160 Marehan Shabab killed in Mogadishu
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
160 Marehan Shabab killed in Mogadishu
Maxaad kala socotaa dhalinyaradii ku dhimtay dagaalkii u danbeeyay ee Muqdisho(Xog)
Xog-(GMN) Kadib markii ay dagaaladii ka soconayay koonfurta Soomaaliya ay iskugu biyo shubteen caasimada Somalia ee Muqdisho, ayaa waxaa soo badanayay tirada dhalinyarada la qalday ee laga soo daabulayay qaybo badan oo kamid ah deegaamada ay gacanta ku hayaan ururka Al-shabaab.
Gobolada Baay, Bakool, Gedo, Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe, iyo qaybo hiiraan ka mid ah, waa meelaha ay ku suaganyihiin ururada mayalka adage e Alshabab iyo xisbul islaam, waxayna xiliyadii u danbeeyay halkaasi ka keeneen kumanaan dhalinyaraa oo u dhexeeya 15 jir ilaa 30 jir,
Dhalintan ayaa waxaa tababar loogu furay afar gobood, sadex kamid ah ayaa ku yaaalan meelaha duurka halkamid ahana magalada Muqdisho, waxana loo tababarayay qaab dagaalka, iyo hananka is qarxinta, taas oo dhabaha u xaaraysa dhamaatka noloshooda.
Hadaba gobolada Baay, Bakool, Gedo iyo Jubbada hoose waa sadexda meelood ee ciidamada ugu badan laga keenay, waxana dagaaladii u danbeeyay laga qaaday ilaa 13,000 sadex iyo toban kun oo dhalinyaraa, kuwaas oo intooda badan laga keenay baadiyaha.
Gobolka Gedo oo kalia ayaa laga keenay 5000, shan kun, halka kuwa kalana inta soo hartay laga so qaaday, waxaa la xaqiijinayaa in dagaladii u danbeyay ee ramadaanka ay ka dhinteen Al-shabaab ilaa 300 oo dagalyahan, kuwaas oo 160 kamid ah ay ka yimaadeen gobolka Gedo, sida ay xaqiijinayaan ilo u dhuun daloola ururka Alshabaab, Gobolada Baay iyo Bakool ayay ka dhinteen 80 wiil dagaalkii ramadaanka, waxaa meesha ku jira dhalinyarada u dhalatay magaalada Muqdisho oo labo jibaar ay kaga dhimatay dagaaladaasi, inta Gedo, iyada oo inta badan dhalinyarada ay u dhinteen dhaawacyo, halka kuwo kale oo qabay dhaawacyo halis ah la duray irbado sun ah si aysan inta isbitaal loo qaado sir u bixinin.
Al-shabaab, waxa ay la tacalaan dhaawacyada, lakin dhaawacyada halistaa waa, kuwo aysan ogolaanayn in marnaba ay u gudbiyaan isbitaal ayaga ka baxsan, sidaa waxaa yiri, qabiir ka qayb qaadanayay aruurinta xogtan oo aad u dherayd.
Dhalinyarada laga keenay baadiyaha Gedo, Bay Bakool iyo Jubbada Hoose, waxaa holaalay hananka loga dagaalamo magalo weyn, oo aysan waligood tagin, qarkood waxaaba si qalad ah u dilay isla ciidanka alshabab oo waa meel aysan aqoon u lahayn meesha ay ka dagalamayaan.
Dhalinyaradan, midkii dhinta waxay dunida ayaga oo jooga ugu bishaaree
yaan in ay janada galayaan, mana ahan wax diinta waafaqsan, waxayna u qoreen lacago 200 oo doolarka maraykanka ah, iyo labadii bilood mar la siinayo dhar iyo kabo.
Waalidiin badan ayaa ka walaacsan, halka ay u raaci karaan nolol iyo geeri ubadkooda, ayaga oo qarkood ka baafiya dadka ay is dhihi karaan wax unbay idinka sheegi karaan xaalada wiilashiina, waxaana hubaal ah in aysan hooyo soo booqan karto aysan jirin wiilkeeda ku jira ciidamada Alshabaab.
Qaybta labaad ee qoraalkan oo dher la soco.
http://gedoonline.com/?p=8001

- Berke
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1499
- Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
- Location: Saluda al campeón
Re: 160 Marehan Shabab killed in Mogadishu
That is a lot of Marehans.
But Coolpoison should you be sharing this with the public?
Re: 160 Marehan Shabab killed in Mogadishu
As Qansagabeyle used to say, the gene pool is being cleansed from idiocy 
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: 160 Marehan Shabab killed in Mogadishu
I'm waiting for Garbo Gedo's response.
- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: 160 Marehan Shabab killed in Mogadishu
granpakhaliifoow,
The terrorists are coming to Dooloow, what are your thoughts?
http://somalimemo.net/index.php?option= ... 48:wararka
The terrorists are coming to Dooloow, what are your thoughts?
http://somalimemo.net/index.php?option= ... 48:wararka
- Berke
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1499
- Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
- Location: Saluda al campeón
Re: 160 Marehan Shabab killed in Mogadishu
They should have shot that bastard wallahi. How the hell can an ignoble son of a low caste bastard come to Gedo and have the nerve to say that. Reer Gedo lack dhiig sometimes.
Re: 160 Marehan Shabab killed in Mogadishu
Berke wrote:They should have shot that bastard wallahi. How the hell can an ignoble son of a low caste bastard come to Gedo and have the nerve to say that. Reer Gedo lack dhiig sometimes.
HOLY SHYT, CEEB TACAAL
A Hutu is in Gedo telling Marexaan what to do SMH
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: 160 Marehan Shabab killed in Mogadishu
I was expecting Shabab to be on the offensive, they know their time is almost up in Gedo and now are using the pre-emptive strategy to buy time. I expect they are just blowing hot air for now, but inshallah the Doloow group shall move in a couple of days and elimanate them, marexaan or not.Monk-of-Mogadishu wrote:granpakhaliifoow,
The terrorists are coming to Dooloow, what are your thoughts?
http://somalimemo.net/index.php?option= ... 48:wararka
- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: 160 Marehan Shabab killed in Mogadishu
That lion, what's his name - Wagardhac said it quite well, it is the northern Marexaan who hold up the wall for the clan, time to invest your energy in them. 
Re: 160 Marehan Shabab killed in Mogadishu
5000 youth from Gedo, walahi it is sad that Rer Gedo are so easily over taken, sometimes i think Rer Gedo are more of a burden on Marexan than anything else.
by the way its tragic that our youth can be bought for couple of sandals and their lives are lost 1000 miles away in mog fighting a battle for the enemy.
by the way its tragic that our youth can be bought for couple of sandals and their lives are lost 1000 miles away in mog fighting a battle for the enemy.
Re: 160 Marehan Shabab killed in Mogadishu
Enough with the Gedo-bashing.
Reer Gedo pple waa umad diinleh, dont know about the hard headed sufis in cabudwaaq, but the people of the said region are convinced they are sacrificing their sons for a better cause beyond the tenets of duunya.
ciyaalkiina mareeykan jooga wax aad ka caqli badantiihiin majiro ee meel naga fadhiista.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 31 Replies
- 1936 Views
-
Last post by snoop12
-
- 5 Replies
- 702 Views
-
Last post by Archerr
-
- 0 Replies
- 6 Views
-
Last post by tightrope
-
- 12 Replies
- 1635 Views
-
Last post by wolf424
-
- 1 Replies
- 496 Views
-
Last post by Classiq
-
- 9 Replies
- 1494 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 0 Replies
- 11 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 11 Replies
- 91 Views
-
Last post by wadaniweyn1