Question my folks sade
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Question my folks sade
salaam dhamaan aqayaarta ree somalint ee beesha sade::: su aal aan ku wareeray ayaan rabaa inaan idinwaydiiyo marka sifiican qofkii yaqaanno ha iiga jawaabo, marexaanka ma jifo gudabiirso ka mid ahaa misa gudabiirsaha ayaa jufo marehanka kamid ah? waad mahad santihiin
-
- SomaliNetizen
- Posts: 495
- Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
- Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.
Re: Question my folks sade
Ma kaa dhab baa?
Waxaa igu maqaalo ah in Allow naxariisagii oday Mareexaan u qabbay haweeney Cafar ah oo magaceeda la oran jiray Fandhato, reerku wiil Awsame la oran jiray iyo dhowr hablood ayuu horey ugu jooggay.
Fadhato waxaay qaaday labo wiil oo mataano ah, markii fooshii timid si xun ayay ugu dhibaatoowday. hooyo Fadhato oo labadii wiil midna dhanka midigta ayaa ku raarmay midna in uu jiray cidduba ma ogeyn, mar loo samray Fadhato ayaa mataankii dhanka midigta jiray ayaa dhashay kaas waxaa loo bixiyay UURMIDIG, hadaba intii aanu mataankii labaad dhallan
ayaa waxaa asna dhashay MAS GOOD ama Cobra dhowr beri ka dibna mataankii labaad oo aan cidba filaneyn ayaa dhashay saas darteed ayaanu GEDOBIIRSAY loogu bixiyay.
Waxaan filayaa in aan ka jawaabay su,aashadii, reerahaas waa wada dhasheen oo waa dad walaalo ah, laakiin waxaa shakiga keenay ayaa la yiri mataankii dhexda ku jiray waa GOODKIIYE oo aan ciddi noo sheggin in uu hana qaaday iyo in madaxa kabaal looga dhuftay?

- Berke
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1499
- Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
- Location: Saluda al campeón
Re: Question my folks sade
As far as I know there is no connection. Dir iyo Sade baan kala nahay. Marehan is an old clan and predates most Somali clans today. The warrior class of an ancient people that survived for centuries. 

Re: Question my folks sade
These Guys Xidig/abdirazak I know are Marexaan, but they are real from somalia odayaal, not the ciyaal qurbo kids like the MR on this forum. Berke, what hell was the question.
- Berke
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1499
- Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
- Location: Saluda al campeón
Re: Question my folks sade
The question was if Gudabirse was a subclan of Marexaan or vice versa.Murax wrote:These Guys Xidig/abdirazak I know are Marexaan, but they are real from somalia odayaal, not the ciyaal qurbo kids like the MR on this forum. Berke, what hell was the question.

Re: Question my folks sade
Berke,
What is this Marexaan, Gedobursi link talk a lot of Somalis bring. How did the story come about.
What is this Marexaan, Gedobursi link talk a lot of Somalis bring. How did the story come about.
- Berke
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1499
- Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
- Location: Saluda al campeón
Re: Question my folks sade
I have never heard of it and I doubt there is any link. Maybe its the name Gedobursi but Marexaan arrived in Gedo in the last 200 years.Murax wrote:Berke,
What is this Marexaan, Gedobursi link talk a lot of Somalis bring. How did the story come about.

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Question my folks sade
there are some Gadabursi subclans oo la daho waa Marehan
magaca Gedo hada la bixiyey not 200 years ago. Jale Siyad ayaa Gedo u bixiyey and before waxa la oran jiray Upper Juba ama Jubada Sare
Jubaland ka hor waxay ahayd Jubada Sare (Gedo iyo xooga yar oo Bay ah) Jubada Dhexe iyo Jubada Hose
Magaca Jubada Sare waa laga badalay oo waxa laga dhigay Gedo

Actually after the fall of Harar to the Portuguese, Amiir Nuur's men mostly Marehan soldiers and their Families dispersed through the Horn of Africa the largest group that escaped before the city felt moved to Nugaal and Hawd regions, other groups crossed Awash river and settled with the Oromo.
there were small groups that left Harar at later Date when the King of abssynia imposed high levies on the muslim people of Hararghe region, these groups include the Reer Nuur subclan of Gudabiirse are descendents of Amiir Nuur's oldest son and Maadigaans in Gebiley who are the descendents of uurmidig's grandson Aw magaad which at the time was believed they were massacred, but later on was reported they escaped to North of Somalia, Also there are some among the Ciise in Djubuti that surfaced recently.
Marehans of Gedo, southern Ethiopia and NFD are immigrants from Nugaal and central Somalia approximately last 250 years, prior to that Gedo and Its surrounding regions were exclusively inhabited by the Borana clan of the larger Oromo. it is amazing the largest group of marehan today roughly three quarter of a million population were nothing more than several thousand men on Horseback looking good grazing land for their lifestocks just 250 years ago
there were small groups that left Harar at later Date when the King of abssynia imposed high levies on the muslim people of Hararghe region, these groups include the Reer Nuur subclan of Gudabiirse are descendents of Amiir Nuur's oldest son and Maadigaans in Gebiley who are the descendents of uurmidig's grandson Aw magaad which at the time was believed they were massacred, but later on was reported they escaped to North of Somalia, Also there are some among the Ciise in Djubuti that surfaced recently.
Marehans of Gedo, southern Ethiopia and NFD are immigrants from Nugaal and central Somalia approximately last 250 years, prior to that Gedo and Its surrounding regions were exclusively inhabited by the Borana clan of the larger Oromo. it is amazing the largest group of marehan today roughly three quarter of a million population were nothing more than several thousand men on Horseback looking good grazing land for their lifestocks just 250 years ago

