Page 1 of 2

Bomb attack on Somaliland minister house

Posted: Fri Sep 17, 2010 6:14 pm
by Voltage
Seems like Al Shabaab is upping its clandestine work in the north

Wasiirka Xanaanadda Xoolaha oo Gurigiisii la Qarxiyay iyo Ciiddamadda oo caawa Hargeysa Heegan la galiyay

Hargeysa(Waaheen) waxa abaara sagaalkii Maqrib Bam lagu tuuray oo la Qarxiyay guriga Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr: Axmed Xaashi Oday

Bamka guriga Wasiirka lagu tuuray ayaa khasaare balaadhan soo gaadhsiiyay Qolka hurdada iyo baadka lagu maydho hase yeeshee wax khasaare ah oo soo gaadhay ma jiro

Guriga Wasiirka oo ku yaala meel aan ka fogayn guriga Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ku yaala xaafadda State-house ka ee shacabka ayaa Bamka lagaga soo tuuray dhinaca xigta State-house ka oo uu maro doox ka soo dhex baxa Hotelka Guuleed ee magaaladda Hargeysa goor fiid ah oo laga soo dareeray Salaadii Maqrib

Ma jirto cid illaa hadda si rasmi ah loogu hayo falkaasi hase yeeshee waxa baadhis lagu hayaa laba nin oo mooto watay oo lagu qabtay meel u dhaw guriga isla wakhtigii qaraxu dhacay

Ciidamadda Qaranka iyo kuwo Bilayska ah ayaa isla markiiba bilaabay hawl-gal ay ku baadi doonayaan cidii Qaraxaasi fulisay isla markaana waxa la galiyay Heegan si ay uga hortagaan falal kale oo qorshaysani haddii ay jiraan, waxaanay markiiba bilaabeen inay wadooyinka ku baadhaan baabuurta socota

Qaraxan ayaa ku soo beegmay wakhti uu Wasiirka Xanaanada Xooluhu Dalka kaga maqan yahay Safar shaqo oo uu ku tagay Dalka Kenya isaga iyo wafti kale oo Waiiro ahi.

Re: Bomb attack on Somaliland minister house

Posted: Fri Sep 17, 2010 6:17 pm
by Executive
The police said it wasn't an attack, there maid of the house was making popcorn.

Re: Bomb attack on Somaliland minister house

Posted: Fri Sep 17, 2010 6:19 pm
by Naaima
Executive wrote:The police said it wasn't an attack, there maid of the house was making popcorn.
:lol: Så er der lagt låg på sagden, NU er der ikke mere at diskutere om det!

Re: Bomb attack on Somaliland minister house

Posted: Fri Sep 17, 2010 6:20 pm
by grandpakhalif
Mashallah I will order more mira to celebrate

Re: Bomb attack on Somaliland minister house

Posted: Fri Sep 17, 2010 6:20 pm
by 1-Londoner
Wale soomalida marmar waan ku qoslaa. Ma bombs, iyo qarxis iyo balaayo dad soomali oo muslima ku dhacayo baad ku faaneeysa...? Nacas yahow oo ureeya...afar iyo labaatan sacadood waxaa afkaaga ku haya, 'Sland Al shaabab baa u socotaa'...'Wale, meeshaas mar dhow wey dhici doontaa'...'Blaaaah Blaaaah Blaaaah'...Fuginhell.

Re: Bomb attack on Somaliland minister house

Posted: Fri Sep 17, 2010 6:21 pm
by Voltage
Executive wrote:The police said it wasn't an attack, there maid of the house was making popcorn.
Waa been, the Siilaanyo government can let the public take more bad news

Re: Bomb attack on Somaliland minister house

Posted: Fri Sep 17, 2010 6:22 pm
by Voltage
1-Londoner wrote:Wale soomalida marmar waan ku qoslaa. Ma bombs, iyo qarxis iyo balaayo dad soomali oo muslima ku dhacayo baad ku faaneeysa...? Nacas yahow oo ureeya...afar iyo labaatan sacadood waxaa afkaaga ku haya, 'Sland Al shaabab baa u socotaa'...'Wale, meeshaas mar dhow wey dhici doontaa'...'Blaaaah Blaaaah Blaaaah'...Fuginhell.
I don't know what fuginhell is besides I report many news about Somalia. Take a chill pill. :?

Re: Bomb attack on Somaliland minister house

Posted: Fri Sep 17, 2010 6:31 pm
by malakumod
Executive wrote:The police said it wasn't an attack, there maid of the house was making popcorn.
:lol: :lol:

Re: Bomb attack on Somaliland minister house

Posted: Fri Sep 17, 2010 6:50 pm
by garoweboy
Executive wrote:The police said it wasn't an attack, there maid of the house was making popcorn.
lol :lol: :lol:

Re: Bomb attack on Somaliland minister house

Posted: Fri Sep 17, 2010 6:53 pm
by grandpakhalif
Boiler blew up?

Hargeysa (Somaliland.Org) Waxa caawa fiidniimadii markay saacadu ahayd 7dii fiidnimo qarax laga maqlayay guriga uu magaalada Hargeysa ka degan yahay wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Md Axmed Xaashi Oday. Ciidanka Booliska Somaliland ayaa marki ay tageen goobta qaraxa laga maqlayay waxay sheegeen in qaraxaasi ka dhashay ‘Boiler’ kii ama haanta biyaha kululaysa ee guriga ku xidhnaa oo qarxay.

Re: Bomb attack on Somaliland minister house

Posted: Fri Sep 17, 2010 7:04 pm
by Advo
smh, more nonsense.

Re: Bomb attack on Somaliland minister house

Posted: Fri Sep 17, 2010 7:51 pm
by S-D-M
I'm surprise at the people who are saying mansha'allah at this bombings. Subxanallah.

Re: Bomb attack on Somaliland minister house

Posted: Fri Sep 17, 2010 8:17 pm
by senoritaa
S-D-M wrote:I'm surprise at the people who are saying mansha'allah at this bombings. Subxanallah.
:up:

Re: Bomb attack on Somaliland minister house

Posted: Fri Sep 17, 2010 8:41 pm
by udun
I think Ethiopian agents are doing their work to destablize since this new government doesn't fall in line with Ethiopian strategic interests towards Somalia.

Re: Bomb attack on Somaliland minister house

Posted: Sat Sep 18, 2010 1:33 am
by Goljano Lion
Executive wrote:The police said it wasn't an attack, there maid of the house was making popcorn.
:lol: :lol: :lol: