Shabaab oo si qasab ah kula wareegtay Idaacad iyo Telefashinka Horn Afrika.
Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa xalay si qasab ah u galay xarunta Idaacada iyo Telefashinka Horn Afrika ee Magaalada Muqdisho iyagoo kadibna la wareegay Idaacada shaqaalihiina kala raacdeeyay.
Ciidamo aad u hubaysan oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa xalay abaaro 8-deedii Fiidnimo waxaa ay gudaha u galeen xarunta Shirkadda Horn Afrika oo kutaalay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho kuwaasi oo la wada wareegay sida la sheegay dhamaan qalabkii Idaacada iyo Telefashinka.
Ciidamada Al Shabaab ayaa la sheegay in ay durbadiiba kala direen dhowr qof oo ka mid aha shaqaalaha Idaacada oo xiligaais ku sugnaa Idaacada, iyagoo durdiiba gudaha u galay qolalka iyo Istuudiyaasha Idaacada oo furayaashooda ay ka qaateen qaar ka mid ah shaqaalihii saarnaa.
Keydka Idaacada gaar ahaan canjaladihii Idaacada ayaa la sheegay inay bur buriyeen Al shabaab, waxaana qaar ka mid ah shaqaalaha Idaacada ay sheegeen in ciidamada Al Shabaab wali gudaha ay ugu jiraan xarunta Idaacada, Waxaana sidoo kale Al Shabaab ay horey u qaateen qalabkii Idaacada sida FM-yadii iyo qalabkii kale ee setaleyd ku xirayay Idaacada.
Sidoo kale Al Shabaab waxaa ay horey u qaateen oo ay la wareegeen sida la sheegay qalabkii Idaacada Capital Voice oo la maataansaneyd Idaacada Horn Afrika.
Lama oga sababta rasmiga ah ee Xarakada AL Shabaab ay ula wareegeen Idaacada iyo Telefashinka Horn Afrika hase ahaate Idaacada ayaa malamihii la soo dhaafay hawada uga maqneed sababao aan la shaacin.
Dhawaan ayaa Al Shabaab waxaa ay la wareegeen oo ay horey u qaateen Qalabkii Idaacada Somaliweyne ee Magaalada Muqdisho iyagoo si qasab ah kula wareegay guud ahaan Idaacada Qur’aanka Kariimka oo haatan Afkooda ku dadasha, waxaan atalaabadaani ay qeyb ka tahay sida la sheegay saan saan Al Shabaab markii ay ay ku doonayeen inay kula wareegaan Idaacado badan oo ka shaqeynayay gudaha Suuqa Bakaraha.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
NALA SOO XARIIR Webmaster@shabelle.netThis e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
Hornafrik looted and taken over
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- Berke
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1499
- Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
- Location: Saluda al campeón
Re: Hornafrik looted and taken over
This is good news.
When will they make Qanyare a qawsaar for Fuad Shangoole?
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Hornafrik looted and taken over
Berke wrote:This is good news.![]()
When will they make Qanyare a qawsaar for Fuad Shangoole?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 709 Views
-
Last post by Somaliweyn
-
- 11 Replies
- 1014 Views
-
Last post by gurey25
-
- 6 Replies
- 711 Views
-
Last post by musika man
-
- 0 Replies
- 480 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 0 Replies
- 358 Views
-
Last post by Jeffrey Dahmer
-
- 21 Replies
- 993 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 111 Replies
- 8592 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 8 Replies
- 679 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 5 Replies
- 766 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 11 Replies
- 646 Views
-
Last post by Karbaash_killa