-
- SomaliNetizen
- Posts: 495
- Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
- Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.
Re: Question my folks sade
Mahdi
Saldanadii Soomaaliyeed ee ugu dambeysay ee Harar xukunta uma aanay qaxin Nugaal ee Owsa ee ah xarunta dhaqanka ee Cafarta ayay u qaxeen dhamaadkii qarnigii 17aad.
Marka reer Quule asal ahaan dhulka NOGOB la oran jiray ee iminka Arsi, Itu iyo Og deggaan ayay ka soo jeeddaan qabiilooyinkii ay isku da,da ahaayeena waa aay Oromoobeen ama waa aay wiiqmeen..

abdirisak
have you heard of fiyaanbire before, i heard is Marexan people who live there.
have you heard of fiyaanbire before, i heard is Marexan people who live there.
- Berke
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1499
- Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
- Location: Saluda al campeón
Re: Question my folks sade
What does Gedo mean?
-
- SomaliNetizen
- Posts: 495
- Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
- Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.
Re: Question my folks sade
Haa, Fiyanbire habeen ayaan u hoyday oo mid galti Reer Dalal ah oo halkaa hotel ku lahaa ayaa hilib ceeriin inuu naga gado isku deyay, markaan u sheegnay in aanan Xabashi aheyna intuu qoslay ayuu nagu yiri " maad iska cuntaan, basbaas. shigni iyo alaabo kale oo caaqibo leh ayaa lagu ridqaye" intaan ka roornay halkaas ayaanu ku niri " la sug Bah-waalan iyagaa hambane" dabadeedna waxaan qabanay meel Dhangaga lagu sheeggayay oo aad u bilicsan uuna ka baxo jaad aad loogu marqaamo, Reer Quule iyo Hawiyaha Afaan Oromo ku hadla ee Harar aaggeeda ku nool waxaa lagu xoojiyay qoonka Oromoha.snoop12 wrote:abdirisak
have you heard of fiyaanbire before, i heard is Marexan people who live there.
Fiyambire reer Quule dadka sheeganayay ma dhaafin karin jifada ay Mareexaan ka yihiin, laakiin kuwa aan ku arkay Dhangaga oo af Soomaali duqa iyo kan Afaan Oromaha si isku dhaf ah ugu hadlayay waxaay noo sheegteen Wagardhac, reer Cismaan iyo jifooyin kale oo aanan weligaay maqal.
Re: Question my folks sade
waryaa waxan filayaa in aa tahay rer nageeyle, Marexanka degan gobalka Dire Dawa waxaa ka mid ah Ugaas Khaliif Diini waxeena isku bah yihin Rer Dalal Ugaas Diini, jifooyin kale oo badan baa jiro laakin waxaa dadka kala yaqaan odayaasha Bah Ogaden iyo Rer Cismaan madaame ee labadan jifooyin oo Marexan aad u degaan Gobalka Doolo oo maanto loo yaqaan Wardheer.
Wagardhac waa jifo da weyn marka waa laga yaaba in kuwa badan oo jooga gobalkaas ku abtirsadaan Wagardhac, wiligaa ma maqashey Dardar iyo Qobot ?
Wagardhac waa jifo da weyn marka waa laga yaaba in kuwa badan oo jooga gobalkaas ku abtirsadaan Wagardhac, wiligaa ma maqashey Dardar iyo Qobot ?
Re: Question my folks sade
i think it means 100 camels, in mudug they call it kedin or something along those lines.Berke wrote:What does Gedo mean?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 1020 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 3 Replies
- 340 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 5 Replies
- 376 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 18 Replies
- 980 Views
-
Last post by jamols2
-
- 8 Replies
- 1536 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 3 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 8 Replies
- 429 Views
-
Last post by Advocator
-
- 48 Replies
- 2966 Views
-
Last post by Kolombo
-
- 63 Replies
- 5316 Views
-
Last post by outlaw112