Saylac (Qaran news)- Afhayeenka duqa degmada Seylac Md. Rooble Maxamed Ceelaabe ayaa xaqiijiyey in maanta 12-kii duhurnimo ay degaanka soo gaareen ciidan ka tirsan saraakiisha meleteriga federaalka Itoobiya oo ku hubaysan hub culus,sheegayna inay u socdaan inay daraasad kaa soo diyaariyaan degaanada xeebta galbeed ee Soomaaliland oo runtii bay yiraahdeen dayacan,cadowguna adeegsan karo.
Afhayeenku wuxuu sheegay inay xidhiidh la sameeyeen caasimadda balse loo sheegay inaan xukuumaddu wax war ahba ka hayn imaanshaha ciidamadaas,taas oo shaki iyo werwer ku abuurtay shacabka iyo hawlwadeenada degaanka. Saraakiishani waxay toos uga soo kicitameen caasimadda dalka Itoobiya ee Addis ababa,waxana wehelinayey saraakiil ciidan iyo sirdoonka Itoobiya oo fadhigoodu yahay degaanada gobolka Shinniile ee ismaamulka degaanka soomaalida. Saraakiishani ujeedada socodkooda intaas wax dhaafsiisan noomay sheegin. Soo gelida ciidankan oo sida muuqata aanay ka warqabin xukuumadda cusub ee JSL waxay tilmaam u noqon kartaa kalasooni darro ka dhaxaysa xidhiidhkii ammaanka ee JSL iyo Ethiopia, iyada oo laga shakisan yahay in ciidanka ilaaladda iyo maamulka deegaankaasi uu la lahaa gacan saar kooxdii cuslayd ee hubaysnayd ee dhawaan ka soo degay xeebta galbeed ee JSL.
Waxa jira warar sheegaya inay xukuumadda federaalka ee Itoobiya ay baarlamaankooda u gudbin doonaan kalfadhiga soo socda sidii ciidamo suga danta iyo amniga Itoobiya loogu rari lahaa gudaha Soomaliland. Warkaas oo haddii uu dhaboobo nqon doono weji cusub oo siyaasdeed iyo nabadgelyo la,aan oo shacabka reer Soomaaliland u bilaabmi doona
http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62
Ethiopian army inside awdal, somaliland government not aware
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: Ethiopian army inside awdal, somaliland government not a
I have always said it before, if Reer Awdal can't control their xeebo's, it would attract all kinds of enemies.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: Ethiopian army inside awdal, somaliland government not a
Reer awdal used to control the coast!!
lol
lol
Re: Ethiopian army inside awdal, somaliland government not a
Ethiopia needs to leave somaliland soil asap. We'll see what Mr president has to say for this.
Re: Ethiopian army inside awdal, somaliland government not a
qudhunnews is not a reliable source.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Ethiopian army inside awdal, somaliland government not a
Sakhraan wrote:qudhunnews is not a reliable source.
CAGREEEEE

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 502 Views
-
Last post by Kukri
-
- 5 Replies
- 998 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 3 Replies
- 705 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 9 Replies
- 625 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 10 Replies
- 747 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 9 Replies
- 734 Views
-
Last post by Megatron
-
- 5 Replies
- 725 Views
-
Last post by enemy_o_m_m
-
- 28 Replies
- 2050 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 10 Replies
- 957 Views
-
Last post by Siciid85