gudoomiyaha Degmada Awbare ee kilinka shanaad oo ay ciidan soomaali iyo itoobiyan ahi la socdaa, isaga oo u yimid xog waraysi labada dhinac waa somaliland iyo itoobiya, kaas bishiiba mar dhaca, labada dhinacna ay isku tagaan bishiiba mar.
Maxaabiistaa markii la keenay saldhiga dhexe ee degmada Borama, ayaa waxaa isla markiiba saldhiga hortiisa soo buux dhaafiyay, dadwayne aad u cadhaysan , taas oo shaki ku abuurtay itoobiyaanka jooga iyo maxaabista xiligan la keenay, iyaga oo ka shikisanaa in lagu wareejinayo, saddexdan dirawal ee aan danbiga lahayn waa sida ay hadalka u sheegayeene, waxa ayan lahaayeen, saddexdan falaagada ah ee ONLF,anagu ma diidani in ay qaataan itoobiyaanku, laakiin saddexdan muwaadin raali kama nihin, in loo gudbiyo itoobiya, wixii ay danbi galeen halkan ha lagu maxkamadeeyo ayay lahaayeen.
iyada oo xaaladu sidaas ay tahay waftigii itoobiyaanka ahaana uu rays u shaahdoontay, ayaa waxaa saldhigii Borama ka dhacay arin aad iyo aad u la yaab badan, taas oo ahayd, ragii maxaabiista ahaa ee dirawaliintii ayaa waxaa la soo saaray gaadhi toyota landcruieser si loo geeyo jeelka dhexe, isla waqtigii uu ka soo baxay ilinka hore ee saldhiga dhexe ee degmada, ayaa waxaa ku soo dhaqaaqay gaadhi seeraf ah, gaadhigii booliska ahaa, ee ay saarnayeen maxaabiistii dirwaliinta ahayd, gaadhigii marii uu u soo dhawaaday, ayaa waxaa uu afka ku dhuftay fuqa hore ee gaadhigii maxaabiistu saarnayd, halkaasna waxaa ka dhacay arin la yaab leh , waxaana halkaas kala baxsaday dirawalkii , booliskii iyo dadwaynihii halkaas joogay iyaga oo ka baqa qabay in gaadhigu qarxayo, waxaana halkaas ka fakaday, laba ka mid ah maxaabiistii Dirawaliinta ahaa, iyaga oo markiiba dhex galay dadwaynihii,dabadeed dadwaynihiina waxa ay dhagax u qaadeen booliskii eryanayay maxaabiista, dabadeedna waxaa halkaas ku fakaday,saddexdii dirawal laba ka mid ah.
Wixii intaas ka danbeeyay waxaa la isku fara saaray afaafkii hore ee saldhiga booliska shacabkii godoodsanaa iyo ciidanka amaanka, waxaana halkaas la isku waydaarsaday rasaas iyo dhagxaan.iyada oo ay balaadhatay mudaharaadkii iskuna badalay kacdoon socday mudo, soddon daqiiqo ah, rasaastana ciidanku waxa ay u ridayeen kor.si ay u kala eryadanaan shacabkan gadooday.
Wixii war ah ee ka soo kordha muddaharaadkaas, wararka dambe ayaanu idiinku soo gudbin doonaa.
Oodweynenews.com/Boorama

Re: Protests in Borama
No extradition of the accused drivers...wheres the other 9 drivers? bogus trial.
well-done reer borama.Keep Xabashis out.

- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: Protests in Borama
Odeyga Siilaanyo will pay a heavy price for this
down with Siilaanyo & his Goats
God Bless Awdal

down with Siilaanyo & his Goats

God Bless Awdal

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Protests in Borama
Silanyo waa HJ do you know what that means. Your midgaan arse would be fed to the sheeps if you disrespect the Mujahid in public.Newhargeisagirl wrote:Odeyga Siilaanyo will pay a heavy price for this![]()
down with Siilaanyo & his Goats![]()
![]()
![]()
God Bless Awdal

- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: Protests in Borama
Duufle
over 40 yet you cant write somali
FYI. I dont even know what HJ stands for, never seen one & never will.. hit the freeway u smelly cunt
opps I take that back, actually I have seen that old lady Cige or whatever her name was on youtube

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Protests in Borama
Naayee, I don't give a fuck what clan you insult or who you insult laakin why bring in somebody who hasn't done anything to you.Newhargeisagirl wrote:Duufle
over 40 yet you cant write somali![]()
![]()
FYI. I dont even know what HJ stands for, never seen one & never will.. hit the freeway u smelly cunt
opps I take that back, actually I have seen that old lady Cige or whatever her name was on youtube

Btw, I'm talking about seynab cige
- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: Protests in Borama
^^^^^^^
Dont Nayaa me ! Ugly PIG
Dont Nayaa me ! Ugly PIG

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Protests in Borama
Doqonyahay, maanta waan ku sheegay maalin dambe yaan ka maqlin adigoo dadka kaa weyn aflaagaeynaya 

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Protests in Borama
keep it moving you waste of space.Newhargeisagirl wrote:Duufle
over 40 yet you cant write somali![]()
![]()
FYI. I dont even know what HJ stands for, never seen one & never will.. hit the freeway u smelly cunt
opps I take that back, actually I have seen that old lady Cige or whatever her name was on youtube

- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: Protests in Borama
okey miss piggyCumar-Labasuul wrote:Doqonyahay, maanta waan ku sheegay maalin dambe yaan ka maqlin adigoo dadka kaa weyn aflaagaeynaya

Duufle,
Learn somali, get a job and stop being so high all the time !! f-king reer baadiye waxid
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Protests in Borama
War ninyo midgaantan qudhunburiga ah eega. Naa do you like getting abused and playing the victim dee hit the road. Live Silanyo and Isaaq business alone you dont see me dissing the goat Riyole.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: Protests in Borama
GENERAL_SNM wrote:War ninyo midgaantan qudhunburiga ah eega. Naa do you like getting abused and playing the victim dee hit the road. Live Silanyo and Isaaq business alone you dont see me dissing the goat Riyole.
waar nagyahoo afkaa kaa duu gabadhaa!!
take your drunk uncle through the window
- Cirwaaq
- SomaliNet Super
- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Protests in Borama
I totally agree with the action of reer Borama
Sland citizens who maybe innocent of wrong doing should be tried on Sland soil. There is even a case for the OG men. If they have not crossed over into ethiopian then the only crime is entering sland without permission armed.
sland must esserts it's statehood by exercising the law appropriately on all these men. By handing anyone over you are simply showing the world you have no sovereignty what so ever.
If you truelly evaluate the action of the civilians in Borama they are defending slang sovereignty.
Recognition does not give you sovereignty.
If one surrenders their sovereignty over their territory, their laws, the rights of their people and their right to run the affairs of their state independently then there is nothing to recognise.

- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: Protests in Borama
kaas bishiiba mar dhaca, labada dhinacna ay isku tagaan bishiiba mar.
Nice spin.
Nice spin.

- Blue_609
- SomaliNetizen
- Posts: 758
- Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
- Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga
Re: Protests in Borama
fuck ceeb-anyo
fuck habar jilco
fuck SL
as ma nigga ice cube said " never question the size of Samaroons balls "

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 138 Replies
- 11793 Views
-
Last post by Bulletz
-
- 21 Replies
- 9304 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 40 Replies
- 14110 Views
-
Last post by HayWire
-
- 4 Replies
- 564 Views
-
Last post by galia
-
- 17 Replies
- 1317 Views
-
Last post by sahal80
-
- 2 Replies
- 546 Views
-
Last post by Jaidi
-
- 0 Replies
- 269 Views
-
Last post by Spursman
-
- 23 Replies
- 1485 Views
-
Last post by Alphanumeric
-
- 3 Replies
- 731 Views
-
Last post by DANGIRL
-
- 9 Replies
- 691 Views
-
Last post by Spursman