Col.Cumar Jess to become Defence Minister.

User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Col.Cumar Jess to become Defence Minister.

Post by EEGA9 »

Image

Madaxweynaha DKMG ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo koox saraakiil ah ayaa maalintii shalay ahayd safar aan horay loo shaacin ugu ambabaxay caasimada dalka Uganda ee Kampala halkaasoo ay kula kulmeen madaxweyne Yuweri Musaveni.

Safarka madaxweynaha oo ahaa mid deg deg ah ayaa waxaa kuweheliyey Col.Axmed Cumar Jees oo ah xubin kamid ah golaha Baarlamaanka iyo taliyaha ciidamada badda Faarax Qarre.

Warsidaha Dhanaan.com ayaa horay utabiyey in Col.Axmed Cumar Jees uu kamid yahay saraakiisha aadka loo hadalhayo in loo dhiibi doono hogaanka ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed kadib markii lagu hungoobay taliyaashii hore ee xilkan soo maray.

Si hoose looma oga waxyaabihii Sheekh Shariif iyo labadan sarkaal ay kala hadleen madaxweynaha Uganda balse waxaa loo badinyaa in Sheekh Shariif uu madaxweyne Museveni ku wargelinayey kalana tashanayey isbadalka uu doonayo inuu kusameeyo hogaanka ciidamada militeriga iyo magacaabista uu doonayo inuu magacaabo Col.Axmed Cumar Jees.

Sheekh Shariif ayaa sida warar hoose sheegayaan lagu qanciyey khibrada militeri ee Col.Axmed Cumar Jees, sidaa darteedna hadii uu u magacaabo hogaanka ciidamada uu wax weyn kabadali doono xaalada ciidamada militeriga ee Somalia iyo habka ay u dagaal galaan, waloow dadka siyaasada DKMG u dhuunduleela ay aaminsan yihiin taliye kastoo lakeeno inaysan xaalada magaalada Muqdisho wax ka badalaynin inta masuuliyada ciidamada iyo nolashooda si buuxda loo kafaala qaadayo.

Madaxweyne Shariif iyo saraakiishii lasocotay ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Dhanaan.com
What is wrong with Adeer Cumar, he was doing well out of politics. :(
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Col.Cumar Jess to become Defence Minister.

Post by guhad122 »

Ina-Adeer,
Politics are adictive disease that once you get involved in politics, you can never drag yourself out of it.
Cumar Jees was an Ogaden hero but his people let him down. He wanted Absame to believe in themselves and forget about this fake Daarood game.
I wish him the best lack in terminating the Alshabab bastards. The happiest person about the actions of Alshab is Melez because they would prolong the choas in Somalia. In adition they did something else that Melez never expected, they have killed anyone with any ONLF connections in all the cities they control.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Col.Cumar Jess to become Defence Minister.

Post by Faranacab »

Ather, stable, sound, secure and strong government is what Somali people need most today. But Sherif is naive and flower. Around him you have many spies and spoilers( including Yuweri, Kibaki yo Melez ). And I don't see what Jeez can do that Gandi couldn't. That said, I wish the old man good luck if he can be the hero of Somali people. :up:
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Col.Cumar Jess to become Defence Minister.

Post by EEGA9 »

Gaandi was replaced after Meles saw he wasnt messing around when he said he was re-building the Somali Military.All these Somali goverment forces been trained outside the country were negotiated by him, also he was bringing back the old Somali military back for advisory roles.

I have to say the return of Gaandi is not far...Jubbaland :D
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Col.Cumar Jess to become Defence Minister.

Post by Faranacab »

Gandi was the right man when it comes dealing with local and international communities. He had great military plans as you said. But the naive Sharif let him down.

Same thing may happen to Jeez.
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Col.Cumar Jess to become Defence Minister.

Post by EEGA9 »

Farancab dont worry Sxb....adigu make the connections :lol: :lol:
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Col.Cumar Jess to become Defence Minister.

Post by Faranacab »

Hanqadh, :lol: Jess taageero quman ma ka haystaa beesha (sida Ghandi) mise waa libaax kali socod ah?
Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Re: Col.Cumar Jess to become Defence Minister.

Post by Faarax-Caytame »

Hambalyo baanu udireynaa cornaylka Mr Jees.. Waxaanu leenahay Guuleyso oo ilaahay haku taageero.
Lord Diplock
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3807
Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm

Re: Col.Cumar Jess to become Defence Minister.

Post by Lord Diplock »

This is unnecessary move guys, the colonel should not have join this ill fated TFG 'government' led by the donkey, Shariff. He should have instead enjoyed his retirement in Cairo, why is taking on this role? he had his time.

Even Ghaandi should concentrate on Jubbaland issues.
User avatar
HalfDzed
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 948
Joined: Fri Sep 10, 2010 1:41 pm
Location: If you cook 'em right - they're delicious!

Re: Col.Cumar Jess to become Defence Minister.

Post by HalfDzed »

LD,

I agree with you 100%.

Somali politics if that's what it can even be called these days is an embarrassment & anyone with an ounce of dignity should abstain from joining the TFG.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Col.Cumar Jess to become Defence Minister.

Post by grandpakhalif »

This is great news, when this TFG is dissolved in the next three months this guy won't be nominated :up:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Col.Cumar Jess to become Defence Minister.

Post by Murax »

Horta Cumar Jees, I thought He was a contraversial figuire amongst Ogadeens. Is He a Ogadeen Hero?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”